Progressive Training Centre

Progressive Training Centre

Share

Progressive Training Centre is to make real change for the education sector in Somalia through easy

PTC Vision is to become innovative, effective, and integrated training opportunities for people who need new skills to enjoy the dignity that comes with employment, independence, and self-reliance.

18/04/2026
24/12/2021

Daahfurka xarunta Horumarinta Tababarada (Progressive Training Centre).
Mogadishu: 24/December/2021.

Progressive Training Centre (Xarunta Horumarinta Tababarada) waxey idin xaqiijin doontaa tababaro tayadadooda sareyso ayna bixin dononan dad qibrad u leh ehekeedana ah waxa ay kuu faideynayaan.

Sidoo kale PTC waxey isku xiri doontaa aqoonyahanka iyo jiilka waxbarshada ee aan fursado badan isku helin si ay ugu faa'ideeyaan aqoontooda, fursadaha jiro, iyo waya aragnimadooda nololeed.

Waxaan ku dadaali doonaa inaad hesho tababaro tayadooda sareyso, dhisida xirfadada, helida internships ku saabsan waxa aad baraneysid, ka shaqeynta Arimaha shaqaleysiinta ayadoo loo marayo aqoon iyo tababaro sare u qadayo qofka fursadihiisa, iyo tababaro la xariiro arimaha cilmi baarista (Research).



Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Km4
Mogadishu