Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Rabiicul Ahli

Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Rabiicul Ahli waa iskuul leh tayo barbaarin iyo mid aqooneed

18/08/2024
28/04/2024
Inba caadi maaha ee horay u gaar.
03/09/2023

Inba caadi maaha ee horay u gaar.

Qeybta koobaad ee sawirada xafladii qalinjibinta  dufcadii 3aad Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Rabiicul Ahli sanad dugs...
01/09/2023

Qeybta koobaad ee sawirada xafladii qalinjibinta dufcadii 3aad Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Rabiicul Ahli sanad dugsiyeed 2022-2023

Dabaal daga xaflada maalinta macalimiinta soomaaliyeed.
22/11/2022

Dabaal daga xaflada maalinta macalimiinta soomaaliyeed.

Xigmada maanta                                              Wax u baro sidii adigoo weligaa noolaanaya, Unoolaaw sidii a...
13/09/2022

Xigmada maanta Wax u baro sidii adigoo weligaa noolaanaya, Unoolaaw sidii adigoo hada dhimanayo

12/09/2022

AQOONTU
WAA IFIYAHA NOLOSHA

Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Rabiicul Ahli wuxuu maanta xafladdii qalin jabinta ugu qabtay Hotel Guleed, Mogadishu, S...
08/09/2022

Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Rabiicul Ahli wuxuu maanta xafladdii qalin jabinta ugu qabtay Hotel Guleed, Mogadishu, Somalia dufcadii 2 aad ee fasalka 12 dhameysatay iyo dufcadii 7aad ee fasalka 8aad dhameysatay , xafladdan oo aad loosoo agaasimay waxaa kasoo qeyb galay maamulaka, macallimiinta, ardayda, waalidiin iyo marti sharaf waxaana halkaa khudabado ka jeediyey qaar ka mid ah masuuliyiinta goobta joogay iyo ardaydii qalin jabineysay

Waalidiinta , maamulka iyo macallimiinta Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Rabiiculahli  oo ka hadlay xafladda sanad dugsi...
02/09/2022

Waalidiinta , maamulka iyo macallimiinta Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Rabiiculahli oo ka hadlay xafladda sanad dugsiyeedka 2021/2022 ee loo qabtay ardayda kuna bogaadiyey ardayda dadaalka ay u muujiyeen iyo ka miro dhalinta guusha waxbarashada

Maamulka  Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Rabiiculahli xaflad oo heer sare u qabtay ardayda dhameysatay sanad dugsiyeedk...
02/09/2022

Maamulka Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Rabiiculahli xaflad oo heer sare u qabtay ardayda dhameysatay sanad dugsiyeedka 2021/2022 waxaana ka soo qeyb galay qaar ka mid ah waalidiinta ardayda waxaana halkaa ardayda qaar ka mid ah lagu guddoonsiiyey haddiyado qaali ah oo uu soo diyaariyey Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Rabiiculahli

Address

Yaqshiid Jungal
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:30
Tuesday 07:30 - 17:30
Wednesday 07:30 - 17:30
Thursday 08:00 - 11:00
Friday 08:00 - 11:00
Saturday 07:30 - 17:30
Sunday 07:30 - 17:30

Telephone

+252616954277

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Rabiicul Ahli posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Rabiicul Ahli:

Shortcuts

Share

Category