Ocean of knowledge professional college

Ocean of knowledge professional college

Share

courses we offer
1.Civil engineering
2.Architectural
3.Graphic design & video editing
4.Research.

09/10/2024

Mid ka mid ah ardaydeenna oo sameeyey naqshaddaan interior design.

23/09/2024

Ogaysiis muhiim ah .

Machadka Ocean of knowledge professional college wuxuu ku wargelinayaa
Ardey waliba oo rabo in uu ka faaiidaysto courseska machadka waxaa ku soo dhawaynaynaa gacmo furan.
Waxaa idiin diyaarinay coursada 1. oo ka kooban 8software .
2.Cost estimation 3bilood

Ardaygii dhamaysta software da wuxuu qaadan doonaa shahaado.
Nagala soo xariir si aad isu diiwan galiso +252618886101.

21/09/2024

Our courses.
Contact +252618886101

04/08/2024

New course ! Cost estimation.
Waxaa bilownay coursada cost estimation oo socon doonto muddo 2bil ah.
Nagala soo xariir 61 8886101

Photos from Ocean of knowledge professional college's post 05/07/2024

Hambalyo Nasra Abdulahi Roble oo ka mid ah ardayda machadka Ocean of knowledge professional college ayaa u soo dhamaatay coursada sketchup qaybta interiorka .
Machadku wuxuu u rajaynayaa mustaqbal ifaya.

02/07/2024

Qiima dhimis Bilaha fasaxa jaamacadaha.

Machadka Ocean of knowledge professional college wuxuu ku wargelinayaa ardayda uu u bilowday Bilaha Fasaxa in machadku u sameynaayo Qiima dhimis ( 30%).
Ardey waliba oo rabo in uu ka faaiidaysto courseska machaka waxaa ku soo dhawaynaynaa gacmo furan.
Waxaa idiin diyaarinay coursada oo ka kooban 8software .
Ardaygii dhamaysta software da wuxuu qaadan doonaa shahaado.
Nagala soo xariir si aad isu diiwan galiso +252618886101.

Photos from Ocean of knowledge professional college's post 28/06/2024

Machadka Ocean of knowledge professional college wuxuu halkaan hambalyo ugu dirayaa ardayda maanta uu u soo dhamaaday imtixaanka shahaadiga ee fasalka F4 wuxuuna idiin rajaynayaa machadka guul inaa ka gaartaan natiijada imtixaanka.

24/06/2024

Qiima dhimis Bilaha fasaxa jaamacadaha.

Machadka Ocean of knowledge professional college wuxuu ku wargelinayaa ardayda uu u bilowday Bilaha Fasaxa in machadku u sameynaayo Qiima dhimis ( 30%).
Ardey waliba oo rabo in uu ka faaiidaysto courseska machaka waxaa ku soo dhawaynaynaa gacmo furan.
Waxaa idiin diyaarinay coursada oo ka kooban 8software .
Ardaygii dhamaysta software da wuxuu qaadan doonaa shahaado.
Nagala soo xariir si aad isu diiwan galiso +252618886101.

15/06/2024

CIID WANAAGSAN.

Dhammaan engineerada waxaa idin leenahay machadka Ocean of knowledge professional college munaasabadda Ciida awgeed machadka wuxuu idiin sameynayaa Qiima dhimis mudada ciidda ay socoto dhamman coursooyinka machadka.

Maalmaha iyo qiima dhimista.

Arafo[9aad]. 50%.
Ciidda (1aad). 50%
Ciidda (2aad) 40%.
Ciidda (3aad) 35%
Ciidda (4aad) 20%.

30/05/2024

Ogeysiis muhiim ah.

Dhammaan ardayda doonaysa coursada COST Estimation waxaa lagu wargelinayas in ay bilaabatay isdiiwaan galinta Coursada .
Coursada waa mid Class la soo xaadiraayo ayadoo loo dhigi doono hab casri .
Wixii faahfaahin ah kala xariir 61 8886101/61 6771815.

23/05/2024

Qiima dhimis.

Machadka Ocean of knowledge professional college wuxuu qaadanayaa arday Cusub bisha may_june .
Waxaa idiin diyaarinay coursada oo ka kooban 8software .
Ardaygii dhamaysta software da wuxuu qaadan doonaa shahaado.
Nagala soo xariir si aad isu diiwan galiso +252618886101.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu