Mocalim Platform

Mocalim Platform

Share

Mocalim is a comprehensive e-learing platform that provides all the lessons and books of the National Education Curriculum for primary, and secondary schools.

Mocalim Platform waa: Application waxbarasho oo hab casri ah loogu diyaariyey Maaddooyinka dugsiga sare oo Maqal iyo Muuqaal ah, Muraajacoyin, Layliyada cutub kasta oo ka shaqeysan iyo Imtixaannadii d/sare ee Wasaaradda Waxbarashadu horey u qaadday. Mocalim's Plus inexpensive fee makes it accessible to all community members, such as students, parents, and teachers. It consists of a student portal

Photos from Mocalim Platform's post 22/08/2026
Photos from Mocalim Platform's post 22/08/2026

Doorka Waalidka Waxbarashada Casriga ah.

Waxaa si guul leh ku qabsoomay Siminaar Ciwaankiisuahaa: “Doorka Waalidka iyo Waxbarashada Casriga ah”, kaas oo qayb ka ahaa Back to School Campaign.

Siminaarka waxaa iska kaashaday Ururka Macallimiinta Qaranka Soomaaliyeed-SONUT & , waxaana diiradda lagu saaray muhiimadda uu waalidku u leeyahay waxbarashada carruurta iyo doorka tiknoolojiyada ee horumarinta waxbarashada digital ka ah.

20/08/2026

.

Qeybta 2aad.

Waxa marti ku ah maanta ustaad Oo ah Operations Manager-ka Shirkadda Arkaan Leadership and Innovation Hub, Cilmi-baare, Qoraa sare, Bare Jaamacadeed, Tababare arrimaha ganacsiga.

📱Mocalim Platform waa dhiirri geliyaha aqoonta iyo hal-abuurka Ardayda Soomaaliyeed.

Kala soo deg Mocalim Platform Link-gaan:
https://onelink.to/mocalim.

Wixii faahfaahin ah nagala Soo xiriir:
https://wa.me/252770900004
https://wa.me/25261488847

19/08/2026

Mocalim Platform iyo Ururka Macallimiinta Qaranka Soomaaliyeed-SONUT oo Heshiis Iskaashi Waxbarasho iyo Cilmi-baaris Kala Saxiixday.

Muqdisho, Soomaaliya –19 August 2026.

SONUT iyo Mocalim Platform ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad (MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga dhinacyada waxbarashada dhijitaalka ah, tababarrada, shirarka waxbarashada, cilmi-baarista iyo horumarinta xirfadaha macallimiinta.

Heshiiskan wuxuu diiradda saarayaa in la abuuro fursado cusub oo lagu horumarinayo aqoonta iyo xirfadaha macallimiinta iyo bahda waxbarashada, iyadoo labada dhinac iska kaashanayaan tababbarro, workshops, webinars iyo shirar waxbarasho iyo cilmi-baariseed.

Heshiiskan ayaa loo arkaa tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo tayada waxbarashada, horumarinta xirfadda macallimiinta, kobcinta cilmi-baarista iyo dardargelinta isbeddelka dhijitaalka ah ee waxbarashada Soomaaliya.

Photos from Mocalim Platform's post 19/08/2026

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Mogadishu