Aqoonkaab Professional Academy

Aqoonkaab Professional Academy

Share

Aqoonkaab Professional Academy

15/06/2024

Ciid Mubaarak Dhamaan Umadda Muslimiinta Gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed.

عيدكم سعيد وكل عام وأنتم بخير.

02/06/2024

Maku dhibaneyd xal u helida caqabadaha kaasoo wajaha dhanka shaqada xiliga aad baadi goobeysid shaqooyinka?

Malagugu dhahay keenso Diploma si aad booskaan ugu tartantid balse ma weysay?

Hadaba Aqoonkaab oo ah garabka ayaa bishaan idin furay fursadii ugu balaarneed taasoo ah.

1=Diploma in Humanitarian Aid
2=Diploma in Nursing
3=Diploma in Nutrition
4=Diploma in Public Administration
5=Diploma in HRM

Si aad isku diiwaan geliso ama faah faahin dheeri ah aad u hesho fadlan nagala soo xiriir whatsapp.
Message Aqoonkaab Professional Academy on WhatsApp. https://wa.me/252624854700

07/03/2024

Arbaciin Bukhaari

Ka faideyso fursadda barashada axaadiista Rasuulka 《scw》 ee arbaciin Al-bukhaari barashadda iyo ka qeyb galka waa hab online ah muuqaal iyo pdf Telegram ayaa lagugu bara.

Dowradaan waxaad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado cadaynaysa inaad dhamaysay.



Halkan iska diwaan gali la xariir

https://wa.me/252624854700

01/03/2024

ONLINE LEARNING CLASS

Aqoonkaab Professional Academy waxa uu bilaawaya Online Course luqadda turkiga ah🇹🇷🇹🇷🇹🇷

{Yabancilar için Istanbul kitabı A1}

courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado cadaynaysa inaad dhamaysay heerka 1aad ee luqadda.

Ku hel gurigaaga iyo goobtaaga shaqo koorsadaan aad ku hormarin kartid naftaada.

Koorsada oo dhameystiran waxaan ku sameynay qiimo dhimis WEYN, waana $5 Dollar kaliya.

✅ Casharada waxaa lagu qaataa Telegram
✅ Casharo muuqaal ah (HD)
✅ Buuga koorsada waliba oo free ah
✅ Quiz aad isku tijaabisid isbuuc leh ah
✅ Shahaado cadeyneysa dhameysashada

Si aad isku diiwaan geliso ama faah faahin dheeri ah aad u hesho fadlan nagala soo xiriir whatsapp.

Message Aqoonkaab Professional Academy on WhatsApp. https://wa.me/252624854700

28/01/2024

Waxaan u tababarnaa ardaydeena xirfadaha shaqo oo ay u baahan yihiin xarumaha private ka ah iyo kuwa duwaliga si ay ugu qeyb noqdaan hormarinta wax soo saarka.

Aqoonkaab Professional Academy waa barta ay ardayda soomaaliyeed ugu jaahil bixi lahaayeen aqoonta aasaasiga u ah xirfadaha mustaqbalka waaxana kugu talagalnay diplomooyin kaa haqab tiri kara baahiyaadaada aqooneed waaxana bixin doonaa macalimiin ku xeel dheer hanaanka waxbarashadda fogaan araga ama online-ka

Waxaadna baran doontaa diploomooyinka kala ah;

1=DIPLOMA IN NURSING.

2=DIPLOMA IN NUTRITION.

3= DIPLOMA IN PUBLIC ADMINISTRATION.

4= DIPLOMA IN HUMAN RESOURCES MANAGEMENT(HRM).

Diplomooyinkan waxaa kuu dhigaaya macalimiin aqoon durugsan u leh waxbarashada ay ku siinayaan.

Si aad isku diiwaan geliso ama faah faahin dheeri ah aad u hesho fadlan nagala soo xiriir whatsapp.

Message Aqoonkaab Professional Academy on WhatsApp. https://wa.me/252624854700

25/01/2024

Fursada sanadka cusub 2024.

