Jimco wanaagsan dhamaan umada soomaaliyeed
Qalbi Nuur Educational College
Qalbi Nuur Academy
03/12/2021
Asc dhamaan ardayda soomaaliyeed waxaan idin kugu bishaareynay on goor dhow QALBI NUUR EDUCATIONAL COLLEGE uu idin keeni doono waxbarasho online ah oo ay bixinayaan xarumo caalimi ah oo kuyaal wadanka India waxaadna heli doontaan shahaado international ah.
Hambalyo Ramadan kariim dhamaan umada soomaaliyeed iyo guud ahaan muslimiinta.
Kusoo dhowaaw Qalbi Nuur Academy
Qalbi Nuur Educational College Qalbi Nuur Academy
12/04/2021
Asc dhamaan ardayda waxaa lagu war galinaa inaan goor dhow bilaabi doono soo saarista admissionka jaamacadaha dibada dhamaan daafaha dunida iyo waliba soo fududeynta visaha waxbarasho wadamada lagu galo passport ka soomaaliga ah
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
252