15/08/2026
๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐ธ๐ด
Hambalyo dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ku guuleystay Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12-aad. Waxaan idiin rajaynaynaa guul iyo mustaqbal ifaya, Insha Allah.
Deero Institute, waxay idiin rajaynaysaa mustaqbal wanaagsan iyo guulo waaweyn oo aad ka gaartaan waxbarashada iyo noloshiinna.
15/08/2026
๐๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐๐ซ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ-๐๐ฉ ๐๐จ๐จ๐ญ๐๐๐ฆ๐ฉ ๐๐๐๐
Waxaa si rasmi ah u socda fasallada Summer Skill-Up Bootcamp 2026. Waxaan si diirran u soo dhoweynay ๐๐ผ๐ต๐ผ๐ฟ๐-๐ด๐ฎ ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ee ๐ฃ๐ฟ๐ผ๐ณ๐ฒ๐๐๐ถ๐ผ๐ป๐ฎ๐น ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐ณ๐ถ๐ฐ๐ฎ๐๐ฒ ๐ถ๐ป ๐จ๐/๐จ๐ซ ๐๐ฒ๐๐ถ๐ด๐ป, oo socon doona muddo 2 bilood ah.
Koorsadan waxaa lagu baranayaa UI/UX Basics, Visual Design, User Research, Information Architecture, Wireframing, Visual Design, Figma, Adobe XD, Usability Testing, Design Systems, AI Tools, Portfolio Development iyo Freelancing.
Waxaan u rajeynaynaa dhammaan ardayda guul, horumar, iyo safar xirfadeed oo miro-dhal ah. Insha Allah, Alle ha idiin fududeeyo.
๐๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฑ๐ต๐ผ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐ฒ๐ฟ๐ผ ๐๐ป๐๐๐ถ๐๐๐๐ฒ.
01/08/2026
๐๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐๐ซ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ-๐๐ฉ ๐๐จ๐จ๐ญ๐๐๐ฆ๐ฉ๐ฌ โ ๐๐ฎ ๐ค๐จ๐๐๐ข ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ก๐๐๐ ๐ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ฌ๐๐ฑ๐!
๐๐ถ๐น๐ผ๐ ๐ฆ๐ฎ๐ณ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐จ๐/๐จ๐ซ ๐๐ฒ๐๐ถ๐ด๐ป, Maalin kasta waxaa dunida laga soo saaraa kumannaan Apps iyo Websites cusub, waxaana saldhig u ah UI/UX Design. Haddii aad rabto xirfad si weyn loo raadiyo oo mustaqbal leh, tani waa fursaddaada.
Ha sugin berri, maalgashi ku samee xirfaddaada maanta. Isdiiwaangelintu way furan tahay, boosaskuna waa xaddidan yihiin: https://forms.gle/E18FtT923qdARzjy5
Deero Institure, Waxa ay ku faraxsantahay in sanadkaan uu yahay sanadkii labaad ee aan qabaneyno ๐๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐๐ซ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ-๐๐ฉ ๐๐จ๐จ๐ญ๐๐๐ฆ๐ฉ๐ฌ, si aan fursad ugu siino dhalinyarada iyo xirfadlayaasha si ay kor ugu qaadaan aqoontooda, xirfadahooda iyo diyaar-garowgooda suuqa shaqada.
๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ-๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐๐๐๐ซ ๐๐ก: Gabdhaha waxay helayaan 20% qiimo-dhimis, halka wiilashu ay helayaan 17% qiimo-dhimis.
27/07/2026
๐ข๐๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐๐ซ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ-๐๐ฉ ๐๐จ๐จ๐ญ๐๐๐ฆ๐ฉ ๐๐๐๐
Waxaa si rasmi ah u socda fasallada Summer Skill-Up Bootcamp 2026. Waxaan si diirran u soo dhoweynay ๐๐ผ๐ต๐ผ๐ฟ๐-๐ด๐ฎ ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ee ๐ฃ๐ฟ๐ผ๐ณ๐ฒ๐๐๐ถ๐ผ๐ป๐ฎ๐น ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐ณ๐ถ๐ฐ๐ฎ๐๐ฒ ๐ถ๐ป ๐๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฟ๐ฎ ๐ฎ๐ป๐ฑ ๐ฉ๐ถ๐ฑ๐ฒ๐ผ ๐๐ฑ๐ถ๐๐ถ๐ป๐ด oo socon doonta muddo 2 bilood ah.
Koorsadan waxaa bixinaya Ustaad Mohamed Abdullahi, iyadoo ardayda lagu barayo xirfadaha casriga ah ee sawir-qaadista, duubista muuqaalka, iyo farsamooyinka Video Editing-ka, si ay u helaan aqoon iyo waayo-aragnimo wax-ku-ool ah.
Waxaan u rajeynaynaa dhammaan ardayda guul, horumar, iyo safar waxbarasho oo miro-dhal ah inshallah, Alle ha idiin fududeeyo.
๐๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฑ๐ต๐ผ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐ฒ๐ฟ๐ผ ๐๐ป๐๐๐ถ๐๐๐๐ฒ.
23/07/2026
๐๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐ฎ ๐๐จ๐๐จ๐ญ๐ ๐๐ซ๐จ๐. ๐๐ซ. ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ฅ๐
Deero Institute waxay hambalyo iyo duco u diraysaa Prof. Dr. Mahamud Jimale, oo Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay maanta u magacaabeen Guddoomiyaha Guddiga Tacliinta Sare.
Dr. Jimcaale waa aqoonyahan muddo dheer ka soo shaqeynayay horumarinta tacliinta sare ee Soomaaliya. Intii uu ku jiray shaqadiisa, wuxuu soo qabtay xilal kala duwan oo muhiim ah, isagoo door muuqda ka qaatay horumarinta iyo tayeynta waxbarashada sare ee dalka. Magacaabistiisu waxay fursad muhiim ah u tahay sii xoojinta, tayeynta, iyo horumarinta nidaamka tacliinta sare ee Soomaaliya.
Waxaan u rajaynaynaa Guddoomiyaha cusub in Alle (SWT) ku waafajiyo gudashada masuuliyadda culus ee loo igmaday, kana dhigo hoggaamiye ku guuleysta horumarinta, tayeynta, iyo sare u qaadidda tayada tacliinta sare ee dalka.
๐๐Hambalyo iyo Guul.
20/07/2026
๐ข๐๐ข ๐๐๐ฌ๐ฆ๐ข ๐๐ก ๐๐ฒ๐ฎ๐ฎ ๐ฎ ๐๐ข๐ฅ๐๐๐๐ฆ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐๐ซ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ-๐๐ฉ ๐๐จ๐จ๐ญ๐๐๐ฆ๐ฉ ๐๐๐๐
Maanta waxaa si rasmi ah uga bilaabmay Deero Institute, Summer Skill-Up Bootcamp 2026. Waxaan si gaar ah u soo dhoweynay ๐๐ผ๐ต๐ผ๐ฟ๐-๐ด๐ฎ ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ee koorsada ๐๐ฎ๐๐ฎ ๐ฆ๐ฐ๐ถ๐ฒ๐ป๐ฐ๐ฒ & ๐ ๐ฎ๐ฐ๐ต๐ถ๐ป๐ฒ ๐๐ฒ๐ฎ๐ฟ๐ป๐ถ๐ป๐ด, oo socon doonta muddo 6 bilood ah.
Koorsadan waxaa bixinaya Eng. Yahye Ali Isse, iyadoo ardayda lagu barayo aqoon casri ah iyo xirfado wax-ku-ool ah oo ku saleysan waayo-aragnimo, si ay ugu diyaar garoobaan fursadaha suuqa shaqada. Waxaan u rajeynaynaa dhammaan ardayda guul, horumar, iyo safar waxbarasho oo miro-dhal ah inshallah, Alle ha idiin fududeeyo.
