Anas sheikh ibraahim
Official Facebook journalist and breaking News:
Dadkaan waaba dad dhaarsan
Sheikh umal
Caruurtii 3 jirada
Nolashaan fiiriya bal
Sheikh mustafe
Anagoo badan waxaan idin leenahay ciid wanaagsan ciid mubaarak
Sida caadiga waxaan dhaqan ragged ma aha
01/12/2023
Sidee naftayda u dhiirigalin karaa?
1: inaad qoratid jumlado dhiiralin ah aadna dhigatid meel aad marwalba ka arki kartid aadna ku xasuusan kartid
2: sidoo kale inaad qoratid hadafyada nolosha aad jeceshahay inaad gaartid ama himilooyinka aad ku haminaysid aadna maalin walba akhridid intaadan guriga ka bixin
3: inaad horistaagtid muraayada amaantidna naftaadada adoo u sheegaya waxyalahay jeceshahay inay maqasho sida ‘’waan awooda,waan samyn karaa ,waan guulaysan kara,waan gaari karaa hadafkayga iwm.
4: waa inuu jiraa qof rolemoldel kuu ah kaaso aad marwalba ku dayatid wadada uu ku guulaystayna aad adna qaado saad adna u guulaysato iyo sifooyinkiisa wanaagsan .❤️🫡
05/06/2023
Raac falaaraaha
Visit TikTok to discover videos! Watch, follow, and discover more trending content.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the school
Telephone
Address
Somlia
Mogadishu
2692