Daareyn Primary and Secondary school

Daareyn Primary and Secondary school

Share

kusoo dhawaaw school ka daareyn oo hel waxbarasho Tayo leh

18/05/2026

Natiijadii kulankii 7aad ee tartan kubada cagta

18/05/2026

πŸ…ΊπŸ†„πŸ…»πŸ…°πŸ…½πŸ…ΊπŸ…° πŸ…ΆπŸ…°πŸ…»πŸ…°πŸ…±πŸ†ƒπŸ…°

Tartanka kubada cagta waxaa galabta kulan la sugaayey uu dhexmaridoonaa fasalada
F:1vs F:2

Soo saadaali Yaa badin doona kulankaan

17/05/2026

Natiijadii kulankii 6aad ee tartan kubada cagta

F:8ad vs f:3

F:8ad 2goal
F3: 2goal

Kulankii 5aad ee tartan kubada cagta waxa uu dhex maray fasalada f:8 vs f3 waxa ayna ku kala baxeen
Bar bar dhac

16/05/2026

πŸ…ΊπŸ†„πŸ…»πŸ…°πŸ…½πŸ…ΊπŸ…° πŸ…ΆπŸ…°πŸ…»πŸ…°πŸ…±πŸ†ƒπŸ…°

Tartanka kubada cagta waxaa galabta kulan la sugaayey uu dhexmaridoonaa fasalada
F:8aad vs F:3

Soo saadaali Yaa badin doona kulankaan

15/05/2026

Iskoolkeena Daareyn Primary and Secondary school

Photos from Daareyn Primary and Secondary school's post 15/05/2026

Jimco 15/05/2026
Tartan aqooneedka sanad dugsiyeedk ta khamiista iyo jimcaha

Waxa uuna tartan xiiso badnaa ku loolamay
Group yada
binu khadaab vs

Waxa ayna guushu raacday groupka binu khadaab

11/05/2026

Natiijadii kulankii 5aad ee tartan kubada cagta

Form one vs form four

F1: 4goal
F4: 9goal

Kulankii 5aad ee tartan kubada cagta waxa uu dhex maray fasalada f1 vs f4 waxaana sagaal goal iyo afar goal ku adkaaday fasal f4

11/05/2026

πŸ…ΊπŸ†„πŸ…»πŸ…°πŸ…½πŸ…ΊπŸ…° πŸ…ΆπŸ…°πŸ…»πŸ…°πŸ…±πŸ†ƒπŸ…°

Tartanka kubada cagta waxaa galabta kulan la sugaayey uu dhexmaridoonaa fasalada
F4 vs F1

Soo saadaali Yaa badin doona kulankaan

09/05/2026

Natiijadii kulankii 4aad ee tartan kubada cagta

Form two vs form three

F23: 6 goal
F2: 3 goal

Kulankii 4aad ee tartan kubada cagta waxa uu dhex maray fasalada f3 vs f2 waxaana lex goal iyo seddax goal ku adkaaday fasal f3

09/05/2026

πŸ…ΊπŸ†„πŸ…»πŸ…°πŸ…½πŸ…ΊπŸ…° πŸ…ΆπŸ…°πŸ…»πŸ…°πŸ…±πŸ†ƒπŸ…°

Tartanka kubada cagta waxaa galabta kulan la sugaayey uu dhexmaridoonaa fasalada
F2 vs F3

Soo saadaali Yaa badin doona kulankaan

05/05/2026

Daareyn Primary and Secondary school

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 18:00 - 05:00
Tuesday 06:00 - 17:00
Wednesday 06:00 - 17:00
Thursday 06:00 - 17:00
Friday 06:00 - 17:00
Saturday 06:00 - 17:00
Sunday 06:00 - 17:00