Nin Waalidkiis iyo Walaalkiis Jaceyl dartiis uga tagay isagana xabsi ku danbeeyay...
https://www.youtube.com//playlists
CILMI KORORSI PAGE
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from CILMI KORORSI PAGE, Educational consultant, wadajir, Mogadishu.
Bogga CILMI KORORSI waxa uu la mataan yahay kanaalka Youtubeka ee CILMI KORORSI, waxa aad ka heleysa Qisooyin faa'ido badan leh oo aad ka faa'ideyso wax badan oo nolosha mustaqbalkaaga ah, waxaad sido kale ka heli karta luqadda Turkiga oo billow ah.
NIn saaxiibkiis qayaanay oo xaaskii ka furtay laakiin isagiina maxaa ku dhacay!!!
Haddii aad nagu cusub tahay ha illoobin Follow, Like and Share.
Sido kale SUBSCRIBE saar kanaalkeena CILMI_KORORSI
Qisooyinkii h**e ka daawo lifaaqa youtubekeena:
https://www.youtube.com//playlists
Nin Naagtiisa ka tagtay, Ehelkiina Naceen Walashiis uu caawiyay darteed. Qisadan ka daawo sababta
Nin Ganacsada ahaa oo aan waligii khasaarin. Sababta ogoow kadibna isku day in aad adigana sidaa noqoto...
Qisooyin kale oo waxtar leh. fadlan ka daawo halkan siiana gaarsii asxaabtaada kale.
https://www.youtube.com//playlists
30/10/2022
Muqaalkan waxa uu ka hadlayaa hab nololeedka TUKAHA oo ah midka ugu caqliga badan HAADDA, waxa ay leeyihiin MAXKAMAD aan marna ogolaaneyn in xad gudub lagu sameeyo kooxda inteeda kale. wax ayna xukunka u qaadda hadba inta uu danbiga la eg yahay. waxaana laga yaabaa in xukunku noqdo mararka qaar dil isla meesha lagu fulinayo.
Marki aad daawato ayaad la yaabi doonta sida ay u cadaalad sameynayaan waxaadna dareemi doonta in aan anaga ubaahanahay GARSOORE Cadaaladdaas oo kale noo sameeyo.
Fadlan saar SUBSCRIBE si aad ula socoto qisooyinka iyo barnaamijyada waxtarka leh ee soo socda, siina gaarsii asxaabtaada si ay iyagana uga faa'ideystaan.
Garsooraha waa DUMAR waxa ayna u sameysa CADDAALAD aad la yaabi doonto marki aad daawato muuqaalkan Muqaalkan waxa uu ka hadlayaa hab nololeedka TUKAHA oo ah midka ugu caqliga badan HAADDA, waxa ay leeyihiin MAXKAMAD aan marna ogolaaneyn in xad gudub lagu s...
30/08/2022
Qiso laga yaabo in ay badasho go'aankaaga maanta saameuna ku yeelato mustaqbalka noloshaada.
Daawo illaa dhamaadka haddii aad nagu cusub tahay fadlan Subscribe saar kanaalkeena Cilmi Kororsi iyo CILMI KORORSI PAGE
LABA KALA BARIDAY KALA WAR LA' Rafaadkii dunida ayuu ka saaray, Deynti ayuu ka magay kadibna.. Qisadan waa qiso aad u qiira badan oo aad dareemi doonto farxad iyo murugo intaba, waxaad ka faa'idi ...
25/07/2022
Qisadii Saqiirtii la Silciyay qeybteedii 6 aad
-Hooyadey Daawo Ayey igu Dili Rabtay-
Qeybtan waxa ay ka hadleysa sida Bushra hooyadeed u go'aansatay in ay disho iyada oo isticmaaleysa daawo dhaqtarka usoo qoray waxa ayna gaarsiisay heer ay awoodi waysay in ay xubnaha jirkeeda maamausho oo ay wada barartay, waxaa kale oo aad qeybtan ku arki doontaantaan in Bushra ay aamintay dadka dhibaateeya oo idil in ay Ahlu diin iska dhigaan laakiin aysan shaqo ku lahayn.
Haddii aad nagu cusubtay fadlan ha illoobin in aad pagekeena Like saarto uputubekeena CILMI KORORSINA Subscribe inoo saarto siina gaarsii asxaabtaada kale si ay igana uga faa'ideyataan.
-Daawasho Wacan-
Qeybihii h**e ee qisada waxaad ka daawan kartaa kanaalkeenaa Youtubeka ee CILMI KORORSI.
SAQIIRTII LA SILCIYAY Qeybtii 6aad. Hooyadey Daawo ayey igu dili rabtay Qeybtan waxa ay ka hadleysa in BUSHRA Hooyadey markan isku dayday in ay is dhaafiso, waxa ay rabtay i...
03/07/2022
QISADI SAQIIRTII LA SILCIYAY -Dukaankio Camirnaa cid wax kagadaneyso majirto, Fatoosh anigaa dhibaatada usoo jiiday-
Qeybtan Bushra waxa ay dareentay in dadka kale ee iyada caawiya ay dhibaato usoo jeedeyso, waxa kale oo ay ogaatay markii ugu horreysay in ILAAH kaliya la magan galo. Waxa loo geystay dhibaato ay la miir daboolantay waxaana gacanta loo geliyay naag jaanis ay ku cadaabto raadineysay.
Haddii aad magu cusub tahay ha illoobin LIKE IYO FOLLOW, sidoo kale saar SUBSCRIBE kanaalkeena youtubeka ee CILMI KORORSI.
Daawasho Wacan
SAQIIRTII LA SILCIYAY Qeybtii 5aad. Dukaankii Fatoosh ee Camirnaa wax wax ka iibsado malahan waayo.. Qeybtan 5aad ee qisada SAQIIRTII LA SILCIYAY waxa ay ka hadleysa sida BUSHRA a...
28/06/2022
SAQIIRTII LA SILCIYAY Qeybtii: 4aad
- waxaan noqday daroogiste...-
Qeybtan waxa ay la hadleysa sida BUSHRA ay u go'aansatay in ay noqoto Daroogiste Maafiya ah si ay uga aargoosato cid waliba ee dhibaateysay ama ku daawatay dhibka, waxa ay billawday isticmaalka Maandooriyaha laakin waxaa dhacay wax cajiib ah oo go'aankeedii ka badalay.
Fadlan daawo si aad uga bogato ugana faa'ideysato siina gaarsii asxaabtaada.
Fadlan ha illoobin in aad Like iyo Share tiraahdo si ay ugaarto dad fara badan oo laga yaabo in ay anfacdo.
Sidoo saar Subscribe kanaalkeena youtubeka ee CILMI KORORSI.
- Daawasho Wacan-
SAQIIRTII LA SILCIYAY. Qeybtii 4aad. "Waxaan Noqday Daroogiiste laakiin" Qeybtan 4aad ee qisada SAQIIRTII LA SILCIYAY waxa ay ka hadleysa in BUSHRA ay markan go'aans...
27/06/2022
SAQIIRTII LA SILCIYAY Qeybtii 3aad.
-Halista aan ku dhacaa ka daran wixii h**ey oo dhan-
Qeybtan Bushra waxa ay ku dhacday wax aysan filaneynin, wax badan oo ay is laheyd dib uguma noqon doontidna waa ku noqotay noloshii raaxada badneydna nasiibka uma sii calfan.
Bushra la afduubay waxa ayna gacanta ugashay cadow halis ah waxaana lagu haystaa wax aysan shaqo kulaheyn.
Haddii aad nagu cusub tahay fadlan LIKE SHARE AND FOLLOW hanaga illoobin sidoo kale soo booqo kanaalkeena youtube ee CILMI KORORSI.
Daawasho Wacan.
SAQIIRTII LA SILCIYAY Q.3aad. Waxaan ku dhacay halis ka badan tii h**e Qeybta 4aad ee qisada SAQIIRTII LA SILCIYAY waxa ay ka hadley dhibaato h**e leh oo soo wajahday...
25/06/2022
SAQIIRTII LA SILCIYAY Q.2aad.
- Qur'aankaagu kheyr malahan Qaa'inkii unbaa ku dhalay -.
Qeybtan waxaad ku daawan doonta sida ay uniyad jabtay BUSHRA oo farxadeedii barashada qur'aanka loo yasay taas oo keentay in ay ogaato SIR badan oo ka qarsooneyd, kadibna waxa ay noqotay darbi jiif illaa ay ku dhacday gacan MAAFIYO oo caruurta ka ganacsato.
Haddii aad nagu cusub tahay fadlan saar SUBSCRIBE kanaalkeena youtube ee CILMI KORORSI si aad ula socoto qisooyinka kale ee cusub siina gaarsii asxaabtaada kale.
Ha illoobin LIKE, SHARE and COMMENT.
Daawasho wacan.
Qisadii SAQIIRTII LA SILCIYAY qeybteeda 2aad 2aad ee qisada waa halka ay ka billaabatay rafaadki labaad ee nolosha Bushra, waxa ay ...
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Wadajir
Mogadishu
00252