Aqoon Kaab Academy

Aqoon Kaab Academy

Share

Welcome to Aqoon Kaab Academy

13/08/2025

Ugu dambeyn Seminarkii waa uu inoo qabsoomay Alxamdulilah. Mahadsanidiin dhammaan Ardaydii ka faa'ideystay. Waxaa sidoo kale mahad ballaaran ujeedinaynaa Ustaad Mohamed Mohamed Ali Muktar sida quruxda badan ee uu mowduuca inoogu jeediyey. Allaa Mahad Leh.



12/08/2025

πŸ“’ SPECIAL FREE ONLINE SEMINAR
Topic: How to Build Self-Discipline

πŸ“… Date: Wednesday, 13 August 2025
πŸ•— Time: 8:00 PM (EAT)
🌐 Platform: Google Meet (Online)
πŸ“œ Certificate: Yes – Provided to All Participants

πŸš€ Why Join?

β–  Discover powerful strategies to strengthen your self-discipline.

β–  Learn how to stay focused and achieve your goals.

β–  Gain habits that will transform your personal and professional life.

✨ Don’t miss this chance to invest in yourself!

The seminar is free. Join this group to get more information: https://chat.whatsapp.com/JMciTeengzIDqi99srOPMN?mode=ac_t

πŸ“ž WhatsApp: +252 61 9875433
πŸ“± Facebook | Instagram | TikTok: Kaab Academy

25/07/2025

Ugu dambeyn Seminarkii wuu inoo qabsoomay Alxamdulilah. Mahadsanidiin dhammaan Ardaydii ka faa'ideystay. Waxaa sidoo kale mahad ballaaran ujeedinaynaa Ustaad ΨΉΨ¨Ψ― Ψ§Ω„Ω…Ψ§Ω„Ωƒ سعيد sida quruxda badan ee uu mowduuca inoogu jeediyey. Allaa Mahad Leh.



24/07/2025

🌟 SEMINAR GAAR AH OO AAD U XIISO BADAN! 🌟
Cinwaanka: Doorka ay Dhallinyarradu ku Leeyihiin Diinta

πŸ“… Taariikh: 25 Luulyo 2025
πŸ•— Waqtiga: 8:00 Fiidnimo
πŸ“ Goobta: Online – Google Meet
πŸŽ“ Shahaado: Haa (Certificate ayaa la bixinayaa)

πŸ’¬ Ma jeceshahay in aad:

β–  Ka qaybqaadato isbeddelka wanaagsan ee bulshadeena?

β–  In aad barato kaallinta muhiimka ah ee dhalinyarada ay ku leeyihiin fidinta iyo difaaca diinta?

Haddaba ha seegin fursaddaan!

πŸ’» Kaliya guji linkigan WhatsAppka ah si aad u hesho xog iyo macluumaad ku saabsan Seminarka, kana qeybgal Seminarkan Adiga oo gurigaaga jooga!

πŸ•Œ Isbedelka Bulshada Waxa uu Ka Bilaabmaa Dhalinyarada! Adigu noqo hormuudka isbedelka!

πŸ“² U diyaar garow hadda oo la wadaag Asxaabtaada!
πŸ“ž WhatsApp: 61 9875433
πŸ“Έ Kaab Academy – Facebook | Instagram | TikTok

16/07/2025

Ugu Horeyn mahad oo idil waxay u sugnaatay Allah SW, Maanta waxaa inoo soo idlaaday Course lagu baranayey Time Managment Skills Dufcadda 1aad.

Waxaan halkaan hambayo iyo bogaadin uga diraynaa dhammaan ardaydii ka aflaxay kooraskaan, Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo. πŸŽŠπŸŽ‰

Aqoon Kaab Academy Mar walba waxa uu u taagan yahay in uu haqab tiro baahiyahaaga waxbarasho, Adiga oo gurigaaga joogo ayaad qaadan kartaa casharada, ee hadaba ha moogaan.
.......
Aqoon Kaab Academy
+252 61 9875433

10/07/2025

πŸŽ“ Do you dream of a career in healthcare? Your journey begins here!

πŸ’₯ Aqoon Kaab Academy presents:
βœ… FREE Health Courses – Learn at your own pace!

πŸ“š Courses Available:

πŸ₯¦ Nutrition

πŸ’Š Pharmacology

🧬 Pathology

✨ Empowering Dreams, One Student at a Time!
πŸ’¬ β€œJoin us today, Graduate tomorrow.”

πŸ“± Register now via WhatsApp:
πŸ“ž +252 61 9875433

πŸ“ Follow us for updates and tips:
πŸ”— Facebook | TikTok β†’ Kaab Academy




04/07/2025

Bilaha fasaxa waa fursad, ee ha a lumin! Ku biir koorsooyinka iyo siminaarada uu bixinaayo Aqoon Kaab Academy oo kamid noqo kuwa caqliga leh ee si xikmadeysan uga faa'ideysta Fasaxooda.

πŸ”₯ "Fasaxaaga u rog fursad dahabi ah – isdiiwaangeli maanta!". Nagala soo xiriir WhatsApp 61 9875433



06/06/2025

𝗙𝗔π—₯𝗫𝗔𝗗𝗗𝗔 π—–π—œπ—œπ——π——π—” π—¨π—šπ—” 𝗙𝗔𝗔'π—œπ——π—˜π—¬π—¦π—’ π—€π—œπ—œπ— π—’ π——π—›π—œπ— π—œπ—¦π—§π—” π—žπ—’π—’π—₯π—¦π—’π—’π—¬π—œπ—‘π—žπ—˜π—˜π—‘π—‘π—”!

Macadka Aqoon Kaab Academy waxa uu munaasabadda Ciidda awgeed qiimo dhimis ballaaran ku sameeyay dhammaan Course-ooyinka Macadka.

Koorsooyinka bishaan aan bixineyno waxaa kamid ah:

1. Pharmacology - Dufcadda 6aad
2. Time Managment Skills - Dufcadda 2aad
3. Leadership and Managment - Dufcadda 2aad
4. E-commerce - Dufcadda 3aad
5. WASH program - Dufcadda 4aad.

Dhammaan Koorsooyinkan waxa ay ku baxayaan qaab πŽππ‹πˆππ„ ah iyada oo ardayga uu heli doono inta uu Course-ka baranayo 𝑷𝒑𝒕, 𝑷𝒅𝒇, 𝑴𝒂𝒒𝒂𝒍 π’Šπ’šπ’ 𝑴𝒖𝒖𝒒𝒂𝒂𝒍. Marka uu Course-ka dhammeysto ardayga waxa uu heli doonaa π‚πžπ«π­π’πŸπ’πœπšπ­πž (π’π‘πšπ‘πšπšπππ¨).

Qiimo dhimista waxa ay soconeysaa muddo 2 maallin ah, waxa ayna ku eg tahay 8-π—π˜‚π—»π—²-2025

Wixii faahfaahin intaas dhee fadlan la xiriir; 61 9875433



03/06/2025

Ogeysiis muhiim ah waxaa la ogeysiinayaa dhammaan bahda jecel waxbarashada in la bilaabayo fasal cusub.

Course: Pharmacology
Batch: Six
Certificate: Yes
Duration: 1 month
Place: Zoom
Seat: 20 Students only

Hadda iska diiwaangeli oo hormari xirfadahaaga!

FG: Tirada ardayda way xadidan tahay oo 20 qof oo keliya ayaa la qaadan doonaa.

Wixii faahfaahin dheeri ah fadlan kala xiriir 0619875433

03/06/2025

πŸš€π–πšπ« π…πšπ«π±πšπ π‹πžπ‘! | π—‘π—²π˜„ π—–π—Όπ˜‚π—Ώπ˜€π—²

Ma rabtaa in aad barato sida waqtigaaga aad si hufan ugu maamuli lahayd si aad u gaarto yoolalkaaga?

Hadaba; macadka Aqoon Kaab Academy waxa uu kuu soo bandhigayaa fursad dahabi ah oo aad ku baran karto Course π—§π—œπ— π—˜ π— π—”π—‘π—”π—šπ— π—˜π—‘π—§ π— π—”π—¦π—§π—˜π—₯𝗬. BATCH 2 (Dufacadda 2aad)

Course-kaan waxa aad ku baran doontaa;

β€” Sida waqtigaaga aad uga dhigi karto mid qiimo leh

β€” Xirfado kaa caawinaya inaad gaarto yoolalkaaga

β€” Qorsheynta iyo mudnaan siinta hawlahaaga maalinlaha ah

Waqtigu waa dahab ee baro sida loo kaydiyo, loona maalgeliyo. Ogow noloshaada ma hagaagayso ilaa aad waqtigaaga hagaajiso!.

Course-kaan waxaa lagu qaadan doonaa Hab fogaan arag ah (πŽππ‹πˆππ„).

Ardayga waxa uu heli doonaa Casharada oo Pdf, Ppt, Maqal iyo Muuqaal ah. Marka uu Kooraska dhamaado ardayga waxa uu heli doonaa Shahaaddo.

Hadda Iska diiwaangeli linkigan hoose oo hormari xirfadahaaga!

Wixii faahfaahin intaas dheer fadlan nagala soo xiriir; 61 9875433



09/05/2025

πŸš€π–πšπ« π…πšπ«π±πšπ π‹πžπ‘! | π—‘π—²π˜„ π—–π—Όπ˜‚π—Ώπ˜€π—²

Ma rabtaa in aad barato sida waqtigaaga aad si hufan ugu maamuli lahayd si aad u gaarto yoolalkaaga?

Hadaba; macadka Aqoon Kaab Academy waxa uu kuu soo bandhigayaa fursad dahabi ah oo aad ku baran karto Course π—§π—œπ— π—˜ π— π—”π—‘π—”π—šπ— π—˜π—‘π—§ π— π—”π—¦π—§π—˜π—₯𝗬.

Course-kaan waxa aad ku baran doontaa;

β€” Sida waqtigaaga aad uga dhigi karto mid qiimo leh

β€” Xirfado kaa caawinaya inaad gaarto yoolalkaaga

β€” Qorsheynta iyo mudnaan siinta hawlahaaga maalinlaha ah

Waqtigu waa dahab ee baro sida loo kaydiyo, loona maalgeliyo. Ogow noloshaada ma hagaagayso ilaa aad waqtigaaga hagaajiso!.

Course-kaan waxaa lagu qaadan doonaa Hab fogaan arag ah (πŽππ‹πˆππ„).

Hadda Iska diiwaangeli linkigan hoose oo hormari xirfadahaaga!

https://surveyheart.com/form/681e0f33cc890b3d79451117

Wixii faahfaahin intaas dheer fadlan nagala soo xiriir; 61 9875433



Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Afgoi Road
Mogadishu

Opening Hours

Thursday 06:00 - 18:00
Friday 06:00 - 18:00