هدي النبي ﷺ

هدي النبي ﷺ

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from هدي النبي ﷺ, Education, Mogadishu.

24/01/2026

عن أبي هريرة رضي الله عنه، أنَّ رسولَ الله ﷺ قال:
«وَإِنْ أَصَابَكَ شَيْءٌ فَلَا تَقُلْ: لَوْ أَنِّي فَعَلْتُ لَكَانَ كَذَا وَكَذَا، وَلَكِنْ قُلْ: قَدَرُ اللهِ وَمَا شَاءَ فَعَلَ، فَإِنَّ لَوْ تَفْتَحُ عَمَلَ الشَّيْطَانِ»
(رواه مسلم)

​Waxaa laga weriyey Abuu Hureyra (A.K.R) in Rasuulkii Alle ﷺ uu yiri:
​"Haddii ay wax kugu dhacaan (oo dhib ah), ha dhihin: 'Haddaan saas samayn lahaa, waxay ahaan lahayd saas iyo saas,' laakiin waxaad dhahdaa: 'Waa qaddarta Alle, wuxuu doonayna wuu sameeyey.' Sababtoo ah kelmada (Haddii/Low) waxay furtaa albaabka camalka shaydaanka."
(Waxaa weriyey Muslim)

​Sharaxaad kooban:

​Xadiiskani wuxuu na barayaa inaan ku qanacno qaddarta Alle marka dhib na qabsado. In qofku dhaho "haddaan saas sameyn lahaa dhibkaas ma dhici laheen" waxay keenaysaa qoomamo, calool-xumo, iyo in laga shakiyo qaddarta Alle, taas ayaana ah waxa shaydaanku rabo inuu qofka ku rido.

Taariikh:

​Maalinta: Sabti
​Taariikhda Hijriga: 05 Shacbaan 1447
​Taariikhda Miilaadiga: 24 Janaayo 2026

https://t.me/xadiiska20/50

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Culinary Team

Attire

Telephone

Address


Mogadishu