Global University

Global University

Share

University is a private nonprofit institution of higher education offering associateโ€™s bachelors a

EDUCATIONAL PHILOSOPHY:

Global University offers academic programs targeted at industries with a strong demand for a highly skilled and professional workforce. Each program is developed collaboratively with industry through Program Advisory Committees to assure that graduates meet precise and valued criteria needed by the employer, including critical thinking and a foundation for life-long learni

06/09/2024

Jaamacadda Global University waxa ay ugu bishaareyneysaa dhammaan ardayda ka qalin jebisay ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ฌ๐š๐ซ๐ž ee dalka in ay furantahay is diiwaan gelinta Kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda sanad dugsiyeedka ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’ - ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“.

Si aad xog dheeri u hesho fadlan booqo
Xarunta Jaamacadda Global oo ku taal KM4 Dagmaha Hodan dhabarka danbe Schoolka Hoyga Xamar.

Ama buuxi Form link Hoose:
https://forms.gle/sHZGLqwzS8gW8Sbh8

Wixii faahfaahin ah la xariir numberrada hoose:
61 4201004 - 61 4201005
61 4201001 - 61 4201002








FURSAD DEEQ WAXBARSAHO 01/09/2024

FURSAD DEEQ WAXBARASHO AH (๐…๐ฎ๐ฅ๐ฅ ๐’๐œ๐ก๐จ๐ฅ๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ).
โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”-
๐Ž๐ ๐š๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐Ž๐ ๐š๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ!

๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐†๐ฅ๐จ๐›๐š๐ฅ oo aad uga barateen waxbarasho tayo leh waxa ay Sanadkaan bixineysaa Deeq waxbarasho oo dhameystiran.

๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š Global University - waxay si rasmi ah u bilaawday qaadashada ardayda cusub ee dhammaan kulliyadaha ee sanad dugsiyeedka ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“.

Diiwaangelintu waxay ka socotaa xarunta Wayn ee Jaamacadda Km4, dhabarka danbe ee Schoolka Hoyga Xamar.

Waxaad sidoo kale si fudud iskaga diiwaan gelin kartaa adiga oo laxiriraya Numberada hoose. Waxaan idiin rajeynaynaa nasiib wacan, ardaydeena qaaliga ah.

๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š Global University ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐ž๐๐š๐š๐ฅ ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ญ๐จ ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐ฌ๐ข๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐๐ฎ๐ฐ๐š๐ง ๐š๐ฒ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง ๐ฅ๐š๐ก๐š๐ฒ๐ ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ ๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Kala Xiriir:
๐Ÿ“ž +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ 61 4201004
WhatsApp: 614201005 ama 614201001

FURSAD DEEQ WAXBARSAHO Si aad isaga diiwangalisid buuxi form-kaan

29/08/2024

๐Ÿš€๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐Ž๐ฉ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ฒ: Internship Marketing ๐Ÿš€

Jaamacda Global University Waxeey So Bandhigeysa (๐Ÿ๐Ÿ“ ๐ข๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐ฉ๐จ๐ฌ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ) 25 kursi Tababar Ardayda Sanadka ugu danbeeya ee wax barashada ku jira iyo kuwa dhameeyay ee ku sugan Mogadishu, hadaad daneyso sare u qaadista xirfadada Shaqo iyo Qibradada tani waa fursadaada ka faa'iideyso.

Buuxi ๐Ÿ”— Link house...

https://forms.gle/HwinF2RaWaxVqfBN9

๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐ƒ๐ž๐ญ๐š๐ข๐ฅ๐ฌ:

โ˜…Positions Available: 25
โ˜…Support marketing campaign planning
โ˜…Participate in marketing brainstorming sessions.
โ˜…Deadline Date: Sept 05, 2024

๐‡๐จ๐ฐ ๐ญ๐จ ๐€๐ฉ๐ฉ๐ฅ๐ฒ:

https://forms.gle/HwinF2RaWaxVqfBN9

Don't miss out on this fantastic opportunity to grow and learn with us! ๐ŸŒŸ

WhatsApp 614201005 -- 614201001





27/08/2024

Jaamacada Global University waxay hambalyo u diraysaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee maanta loo shaaciyey natiijada imtixaanka shahaadiga ah sannad dugsiyeedkii 2023/2024.

Guuleesta ayaan idin leenahay

Nagala soo xiriir:
Call centar: 853333
Xaruunta Km4.



Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Back Of CID , Km4, Hodan District
Mogadishu
252