Ma tahay arday jecel waxbarashadda oo doonayo inuu heer sare ka gaaro xirfadiisa ?
Makuu qorsheesneed ina online-ka ka barato xirfado taaso kaa caawinaysa mustaqbalka inaa gaarto hadafkaaga? Hadii jawaabtaadu haa tahay hadaba waxaan Idinku Wargalinayaa Inuu Aqoonkaab Professional Academy Uu samaynayo discount balaaran oo u gaar ah bisha January
5$ Ku qaado 4koorso oo ku hel 4 Professional Certificate

Qeybta comments ugu yeer 1 ama 2 asxaabtada Register Now riix linkiga sii laguu diiwaangaliyo

https://wa.link/exlpjd

wax baro adoo
jooga
shaqadaada jooga
ciyaalkaga dhex jooga

26/03/2023

دورة الأربعون البخارية
Ka faideyso fursad barasha axaadiista Rasuulka 《scw》 ee arbacuun albukhaari barashadda iyo ka qeyb galka waa bilaash waa muuqaal iyo pdf

Telegram ayaa lagugu bara

Dowradaan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado cadaynaysa inaad dhamaysay.




Halkan iska diwaan gali la xariiiir 👉
https://t.me/+WiDVO9XwRaZhODk0

18/03/2023

FURSAD WAXBARASHO BISHA RAMADAN

Ma tahay arday jecel waxbarashadda oo doonayo inuu heer sare ka gaaro xirfadiisa ?
Makuu qorsheesneed ina online-ka ka barato xirfado taaso kaa caawinaysa mustaqbalka inaa gaarto hadafkaaga? Hadii jawaabtaadu haa tahay hadaba waxaan Idinku Wargalinayaa Inuu Aqoonkaab Professional Academy Uu samaynayo discount balaaran oo u gaar ah bisha barakeysan ee Ramadan.
5$ Ku qaado 5 koorso oo ku hel 5 Professional Certificate

Qeybta comments ugu yeer 1 ama 2 asxaabtada Register Now riix linkiga sii laguu diiwaangaliyo

https://wa.link/8rwsja

wax baro adoo
jooga
shaqadaada jooga
ciyaalkaga dhex jooga

20/12/2022

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.

Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed oo daneyneysa barashadda cunta karinta waxaan bilaawnay course barashada cunto karinta wuxuu soconaa mudo labo bil ah waa sabti ila talaado ayuu cashirada baxa

Kaliya waxaad bixinaysaa lacagta is diiwaan gelinta waa 4$
Telegram ayaa lagugu bara

Labo bil waa free

Dhamaadka courseskan waxaa qaadanaysa shahaado cadaynaysa inaad dhamaysay.

Baro cunta karinta
jooga
shaqadaada jooga
ciyaalkaga dhex jooga

Halkan iska diwaan gali la xariiiir 👉 https://wa.me/message/BIFB6KAOMLSJL1

02/10/2022

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.
BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO

Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxaan Idinku Wargalinayaa Inuu Aqoonkaab Professional Academy uu bilaabayo Free Online Course luqadda turkiga ah🇹🇷🇹🇷🇹🇷

{Yabancilar için Istanbul kitabı A1}

courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado cadaynaysa inaad dhamaysay heerka 1aad ee luqadda.

Course-ka Waa Bilaash Kaliya Diwaangalinta Ayaa ah 3 dollar.

Ku baro luqadda adoo
jooga
shaqadaada jooga
ciyaalkaga dhex jooga

Halkan iska diwaan gali la xariiiir 👉 https://wa.me/message/GYGDFLWF5ES6O1

16/07/2022




Kuqaado labo Course Training ah $5
Kamid noqo ardayda ka faaidaysta furasadan muhiimka
Registration Plus Course Only $5
Si aad qayb uga noqoto lasooxiriiir
Numberada whatsappka ee hoos ku qoran
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
+905431624699
👇👇👇👇👇👇👇👇👇
*Ama kudhufo linkigan
https://wa.me/message/GYGDFLWF5ES6O1

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu