Aqoon wadaag

Aqoon wadaag

Share

Pagekan waxaad ka heli kartaan wax walbo oo ku saabsan aqoonta.

Photos from Aqoon wadaag's post 14/11/2021

Afarta Balanqaad Uu Ilaahay Ina Siiyey, Hadaba Weligaa intaa Nooshahay Afarta Balanqaad Haka tagin Aniga Nafteeyda Xitaa Waa ii Muhiim Hadaba Waa Maxay Afarta Balanqaad?

1: Haka tagin Inaad Nimcada Haysato Ku Shugriso Haddii taas dhici Weyso Waxaa Lagaa Xarimayaa Ziyaadadeeda.
قال تعالي: لئن شكرتم لأزيدنكم"

2: Ha iloowin Xasuusta Rabbi Haddii Taas dhacdo Adigane Rabbigaa Waa Ku ilowayaa
قال تعالي؛ فأذكروني أذكركم "

3: Waligaa Ha dayicin Ducada Haddii ay taas dhacdo Waxaa Adigane Hadhow dambe Laguu diidi doonaa in Lagaa aqbalo Ducada Mar Aad U dhibaateysan tahay
قال تعالي؛ ادعوني أستجب لكم"

4: Haka Tagin Inaad badiso istiqfaarta Haddii ay taasi dhacdo Adigane Waxaa lagaa Reebayaa Dadka bad baaday
قال تعالي: وما كان الله معذبهم وهم يستغفرون"

Dhamaan Allah hana wafujiyo kheryrka
Aamin.

Arooryo suuban

12/11/2021

SHEEG DALKA/WADANKA UGU DHULKA BALAARAN QAARADDA AFRICA?
A) SOMALIA🇸🇴
B)ETHIOPIA🇪🇹
C)SUDAN🇸🇩
D)ALGERIA🇩🇿

Photos from Aqoon wadaag's post 12/11/2021

"حتى لو يخبرونك قصة سيئة عني ، افهم أن هناك وقت كنت جيدًا مع هؤلاء الناس أيضًا ، لكنهم لن يخبرونك بذلك"🎶🖤

"Xitaa haday kaaga waramaan sheeko xun oo aniga igu saabsan ogsoonow inay jirtay wakhti aan la wanaagsanaa isla dadkaasi lakiin aanay kaaga warameyn adiga"🎶🖤

JIMCO WANAAGSAN ASXAABTEYDA

Aqoon wadaag

12/11/2021

Simplify

10/11/2021

Waa immisa qiimaha
Xy??
Nasiib wacan

09/11/2021
09/11/2021

isku hagaaji jumaladaan waxaa iga diyaar ah $100

09/11/2021

3n³ + 4 = 28

n = ?

31/10/2021

Waa imisa qiimaha xidid jibaaranaha X
Isku day wacan

31/10/2021

Jawaabta
Isku day wacan

29/10/2021

Xayawaankan(KAWALA)wuxuu hurdaa hurdaa 22'saacadood,wuxuu soo jeedaa kaliya 2'saacadood si uu wax u cuno una seexdo.

22/10/2021

Dooro jawaabta saxda ah

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu