Welwelku waa waqti lumi Waxba ma badali karo Wuxuu wareeriyaa maskaxdaada wuxuuna kaa xadaa farxadaada
Form four of Alnujuum students
Fasalka faca weyn ee form three kana tirsan iskuulka Alnujuum Ku soo dhawaada waxqabadkeena ku soo dhawoow Form three Of Al nujuum students
14/09/2020
28/04/2020
10/02/2020
Haween wanaagsan
Haddii ficiladaada ay dadka kale ku dhiirrigeliyaan inay riyoodaan, waxbadan bartaan, waxbadan qabtaan oo noqdaan kuwa badan, waxaad tahay hoggaamiye.
23/10/2019
Alxamdulilah
23/10/2019
Fasalka Form three Abood ayuu uleeyahay inuu latartamo oo uu kabadiyo fasalada 1_12 ilaah idankii hadeynu idin xusuusino Fasalkayaga form three Wuxuu leeyahay ilaa saddex tartamayaal ama guruubo Saddexdabo waxay soo bandhigeen aqoontooda iyo kartidooda iyagoo aanan lagabaneyn Gruub A iyo C bareejo ayay lagaleen fasalada latartamayay iyagoo udiiday inay guul gaaraan Gruub B ayaa Fasalka form four cagta mariyay oo lix kaga badshay
23/10/2019
Waa guul taariikhi ah oo lama iloobaan ah oo ay maanta oo ah Arbaco 23/oktoobar/2019 Fasalka Form three ay kaga badisay Form four 6 dhibcood
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Telephone
Website
Address
Jaale Siyaad
Mogadishu