Uhud Primary and Secondary School

Uhud Primary and Secondary School Aqoon Ku dhisan Hal abuur iyo xirfad

Permanently closed.
27/07/2026

Arday : fartuun maxamed abdu

Dhamaan maamulka, barayaasha iyo Ardayda iskuullka Uhud Primary and Secondary School waxa ay si wadajir ah hambalyo ugu ...
21/07/2026

Dhamaan maamulka, barayaasha iyo Ardayda iskuullka Uhud Primary and Secondary School waxa ay si wadajir ah hambalyo ugu dirayaan Al ustaad Sheeq Cabdullahi Shikh Abdi kana mid ah maamulka sare ee dugisiga oo heerka 2aad ee jaamacadda (master Degree ) qaatay.

Waxa aynu leenahay hambalyo hambalyo hambalyo hamballyo hambalyo hambalyo

Waxaana Alle subxaanahu watacaalaa ugu rajeyneynaa inuu cilmi naafac ah uga dhigo Adduun iyo Aaqiro I.a

Waxaa si habsami leh isdiiwaan galinta ugu socotaa dhamaan xarumaha kala duwan ee  Uhud Primary and Secondary School.Xar...
07/07/2026

Waxaa si habsami leh isdiiwaan galinta ugu socotaa dhamaan xarumaha kala duwan ee Uhud Primary and Secondary School.
Xarunta bisha kala kala sooxiriir number-ka hoos.

06/07/2026

Afrikaay hurudooy. Xusni Axmed Maxamuud

06/07/2026

Maalmihii xoriyadda

Waxaan diyaar kuula nahay ku barbaarinta ubadka wadan jaceel

04/07/2026

Nabi amaan. Sacdiyo Aadan Nuur

03/07/2026

Dhiiragalin. Anfac Xasan Elmi

Dhamaan waxa aan u rajeyneynaa guul iyo natiijo qurux badan.
30/06/2026

Dhamaan waxa aan u rajeyneynaa guul iyo natiijo qurux badan.

26/6/2026, maamulka iyo barayaasha waxa si wada jir ah ula dabaal dagayaan Ardadooda form_4 farxadda, waxa waxaa mahad l...
26/06/2026

26/6/2026, maamulka iyo barayaasha waxa si wada jir ah ula dabaal dagayaan Ardadooda form_4 farxadda, waxa waxaa mahad leh Allaah subxaanahu wataacaalaa oo suuragaliyey heerka maanta ay gaareen, sidoo kale waalidiintii u soo dhabar adeegay iyo barayaasha soo dhisay Aqoontooda.

Waxaan u rajeyneynaa Ardayda soomaaliyeed gaar ahaan bahda uhud guul iyo natiijo qurux badan

25/06/2026

Waa muuqaaal soo jiitay indhaha caalamka.
Dhamaan ardayda gashay imtixaanka qaranka waxaan u rajeyneynaa guul iyo natiijo ay ku farxaa.

Address

Mogadishu

Telephone

+252618139172

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Uhud Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category