13/11/2024
Ku baro muddo kooban, xirafadda Harqaanka (sewing), xirafadani waxay kamid tahay Xirfadaha loogu baahi badan yahay marka la joogo horumarinta Naftaada l.
Marka aad dhameysato Kooraskaan. waxaad awood u yeelan doontaa haduu Allah idmo, in aad Toli karto
(Dharka Dumarka iyo Dharka Ragga)
Waxaad xirfaddaan Aad ku Baran doontaa ama aad ku qaadan doontaa, Harqaanka kala ah.
๐ญ- Cabirka
๐ฎ- Toliinka
๐ฏ- Jariinka
Isdiiwaan galintu wey soctaa faldan h**ey u gaar.
wixii faah-faahin ahnagala soo Xiriir
0610818801
0610818802
Mahadsanidiin.
10/01/2024
๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ
Xarunta farsamada gacanta ee Results Hub waxey qabaneeysaa Fasalo cusub oo lagu barandoono cilaan saar Course.
Nagala soo xariir:
610818801| 610818802.
Taleh, Hodan District, Mogadishu - Somalia
07/01/2024
๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ
Xarunta farsamada gacanta ee Results Hub waxey qabaneeysaa Fasalo cusub oo lagu barandoono Make up Arist Course.
Nagala soo xariir:
610818801| 610818802.
Taleh, Hodan District, Mogadishu - Somalia
16/12/2023
Ogeysiis Ogeysiis.
Xarunta Farsamada gacanta ee Resultshub waxay Ogeysiis qof kasta oo Jecel Barashada luqadda English dhawaan bilaabeyso Course Cusub oo lagu baranayo Basic English
Sidoo kale macalinmiinta ku barayaan waa macalimiiin Ajaanib ah
Hadaba waxa hada Socota Diiwangilinta ee soo gaar Xarunta Resultshub oo ku taala Degmada Hodan si gaar ahaan Idaacada Danan.
wixii faah-faahin intaas dheer nagala soo xiriir
0610818801 / 0610818802
14/11/2023
Waa arday ka qalinjabisay xirfadaha kala ah Faryaamo iyo Tubiiste 12/11/203.
Macadka Results Hub wuxuu markasta diyaar u yahay soo saarista xirfadlayaal waxtar u leh naftooda iyo guud ahaan bulshada.
Fadlan nagala soo xiriir 0610818801 ama 0610818802
28/10/2023
Ogeysiis Ogeysiis.
Xarunta Farsamada gacanta ee Resultshub waxay Ogeysiis qof kasta oo Jecel Barashada xirfadda Computer-ka iney November oo ay bilaabeyso Course Cusub oo lagu baranayo Basic Computer.
Hadaba waxa hada Socota Diiwangilinta ee soo gaar Xarunta Resultshub oo ku taala Degmada Hodan si gaar ahaan Idaacada Danan.
wixii faah-faahin intaas dheer nagala soo xiriir
0610818801 / 0610818802
08/10/2023
Bishaaro Bishaaro Bishaaro
Xarunta farsamada gacanta ee Resultshub waxay bulsho waynta jacel barashada xirfadaha gacanta ugu bishaareyneysaa in ay xaruntu qaadanayso arday cusub oo Jecel Barashada Xirfada Tubiistaha 15 Bisha October ay bilaabeyso Course lagu baranayo Xirfadan
Fadlan h**e u gaar oo yaa lagaa buuxin is qorista way socotaa
FG. Xirfadu waa lacag la aan, Aradyda la qaadanaayo waa ay xadidantahay
Xarunta waxa ay ku talaa Talex gaar ahaan ka soo horjeedka idaacda Danan
wixii faah-faahin intaas dheer nagala soo xiriir
0610818801 / 0610818802
03/10/2023
Bishaaro Bishaaro Bishaaro
Xarunta farsamada gacanta ee Resultshub waxay bulsho waynta jacel barashada xirfadaha gacanta ugu bishaareyneysaa in ay xaruntu qaadanayso arday cusub oo Jecel Barashada Xirfada Graphic design, resultshub diwaan gelinta waxaay bilaabaysaa 4 Bisha October waxayna ku egtahay 15 october sidoo kale Xirfadunwaa lacag la aan.
Fadlan h**e u gaar oo yaa lagaa buuxin is qorista way socotaa
FG. Aradyda la qaadanaayo waa ay xadidantahay
Xarunta waxa ay ku talaa Talex gaar ahaan ka soo horjeedka idaacda Danan
wixii faah-faahin intaas dheer nagala soo xiriir
0610818801 / 0610818802