Safa Medical Academy

Safa Medical Academy

Share

Online Medical Courses. Learn Anywhere & Anytime

28/02/2025

Ramadan Mubarak

10/11/2024

Expert help at your research

08/11/2024

Jumca Mubarak

03/11/2024

Waxaad u baahantahay Caawimaad, hagid qorista Thesis ka, waxaan Halkan u joognaa inaan kaa caawinno dhibaatada ka heesatada Thesis kaaga.

Gacmo furan kusoo dhawaw

19/10/2024

Safa academy wa xarun bixisa talooyinka iyo hagida cilmi baarista iyo caawinta ardeyda diyaarineysa buugaagta qalin jebinta batch ka iyo master kaba.
Wixi faahfaahin ah kala xirir
No # 0611249471
Ama Nagu soo booqo xafiskeena
Degmada hodan kpp
Iska diwaangalin WhatsApp numberkan
https://wa.me/252611249471

12/10/2024

Safa Medical Academy
Waxa ay caawineysaa Ardeyda diyaarineysa
buuka qalin jebinta batch ka iyo master ka.
Adeegyada aad naga heli kartaan waaa ka mid ah:

1)Dooorashda cinwanada topic selection
2) Hagida iyo toosinta ardeyda
3) habeynta questionnaire ka
4) Data analysis
5) Dhamestirka baahida ardeyga
6) qaabeynta iyo qurxinta buuga qalin jebinta

Wixi faahfaahin ah kala xirir
No # 0611249471
Ama Nagu soo booqo xafiskeena
Degmada hodan kpp
Iska diwaangalin WhatsApp numberkan
https://wa.me/252611249471

25/07/2024

Jumca mubarak

06/07/2024

To be a champion you have to believe in yourself when nobody else will

05/07/2024

جمعة مباركة

20/06/2024

JUMCA MUBARAK

19/06/2024

Kusoo Dhawoow koorsada ee bixineyso Safa Medical Academy

Koorsadan waa koorso ku baxaysa Afka SOOMAALIGA aanad ku baran doonto islamarkaana kaa siin doonta faham balaadhan Nidaamka iyo Qaabka loo sameeyo research, Daraasaadka, iyo Cilmibaadhis.

Inta aad ku gudo jirto barashada koorsadan waxaad baran doontaa laga soo bilaabo Ciwaanka ama Titleka researchiga ilaa laga soo gaadho soo bandhigida researchiga si faahfaahsan, waxaana kuula socon doonaa in aan kuu tilmaamo Softwarada kaa saacidaya inaad falanqayso xogaha researchiga iyo inaad referencing samayso.

Koorsadan waa koorso kuu damaanad qaadaysa inaad noqoto Researcher Tayadiisa Xirfadeed ay aad u sarayso islamarkaana fahansan dhamaan qaabdhismeedka guud ee research samaynta, waxaa hubaal ah hadii aad barato islamarkaana ka midho dhaliso dadaalka lagaa rabo inaad samayndoonto research oo laga sixidoono research aad sameysay sidoo kale waxaad heleysaa caawinad joogta ah mar waliba aad diyaarineyso research,
hadaba maxaad sugeysaa siaad u noqoto xirfadle dhanka research ka fadlan nagu soo biir gacmo furan na kusoo dhawaw.
https://safamedicalacademy.com/courses/how-to-write-thesis-book-step-by-step-guides/
Wixi faahfaahin ah kala xirir
No # 0611249471
Ama Nagu soo booqo xafiskeena
Degmada hodan kpp
Iska diwaangalin WhatsApp numberkan
https://wa.me/252611249471

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


KPP, HODAN DISTRICT
Mogadishu
00252