๐๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฑ๐ต๐ผ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐ฒ๐ฟ๐ผ ๐๐ป๐๐๐ถ๐๐๐๐ฒ.
16/07/2026
๐๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐๐ซ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ-๐๐ฉ ๐๐จ๐จ๐ญ๐๐๐ฆ๐ฉ๐ฌ โ ๐๐ฎ ๐ค๐จ๐๐๐ข ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ก๐๐๐ ๐ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ฌ๐๐ฑ๐!
๐๐ถ๐น๐ผ๐ ๐ฆ๐ฎ๐ณ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐จ๐/๐จ๐ซ ๐๐ฒ๐๐ถ๐ด๐ป, Maalin kasta waxaa dunida laga soo saaraa kumannaan Apps iyo Websites cusub, waxaana saldhig u ah UI/UX Design. Haddii aad rabto xirfad si weyn loo raadiyo oo mustaqbal leh, tani waa fursaddaada.
Ha sugin berri, maalgashi ku samee xirfaddaada maanta. ๐ Isdiiwaangelintu way furan tahay, boosaskuna waa xaddidan yihiin: https://forms.gle/EpnEP6S1WXuuyxFL7
๐๐ผ๐ผ๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐น๐ฒ ๐ฒ๐ฒ ๐ฑ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ ๐ ๐ฎ๐ต ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ ๐ธ๐ฎ ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ฎ๐ต:
1. Professional Certificate in WordPress Development & SEO (Sabti & Isniin | 09:00 Subaxnimo โ 11:00 Subaxnimo)
2. Professional Certificate in Digital Marketing (Sabti & Axad | 04:00 Galabnimo โ 06:00 Fiidnimo)
3. Professional Certificate in Camera & Video Editing (Axad & Arbaco | 09:00 Subaxnimo โ 11:00 Subaxnimo)
4. Professional Certificate in UI/UX Design (Isniin & Talaado | 06:30 Fiidnimo โ 08:00 Fiidnimo)
5. Professional Certificate in Data Science Foundations & Machine Learning (Isniin & Talaado | 04:00 Galabnimo โ 06:00 Fiidnimo)
6. Professional Certificate in Business Intelligence (Talaado & Khamiis | 09:00 Subaxnimo โ 11:00 Subaxnimo)
7. Professional Certificate in Graphic Design (Arbaco & Khamiis | 04:00 Galabnimo โ 06:00 Fiidnimo)
8. Professional Certificate in Motion Graphics Design (Jimco | 01:00 Duhurnimo โ 05:00 Galabnimo)
Deero Institure, Waxa ay ku faraxsantahay in sanadkaan uu yahay sanadkii labaad ee aan qabaneyno ๐๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐๐ซ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ-๐๐ฉ ๐๐จ๐จ๐ญ๐๐๐ฆ๐ฉ๐ฌ, si aan fursad ugu siino dhalinyarada iyo xirfadlayaasha si ay kor ugu qaadaan aqoontooda, xirfadahooda iyo diyaar-garowgooda suuqa shaqada.
๐ ๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ-๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐๐๐๐ซ ๐๐ก: Gabdhaha waxay helayaan 20% qiimo-dhimis, halka wiilashu ay helayaan 17% qiimo-dhimis.
.
15/07/2026
๐ ๐ช๐ผ๐ฟ๐น๐ฑ ๐ฌ๐ผ๐๐๐ต ๐ฆ๐ธ๐ถ๐น๐น๐ ๐๐ฎ๐ โ ๐๐๐น๐ ๐ญ๐ฑ
Maanta oo ay taariikhdu tahay 15-ka July, dunida waxay u dabaaldegtaa Maalinta Caalamiga ah ee World Youth Skills Day, maalin lagu xuso muhiimadda ay leedahay in dhallinyarada lagu qalabeeyo xirfado farsamo oo u diyaariya shaqooyin hufan, ganacsi-abuur, iyo ka qaybqaadashada horumarka waara ee bulshada iyo dhaqaalaha.
