iyo
Hambalyo dhamaan ardada fasalka 8aad ee usoo gudubtay fasalka 9aad ee D.sare, Mahadi Allah ayey u sugnaatay ,kasokow macallimiinta, maamulka iyo waalidiintii idinku soo dadaashay ee ilaa heerkan idin soo gaarsiiyey.
Waxaan idin rajaynaynaa inaad sii 2ba laabtaan dadaalkiina iyo maanshiilka si aad hormar la taaban karo u gaartaan Insha Allah.
waa Bulsho Aqoon iyo Akhlaaq leh .
Al-massal dharkeynley primary & seconday school
"Ma jiraan siro lagu gaadho guusha, balse guushu waa natiijo ka timaada diyaar garaw, shaqo adag iyo
20/04/2023
كل عام و انتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال
Ilaaheey hanaga aqbalo dhamman acmaashii aan soo sameeynay bisha Ramadaan hana nagu daro malaayiinta laga xureeyo naarta looguna bishaareeyo janada
07/04/2023
FULL-TIME : Dugsiyada Al-Massal Schools
2022-23.
Kulan isdhexkalka ardayda dhigata Dugsiyada Al-Massal schools
AL- MASSAL MADIINA (3 - 5 ) Al-Massal Dharkeynley
07/04/2023
07-04-2023
Kulan saaxiibtinimo
____________________________________________
Ciyaartii ugu cuslayd ayaa maanta waxay dhexmartay iskuulada kala ah Al-massal madiina Iyo Al-massal dharkeynley
waxaa ugu dambeyntii 3- 5 guushu ku raacday
Al-massal dharkeynley
Al-massal dharkeynley
07/04/2023
-MAANTA
KULANKA WA UU KU SABSAN YAHAY ISDHAX GALKA ARDAYDA ISKUULADA AL-MASSAL ISKUUL
TARIIKH: 07/04/2023
WAQTIGA :4:00 galabnimo
Al-massal dharkeynley primary & seconday school vs Al-Massal Madiina Primary & Secondary School
.G: KULAKA WUXU KA DHICI DONAA NASTEHO STADIUM
INSHA ALLAH
DAAWASHO WACAN
👍✅ #👉Comments 🆗💯👈
03/10/2022
Sawiradii xafladda part four
Coming soon video yada xafladda
30/09/2022
Sawirada xafladda part three
29/09/2022
Sawirada xafladda part two
28/09/2022
Sawirada xafladda qalin jabinta fasalka form four iyo fasalka 8 sanad dugsiyeedka 2021-2022
Sawirada part one
27/09/2022
-Xafladda Qalin jabinta Dufcadii 4-aad ee Form four iyo Dufcadii 6-aad ee fasalka 8 ee Dugsiga Al-massal dharkeynley
28-09-2022
17/08/2022
Hambalyo……Hambalyo…..Hambalyo
Maamulka iyo macalimiinta Dugsiga Al-massal dharkeynley Waxay Farxadda laqaybsanayaan Dhammaan Ardayda Fasalka 12aad Gaar ahaan ardayda Dugsiga Al-massal dharkeynley oo Natiijo wacan ka keenay imtixaankii Shahaadiga ee ay qaaday Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee dalka sanad dugsiyedka 2021-2022 .
Guul wacan iyo mustaqbal wanagsan ayaa idin rajeynenaa.
Waxaan idin leenahay Hambalyo Mar labaad.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Dharkeynley
Mogadishu