01/06/2023
الحمدلله على كل شيء
Waxaan uhamabalyenayna Dhamaan ardayda Soomaliyeed Kuwaas oo Maalinti Shalay usoo dhamaday Examkii Qaranka,
Gaar ahaan Ardayda Iskuulka *Abdirahmaan Binu Cowf* .
Sido kale waxa umahad celinaynaa Alla kasokow,
Waalidkeenna,Macallimiinteenna iyo qof kasto oo garab nagu siiyay Soo gaarida heerkan.
Waxaa kaloo amaan mudan Saaxibadii ardaydii aan mudada dheer isku fasalka ahayn Waxaan aheyen sida Qoyska oo kale.
Dhab ahaantii waan isku soo xiisi doonaa Isla joogena iyo farxadii joogtada aheyd.
Hambalyo iyo mahad celin kadib
Dhamaan ardayda Soomaaliyed waxaam urajaynayna Natiija farxad galiso Qalbiyadooda Iyo rumaynta Hankooda Gaar ahaan ardayda Dufcadda 17aad ee Iskuulka C/raxman binu cowf.