Ina Omar Abdulle

Ina Omar Abdulle

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ina Omar Abdulle, Education, Daba Kaayo Madow, Mogadishu.

03/07/2022

Soonka Maalinta Carafo ajarkiisa & Sheikh Mohamed Mo'alim Abshir

Ina Omar Abdulle

04/05/2022

Mogadishu-Somalia...

Sharaf ayey ii aheyd inaan hoygiisa ku booqdo
Musharrax Dr. Hussein Nunow .

Sheeko iyo tusaale ka dib wuxuu ila wadaagay talooyin iyo tusaalooyin muhiim u ah qaran dhiska Soomaaliya, wuxuuna u duceeyey Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed inuu wakhtigaan adag Ilaahey ka gudbiyo.

Ina Omar Abdulle..

13/09/2021

Natiijadii Farmaajo ee,
Shalay & Maanta.,

12/07/2021
06/05/2021

Soo dhaweeya hogaamiyaha Xisbiga Nabadda iyo Cadaalada Prof & Dr.Hussein Nuun Abdi waa Musharraxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2021,
waana khabiir ku taqasusay culuumta caafimaadka kana soo shaqeeyay dalkeena gudihiisa iyo dibadiisaba,heystana shahaadada cilmiga ee PHD-da.

Waxaana uu wax ku soo bartay dalka Soomaaliya ,Taliyaaniga,Ingiriiska iyo Mareykanka.

-Wuxuuna wax badan ka qaban-doonaa sugida amniga iyo Cadaalada.
-Wuxuu xooga saari doonaa dib u heshiisiin dhab ah oo ka dhex dhacda dhammaan umada soomaalida meel waliba ay joogaan .
-Wuxuu wadanka gaarsiin doonaa One-man One-Vote.
-Wuxuu wax ka qaban doonaa kobcinta Dhaqaalaha,Caafimaadka,Hormarka bulshada,Fatahaadaha soo noq-noqday iyo wixii la mid ah.
-Wuxuu ku dadaali doonaa in uu u horseedi-doono Maamul-hufan,Dowlad wanaag deris wanaag siyaasad fur-furan kuna dhisan kalsoni cilmi iyo hormar.

-Wuxuu hormarin-doonaa wax soo saarka dalka sida:-Beeraha,Xoolaha,Kaluumeysiga iyo wixii la mid ah .

-Wuxuu kaloo soo celin-doonaa ilhii Dhaqaalaha dalka sida:-Warshadihii bur-buray ee Sonkorta .

-Wuxuu dhisi doonaa shacabkeena danta-yar iyo barakaca-yaasha guryo ay ku noolaadaan kana kaaf-toomaan Ijaarka.
muwaadin ku taageer in uu ku guuleysto xilka madax-tinimada dalka Somalia.

Ina Omar Abdulle....

Photos from Ina Omar Abdulle's post 24/04/2021

Wafdi ka socda Jaamacadda Caalamiga ee Horseed qeybteeda Public Relation-ka ayaa gaaray Gobolka Hiiran ee Magaalada Baladweyne ayagoo booqanaya iskuulaadka ku yaala guud ahaan Magaalada waxayna u kuur-galayaan xaaladda dhabta ah ee waxbarasho ayagoo mid-mid u maraya Iskuulaadka Isla-markaasna si wanaagsan u soo dhaweynaye Maamulada Iskuulaadkaasi,

waxaana hogamine wafdigaas Dr.Mohamed Jebril Abdi asagoo booqday maanta illaa Afar iskuul oo kala ah :-
1)Dugsiga Hoose ,Dhexe, Sare ee Hiiran
2)Dugsiga Hoose, Dhexe, Sare ee Sigma
3)Dugsiga Hoose, Dhexe, Sare ee Sheikh Mohamed Mo'alim
4)Dugsiga Hoose,Dhexe, Sare ee Mujamac qeybta Al- tacliimi Ex.Xalane

Si kastaba ha ahaatee ma ahan markii ugu horeysay ee booqasho ay ku tagaan Magaalada Baladweyne ayagoo berito iskuulaad hor leh ay tagi-doonaan Insha'allah..

Ina Omar Abdulle...

Photos from Ina Omar Abdulle's post 09/04/2021

Jaaliyadda ku nool South Afrika gaar ahaan Maagalada Johannesburg ayaa Soo dhaweyn balaaran u sameeyay hogaamiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Nabadda Prof & Dr.Hussein Nunow Abdi waana Musharrax u taagan xilka Madaxtinimada Somalia 2021.

Ina Omar Abdulle...

03/04/2021

Waqti shaqo...

03/04/2021

Mustaqbalka aan dooneyno iyo jawiga caadiga ah sawirkan ayuu ka muuqdaa,
Fiid-nimo wanaagsan.

Ina Omar Abdulle...

Photos from Ina Omar Abdulle's post 02/04/2021

Galab wanaagsan asxaabta facebook-ga oo idiin leh labo saaxiibo ah ! oo deris ah ! in muda ah kala maqnaay ! oo maanta is helay oo waqti isla soo qaatay ciyaalnimadooda waa Adam Omar Abdulle Iyo Adam Hassan Isack....

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Daba Kaayo Madow
Mogadishu
252