Madarsada Darul-Quran

Madarsada Darul-Quran

Share

Madarsda Darul-Quran waxa aad hab online uga baraneysa qur,anka karimka ah iyo CulumTa diinta islamka

21/02/2026

Sheikh Abdrishid Ali sufi:-ILahy In uu ku jeclayahey waxaa calamad u,ah in cibadadu kuu macanaTo

19/02/2026

Madarsada Darul-Quran waxa ay bulshada somaliyed ogeysineyaaa in ay qadanyso ardey cusub oo ay hab online quranka ku bareyso iydona udiyarisey macalimin Tayo leh waxa ay kale oo carurta iyo dadka waweyn labada la bari donaa culumta sharecada islaamka

Hadaba h**e ugaar is diwangalintu way socotaa adigoo kala xiriiraya numbarada shaashada ku xusan +968 76838899
Mahdsanidiin

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Banadir
Mogadishu
00252