Nuun Online Academy

Call Directions Contact the school

Nuun Online Academy Jawwi Waxbarasho Oola Jaanqaadaayo Waqtigaaga Adiga iyo Caruurtaadaba...

15/08/2026

Hambalyo Ardaydeena gishay kaalmaha ugu horeeya ee F4...

Jawwi Waxbarasho Oola Jaanqaadaayo Waqtigaaga Adiga iyo Caruurtaadaba...

Barnaamijka (Hikaad) ee Barashada akhriska iyo qoraalka carabigaFasalka 3aad... 0615171369
13/08/2026

Barnaamijka (Hikaad) ee Barashada akhriska iyo qoraalka carabiga

Fasalka 3aad... 0615171369

๐ŸŽ‰ HAMBALYO! ๐ŸŽ‰Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa ardaydeenna kaalmaha sare ka galay imtixaanka Fasalka 8-aad ee Gobo...
09/08/2026

๐ŸŽ‰ HAMBALYO! ๐ŸŽ‰

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa ardaydeenna kaalmaha sare ka galay imtixaanka Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir.

Waxaan idiin rajaynaynaa guul iyo horumar joogto ah. ๐ŸŒŸ๐Ÿ“š

Nuun Online Academy ๐Ÿ’™
๐—ง๐—”๐—”๐—•๐—ข ๐—ช๐—œ๐—ซ๐—œ๐—œ ๐— ๐—”๐—–๐—Ÿ๐—จ๐—จ๐— ๐—”๐—”๐——๐—”:๐Ÿ‘‡๐Ÿผ
--
๐—ช๐—ต๐—ฎ๐˜๐˜€๐—”๐—ฝ๐—ฝ: https://shorturl.at/IT9IS
๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ธ: https://shorturl.at/jiEGp
๐—ง๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ: https://shorturl.at/Uzz08
๐—ฌ๐—ผ๐˜‚๐—ง๐˜‚๐—ฏ๐—ฒ: https://shorturl.at/rLOAY
โ€”
#๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ
#๐—Ÿ๐—ถ๐—ธ๐—ฒ
#๐—™๐—ผ๐—น๐—น๐—ผ๐˜„


#๐— ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐—ฑ

Buugii hikaada afsoomaaliga ahaaa waxaad ku heleysaa PDF kala xiriir 0615171369 ama 0617524444
30/07/2026

Buugii hikaada afsoomaaliga ahaaa waxaad ku heleysaa PDF kala xiriir 0615171369 ama 0617524444

29/07/2026

Ku baro higaadda mudo 3bil ah kana qeybgal fasalka cusub ee bilaabanaya bishan 5/8/2026
โ™ฆ๏ธ Waxaad heleysaa:
๐Ÿ”น๏ธXiisad Toos ah
๐Ÿ”ธ๏ธBuug hikaad ah
๐Ÿ”น๏ธCasharo duuban
๐Ÿ”ธ๏ธBuug farqurxin ah
๐Ÿ”น๏ธLeylisyo
๐Ÿ”ธ๏ธFasal iyo muraajaco
๐Ÿ”น๏ธMucalimad
Kala xiriir 61 5171369

๐Ÿ”ด OGEYSIIS MUHIIM AHWaxaa si rasmi ah u furmay diiwaangelinta ardayda cusub ee DOWRADA HIKAAD barashada akhriska iyo qor...
26/07/2026

๐Ÿ”ด OGEYSIIS MUHIIM AH
Waxaa si rasmi ah u furmay diiwaangelinta ardayda cusub ee DOWRADA HIKAAD barashada akhriska iyo qoraalka carabiga.

๐™๐™Ÿ๐™š๐™š๐™™๐™™๐™–๐™™๐™– ๐™‚๐™ช๐™ช๐™™ In dadka waaweyn la baro akhriska iyo qorista Af-Carabiga si ay u helaan xirfadaha aasaasiga ah ee wax-akhriska, wax-qorista, iyo fahamka qoraallada fudud.

Dowradu waa:
๐Ÿ–ฅ Online
โ™ฆ๏ธ (Free) Lacag la aan
๐Ÿ—“ mudo 3 bil ah.
๐™ƒ๐™–๐™—๐™ ๐™– ๐™’๐™–๐™ญ๐™—๐™–๐™ง๐™ž๐™™๐™™๐™–
โ€ข Waa Online Call Toos ah
โ€ข Casharro fudud oo tallaabo-tallaabo ah.
โ€ข Ku celcelin joogto ah.
โ€ข Shaqo kooxeed iyo mid shaqsiyeed.
๐™’๐™–๐™ญ๐™–๐™–๐™™ ๐™๐™š๐™ก๐™š๐™ฎ๐™จ๐™–๐™–:
โ€ข Buug hikaad pdf ah.
โ€ข Buug farqurxin pdf ah.
โ€ข Casharo duuban.
โ€ข Imtixaan
โ€ข Shahaado.

61 5171369


Diiwaangelintu waa ey noo furantahay..

Dr. Mohamud Ahmed Jimale, Guddoomiyaha Golaha Tacliinta Sare ee Qaranka, iyadoo ugu hambalyeynaysa xilka loo igmaday. Wa...
23/07/2026

Dr. Mohamud Ahmed Jimale, Guddoomiyaha Golaha Tacliinta Sare ee Qaranka, iyadoo ugu hambalyeynaysa xilka loo igmaday.

Waxaan u rajaynaynaa in Alle ku waafajiyo gudashada waajibaadka qaran ee loo igmaday, kana dhigo mid horseeda horumarinta tayada tacliinta sare ee dalka. Hambalyo iyo guul.

28/06/2026
๐Ÿ“ข|| ๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฎ๐—ต ๐™ƒ๐™„๐™‚๐™‚๐˜ผ๐˜ผ๐˜ฟ๐˜ผ ๐˜พ๐˜ผ๐™๐˜ผ๐˜ฝ๐™„๐™‚๐˜ผ Barashada Akhriska iyo Qoraalka Carabiga๐Ÿ“Œ Ma doonaysaa inaad barato akhriska iyo qo...
06/06/2026

๐Ÿ“ข|| ๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฎ๐—ต

๐™ƒ๐™„๐™‚๐™‚๐˜ผ๐˜ผ๐˜ฟ๐˜ผ ๐˜พ๐˜ผ๐™๐˜ผ๐˜ฝ๐™„๐™‚๐˜ผ Barashada Akhriska iyo Qoraalka Carabiga
๐Ÿ“Œ Ma doonaysaa inaad barato akhriska iyo qoraalka afka Carabiga si fudud oo habaysan?

Fursad qaali ah oo Online ah ayaa kuu diyaar ah.
โœ”๏ธ Waxa bixinaya: Ustaad Axmed Barre
๐ŸŽฏ Waxaad baran doontaa:
โ€ข Akhriska Carabiga
โ€ข Qoraalka Carabiga
โ€ข Higaadda Carabiga
๐Ÿ“ฒ Waxeyna ku baxeysaa ONLINE
โฐ๏ธ Waqtiga: Maqrib kadib 6:30 PM
๐Ÿ—“ Waxay noo bilaabanaysaa: 13/6/2026
โ˜Ž๏ธ Kala xiriir: 61 5171369

02/06/2026

Waxaan idiin diyaarinay buugaag far qurxin oo kala ah:
๐Ÿ“˜ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ข ...kana kooban ๐—˜๐—ฟ๐—ฒ๐˜†๐—ผ, ๐—๐˜‚๐—บ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ, ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป...
๐Ÿ“– Wa buugaag wadata shuruucdooda๐Ÿ”– ardeyguna laraac raaci karo kalana ah-โคต๏ธ

โ˜‘๏ธ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ด๐—ฎ 35 bog
โ˜‘๏ธ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ด๐—ฎ 62 bog
โ˜‘๏ธ Waxaad uheli karta ๐—ฃ๐——๐—™ ahaan.
๐Ÿ”ป13//2025 Waana ๐Ÿฎ$ dhamaantod.
โ€”> 61 5171369

๐—ง๐—˜๐—Ÿ๐—˜๐—š๐—ฅ๐—”๐— : https://t.me/nuuunonlineacademy
โ€”
#๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ
#๐—Ÿ๐—ถ๐—ธ๐—ฒ

Address

Mogadishu

Telephone

+252615171369

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nuun Online Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Nuun Online Academy:

Shortcuts

Share

Category