Deero Institute oo ah xarun tababar xirfadeed iyo horumarinta dhallinyarada, waxay rumaysan tahay in xirfaddu tahay furaha guusha, shaqohelida, hal-abuurka, iyo horumarka mustaqbalka. Sidaas darteed, waxaan u heellannahay inaan dhallinyarada Soomaaliyeed ku qalabeyno xirfado wax-ku-ool ah oo waafaqsan baahida suuqa shaqada dalka.
Muddo 6 sano ah, Deero Institute waxay tababartay in ka badan 2,750 xirfadlayaal, kuwaas oo maanta ka shaqeeya shirkado, hay'ado, iyo ganacsiyo kala duwan. Waxaan ku faaneynaa in 70% ardaydeenna ay shaqo helaan lixda bilood ee ugu horreeya kadib qalin-jabintooda, taasoo ka tarjumaysa tayada tababarradeenna iyo habka waxbarasho ee ku saleysan baahida suuqa shaqada.
Waxaan ugu hambalyeynaynaa dhammaan dhallinyarada Soomaaliyeed Maalinta Caalamiga ah ee World Youth Skills Day, annagoo ku dhiirrigelinayna inay sii wadaan barashada iyo horumarinta xirfadahooda si ay u gaaraan mustaqbal wanaagsan. Xirfaddu waa maalgashiga ugu qiimaha badan ee mustaqbalkaaga. Maanta baro, berri ka faa'iidayso. Ku soo biir Deero Institute oo ka hel xirfado tayo leh oo kuu diyaarinaya suuqa shaqada.
12/07/2026
๐๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐๐ซ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ-๐๐ฉ ๐๐จ๐จ๐ญ๐๐๐ฆ๐ฉ๐ฌ โ ๐๐ฎ ๐ค๐จ๐๐๐ข ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ก๐๐๐ ๐ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ฌ๐๐ฑ๐!
๐๐ถ๐น๐ผ๐ ๐ฆ๐ฎ๐ณ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐๐ถ๐ด๐ถ๐๐ฎ๐น ๐ ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฒ๐๐ถ๐ป๐ด
Maanta, ganacsi kasta ama qof kasta oo doonaya inuu iibiyo badeeco ama adeeg wuxuu u baahan yahay suuqgeyn dijitaal ah si uu u gaaro macaamiil badan, u kordhiyo iibka, una dhiso sumcad xooggan.
Haddii aad rabto xirfaddaas casriga ah oo si weyn looga baahan yahay suuqa shaqada, isla markaana kuu fureysa fursado shaqsiyeed ama ganacsi, koorsadaan adigaa loogu talagalay. Ha sugin berri, maalgashi ku samee xirfaddaada maanta. Isdiiwaangelintu way furan tahay, boosaskuna waa xaddidan yihiin.
Professional Certificate in Digital Marketing (Sabti iyo Axad | 04:00 โ 06:00 Galabnimo) Muddada: 8 Toddobaad.
๐ ๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ฑ๐ถ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ป๐ด๐ฒ๐น๐ถ: https://forms.gle/EpnEP6S1WXuuyxFL7
Deero Institure, Waxa ay ku faraxsantahay in sanadkaan uu yahay sanadkii labaad ee aan qabaneyno ๐๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐๐ซ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ-๐๐ฉ ๐๐จ๐จ๐ญ๐๐๐ฆ๐ฉ๐ฌ, si aan fursad ugu siino dhalinyarada iyo xirfadlayaasha si ay kor ugu qaadaan aqoontooda, xirfadahooda iyo diyaar-garowgooda suuqa shaqada.
๐ ๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ-๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐๐๐๐ซ ๐๐ก: Gabdhaha waxay helayaan 20% qiimo-dhimis, halka wiilashu ay helayaan 17% qiimo-dhimis.