๐ฆ๐ฎ๐๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐๐ถ๐ถ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ธ๐๐ ๐๐ฎ๐บ๐ฒ๐ป๐ป๐ฒ๐ฒ (๐๐ถ๐ฑ ๐ ๐๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ ๐ฃ๐ผ๐๐๐ฒ๐ฟ)
Maalmo kooban ayaa naga xiga maalinta Ciidda, waxaan si qurux badan kuugu sameyn doonnaa Sawirk Ciidda (Eid Mubarak Poster) waa naqshado qurux badan oo aad farxadda iyo dabaal degga kula wadaagi karto asxaabtaada iyo ehellaaga.
Hadda nagasoo dalbo oo hadda hel.
Qiimo jaban iyo degdegsiimo.
Nagalasoo xiriir WhatsApp:
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
http://wa.me/+252614305128
Xirfad Tech
Kusoo dhawow Page-ka Xirfad Tech Hoyga Xirfadaha iyo Aqoonta.
23/02/2026
Afur wanaagsan.
Ha illoobin ducadaan waqtiga Afurka.
"ุงูููููู
ุฅููู ุนูููู ุชูุญูุจ ุงููุนูููู ููุงุนูู ุนูููุง."
22/02/2026
Afur wanaagsan saaxiibayaal.
Acmaasha wanaagsan Alle hanaga aqbalo.
Wali waxaa socota Fursadii qiimo dhimista ee aan ku sameennay koorsadeenna Mobile Graphic Design.
Ka faa'iideyso oo hadda iska diwaan geli ๐๐
http://wa.me/+252614305128
17/02/2026
Ramadan Kariim, dhamaan ummada muslimiinta ah Dambigeenna Alle ha dhaafo.
07/02/2026
Qiimo dhimis 40% ah
Codsiyo badan oo nooga yimid asxaabta nugu xiran waxaan qiimo dhimis 40% ku sameennay Koorsadeenn Mobile Graphic Design.
Qiimihii h**e $5 Qiimaha hadda $3
Qiima dhimistaan waxay socon doontaa muddo 3 maalmood ah.
Hada ka faaiideyso oo iska diwaan geli
WhatsApp: http://wa.me/+252614305128
04/01/2026
Qiimo dhimis 40% ah
Codsiyo badan oo nooga yimid asxaabta nugu xiran waxaan qiimo dhimis 40% ku sameennay Koorsadeenn Mobile Graphic Design.
Qiimihii h**e $5 Qiimaha hadda $3
Qiima dhimistaan waxay socon doontaa muddo hal isbuuc ah.
Hada ka faaiideyso oo iska diwaan geli
WhatsApp: http://wa.me/+252614305128
15/12/2025
100-ka arday ee ugu dambeysa sanadkaan 2025 ayaan qabaneynaa.
Wali maku fikirtay in Mobile kaaga kuu noqon karo il dhaqaale badan aad ka sameyso?
Xirfadda Mobile Graphic Design waxa ay kamid tahay Xirfadaha sida deg deg ah lacag aad oga sameyn karto waqti gaaban iyo si fudud ayaadna ku baran kartaa.
Waxaan qabaneynaa 100-ka arday ee ugu dambeyso sanadkaan 2025.
Hadda iska diwaan geli oo kamid noqo 100-ka arday.
Nagalaoo xiriir WhatsApp: http://wa.me/+252614305128
03/12/2025
MOBILE GRAPHIC DESIGN
Qofka barta Mobile Graphic Design waxa uu si fudud ku heli karaa shaqo.
Waxa jira dad badan oo ah Ganacsato iyo dad baraha bulshada wax kusoo gudbiya kuwaasoo u baahan in loo qabto shaqooyin lacagana ay ku bixiyaan sida:-
โ Sameynta posters
โ Logos
โ Social media designs
โ Xayeysiis iyo content
Xirfaddaan waa xirfad fudud oo muddo hal bil ah aad ku baran karto .
Waxaan kuu diyaarinnay Koorso dhamaystiran bilow ilaa dhamaad taaso leh hagid buuxda.
Si aad u hesho macluumaadka Koorsada nagalasoo xiriir WhatsApp: ๐
http://wa.me/+252614305128
29/11/2025
๐ฐ ๐ค๐ผ๐ณ ๐ผ๐ผ ๐ ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ถ๐ป ๐ฎ๐ ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ ๐ผ๐ฏ๐ถ๐น๐ฒ ๐๐ฟ๐ฎ๐ฝ๐ต๐ถ๐ฐ ๐๐ฒ๐๐ถ๐๐ป.
1. Ardayda & dhalinyarada
Dhalinyarada doonaysa in ay bartaan Xirfad ay dhaqaale ka sameeyaan kuwaas oo aan laptop heli karin, Mobile-ka oo kaliya ayaa ku filan.
2. Ganacsatada yaryar
Mulkiilayaasha ganacsiyada yar-yar oo u baahan:
โข posters
โข xayeysiin joogto ah
โข sawirro soo jiidasho leh
Si ay u kobciyaan ganacsigooda.
3. Qofka raba in u noqdaan freelance designers
Ku shaqeeya:
โข Fiverr
โข Upwork
โข Facebook Marketplace
4. Qof kasta oo jecel farshaxanka & naqshadeynta
Haddii aad leedahay hal-abuur iyo jecel sameynta wax qurux badan, Mobile Graphic Design waa midka ugu fiican uguna fudud.
.
21/11/2025
๐ ๐ผ๐ฏ๐ถ๐น๐ฒ-๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ธ๐ ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ผ ๐ซ๐ถ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฟ๐ฎ๐ฝ๐ต๐ถ๐ฐ ๐๐ฒ๐๐ถ๐ด๐ป.
Kaalay baro sida Mobile kaaga loogu sameyo Naqshado Casri ah sida:-
โ Sameynta Boorar-ka
โ Sameynta Logo-yinka
โ Sameynta Poster-da
โ Sameynta Shahaadooyin-ka
โ Sameynta ID Cards-ka
โ Sameynta Hambalyada Aroosyada
โ Sameynta Boorarka Xayesiinta ah.
โ IWM.
Koorsadu waxa ay ka koobantahay in ka badan 50 Cashar oo maqal iyo Muuqaal ah.
Si aad u hesho macluumaadka Koorsada nagalasoo xiriir WhatsApp: ๐๐
http://wa.me/+252614305128
๐ ๐ผ๐ฏ๐ถ๐น๐ฒ-๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ธ๐ ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ผ ๐ซ๐ถ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฟ๐ฎ๐ฝ๐ต๐ถ๐ฐ ๐๐ฒ๐๐ถ๐ด๐ป.
Waxaan qabaneynaa Fasallo Cusub oo lugu baranaayo xirfadda Graphic Design-ka ayadoo la isticmaalayo Mobile-ka.
โ Waxyaabaha aad ku baran doonto waxaa kamid ah:
โ Sameynta Boorar-ka
โ Sameynta Logo-yinka
โ Sameynta Poster-da
โ Sameynta Shahaadooyin-ka
โ Sameynta ID Cards-ka
โ Sameynta Hambalyada Aroosyada
โ Sameynta Boorarka Xayesiinta ah
โ IWM.
Koorsadu waxa ay ka koobantahay in ka badan 50 Cashar oo maqal iyo Muuqaal ah.
Si aad u hesho macluumaadka Koorsada nagalasoo xiriir WhatsApp: ๐๐
http://wa.me/+252614305128
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu