Daareyn Primary and Secondary school

Daareyn Primary and Secondary school kusoo dhawaaw school ka daareyn oo hel waxbarasho Tayo leh

Maamulka,Macallimiinta iyo Dhamaan     Machadka   primary and secondary school waxa ay hambalyo u dirayaan   c/raxamaan ...
13/08/2026

Maamulka,Macallimiinta iyo Dhamaan Machadka primary and secondary school waxa ay hambalyo u dirayaan c/raxamaan warsame oo kamid ahaay ardaydii horay uga Qalin bedelatay Dugsiga oo haddana soo gabagabeey heerka koowaad ee waxbarashada jaamacada .
Congratulations Mr cabaas

Maamulka,Macallimiinta iyo Dhammaan     Machadka Daareyn Primary and Secondary school  waxa ay hambalyo u dirayaan   faa...
13/08/2026

Maamulka,Macallimiinta iyo Dhammaan Machadka Daareyn Primary and Secondary school waxa ay hambalyo u dirayaan faarax ceynab oo kamid ahaay ardaydii horay uga Qalin bedelatay Dugsiga oo haddana soo gabagabeey heerka koowaad ee waxbarashada jaamacada .

OGEYSIIS OGEYSIISDhamaan waalidiinta ubadkooda lajecel waxbarasho tayo leh waxaa lagu wergeliha in is diiwaangelintu ey ...
10/08/2026

OGEYSIIS OGEYSIIS
Dhamaan waalidiinta ubadkooda lajecel waxbarasho tayo leh waxaa lagu wergeliha in is diiwaangelintu ey ka socoto iskuulka DAAREYN_PPS
SANAD DUGSIYEEDKA 2026_2027.
Wixii faahfaahin eh kalaxariir :
0615670965
0619886602
Wabillaahi towfiiq.

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO.Waxaan Farxadda la qeybsaheynaa dhamaan Ardayda Maaanta Guuseysteen ee ku baaseen imtixaanka ...
09/08/2026

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO.
Waxaan Farxadda la qeybsaheynaa dhamaan Ardayda Maaanta Guuseysteen ee ku baaseen imtixaanka fasalka . Gaar ahaan ardaydii Ugashay Iskuulka . Ee sanadkaan oo wada Gudbay .
Waxaan guul u rajeynaynaa dhammaan ubadka soomaaliyeed.

09/08/2026
Shaacinta natiijada fasalka 8aadNatiijada fasalka 8aad waxaa la shaacin doonaa 9 aug 2026 inshaa allaah natiijo qurux ba...
05/08/2026

Shaacinta natiijada fasalka 8aad
Natiijada fasalka 8aad waxaa la shaacin doonaa 9 aug 2026 inshaa allaah natiijo qurux badan ayaan idiin rajeyneynaa dhammaan ardayda gobalka benaadir

02/08/2026

Da,yartii dugsiga Daareyn Primary and Secondary school

01/08/2026

Daareyn Primary and Secondary school

HAMBALYO ARDAYDA KAALMAHA H**E KA GALEYN IMTIXAANKA SANAD DUGSIYIYEEDKA 2025-2026 EE DUGSIGA DHEXE  EE DAAREYN PSS.
01/08/2026

HAMBALYO ARDAYDA KAALMAHA H**E KA GALEYN IMTIXAANKA SANAD DUGSIYIYEEDKA 2025-2026 EE DUGSIGA DHEXE EE DAAREYN PSS.

29/07/2026

๐— ๐˜‚๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—น ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ
๐—ง๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ด๐˜๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฑ๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ
๐—š๐—ฟ๐—ผ๐˜‚๐—ฝ ๐—บ๐˜‚๐—พ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ฟ

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 18:00 - 05:00
Tuesday 06:00 - 17:00
Wednesday 06:00 - 17:00
Thursday 06:00 - 17:00
Friday 06:00 - 17:00
Saturday 06:00 - 17:00
Sunday 06:00 - 17:00

Telephone

+252615670965

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daareyn Primary and Secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category