31/05/2026
Haddii aadan horay noola saarneen gaariga, busteejo aad naga soo raaci karto ayaan joognaa saaxiib.
Skilful empowers employees and institutions through training, research, mentorship and consulting for sustainable growth.
31/05/2026
Haddii aadan horay noola saarneen gaariga, busteejo aad naga soo raaci karto ayaan joognaa saaxiib.
27/05/2026
Cilmibaaristaan waxa ay si qoto dheer u faaqidday saameynta hab-dhaqanka Booliska uu ku leeyahay xuquuqda Maxaabiista Saldhigyada Muqdisho.
Waxay iftiimisay farqiga u dhexeeya aqoonta booliska iyo xaaladda dhabta ah ee maxaabiista, sida xarigga kahor, maxkamadeynta oo dheeraata iyo caqabadaha dhanka helitaanka qareenada.
Waxay cilmibaaristu ku talisay in la xoojiyo tababarrada booliska iyo la-xisaabtanka.
Waxaa si wadajir ah u qoray saaxiibbada kala ah:
1. Abdikadir Abdullahi Mo'allim Ahmed (Jamhuriya University)
2. Abdulkadir Ali Mohamud (Somali Police Forces)
3. Mohamed Farah Abdullahi (Skilful Consulting)
4. Nur Hassan Ahmed (Independent Researcher)
26/05/2026
Waa hadiyad 4 maalin socon doonto. Nasiib wacan saaxiibboyaal.
Ciid wanaagsan dhammaan.
Waxaa berri noosoo gabo-gaboobi doono xiisadihii tooska ahaa ee uu ๐๐ซ๐จ๐. ๐๐๐ฅ๐ข uga jawaabaaye su'aalaha ay ardaydu ka qabaan ๐ช๐๐๐๐๐ 1 - ๐น๐๐๐๐๐๐๐ ๐ญ๐๐๐๐
๐๐๐๐๐๐: ๐ฌ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐บ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐ฉ๐๐๐๐๐๐๐๐.
Waxaan inoo xigi doono ๐ช๐๐๐๐๐ 2 - ๐น๐๐๐๐๐๐๐ ๐ท๐๐๐๐๐๐๐ ๐พ๐๐๐๐๐๐ oo asbuuca xigo bilaaban doono iyo ๐ซ๐๐๐ ๐จ๐๐๐๐๐๐๐ oo kasii danbeyn doono ๐ธ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐ธ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ oo course 3 iyo 4 kala ah.
Ka faa'iideysi wacan in shaa Allaah.
Saaxiiboyaal, mar kale waxaan idiin kuugu bishaareyneenaa in ay inoo suurto gashay in aan idiin diyaarinno ๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐จ๐ฆ๐๐ซ ๐๐๐ซ๐ฏ๐ข๐๐ ๐๐ฑ๐๐๐ฅ๐ฅ๐๐ง๐๐.
Saaxiiboyaal, mar kale waxaan idiin kuugu bishaareyneenaa in ay inoo suurto gashay in aan idiin diyaarinno ๐๐๐๐๐๐ฆ๐ข๐ ๐๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐ง๐ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ.
Saaxiiboyaal, waxaan idiin kuugu bishaareyneenaa in ay inoo suurto gashay in aan idiin diyaarinno ๐๐๐ค๐ฃ๐ค๐ข๐๐ฉ๐ง๐๐๐จ.
06/05/2026
Labadii asbuuc ee ugu horreysay, 179 qofood ayaa nagala qeyb qaatay sahankaan. Aad baad u mahadsan tihiin saaxiibbayaal.
Haddii aadan weli nagala qeyb-qaadan, mar kale ayaan kaa codsaneynaa in aad nagu biiriso xogta aad ka heyso Xildhibaanka kugu matela dowladda Federaalka.
Aragtidaadu waa muhiim, waxayna ka qeyb qaadaneysaa isla-xisaabtan dhab ah. Link-ga foomka ka fiiri comment-ka 1-aad.
Mahadsanid.
Hal daqiiqo ku baro nooca Cilmibaarista aan hadda ka sameyneeno Baarlamaanka Federaalka ah ee dalka.
Caawa waxaa si guul ah noogu soo dhamaaday xiisadihii tooska ahaa ee koorsada ๐๐ญ๐๐ญ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐๐ฌ ๐๐จ๐ซ ๐๐๐ญ๐ ๐๐ง๐๐ฅ๐ฒ๐ฌ๐ข๐ฌ - ๐ฉ๐๐๐๐ ๐ณ๐๐๐๐.
Hambalyo bahda Skilful.