02/08/2023
𝗢𝗴𝗲𝗲𝘀𝗶𝗶𝘀 𝗢𝗴𝗲𝗲𝘀𝗶𝗶𝘀 𝗢𝗴𝗲𝗲𝘀𝗶𝗶𝘀 𝗢𝗴𝗲𝗲𝘀𝗶𝗶𝘀
Waxaa la ogeeysinayaa dhamaan bahda jacel barashada cilmiga Caafimaadka in uu Machadka Cosmos College Of Professionals uu bilaabi doono barshada maadooyinka Caafimaadka.
1 .Waxbarashada machadka waa lacag la'aan.
2 .Mudada waxbarashadu waa 4 bil.
3 .Habka waxbarashada machadka waa online.
4 .Cashirada waa maqal iyo muuqaal.
5 .Cashirada waxaa lagu qaadanayaa whatsAppka ama Telegramm
6 .Is diwaan galinta ardayga 𝐖𝐚𝐚 𝟓 𝐝𝐨𝐥𝐥𝐚𝐫.
8 .Machadka waxa uu bixiyaa shahaado diploma.
9.Hadii aad maado iska diwaan galiso English bilaasha ah ayaa helaysaa.
Maadoyinkaka lagubaran doono machadka waa
1 𝙋𝙃𝘼𝙍𝙈𝘼𝘾𝙊𝙇𝙊𝙂𝙔 4 bilood Diploma
2 𝙉𝙐𝙏𝙍𝙄𝙏𝙄𝙊𝙉 3 bilood. Diploma
3. 𝗡𝗨𝗥𝗦𝗜𝗡𝗚. 4 bilood Diploma
4. 𝗟𝗔𝗕O𝗥𝗔𝗧𝗢𝗥𝗬. 4 bilood. Diploma
5. 𝐏𝐮𝐛𝐥𝐢𝐜 𝐇𝐞𝐚𝐥𝐭𝐡 4 bilood. Diploma
6. 𝐌𝐢𝐝𝐰𝐢𝐟𝐞𝐫𝐲. 6bilood Diploma
7. 𝗣𝗮𝗲𝗱𝗶𝗮𝘁𝗿𝗶𝗰 6 bilood fee $7
8. 𝗖𝗹𝗶𝗻𝗶𝗰𝗮𝗹 𝗦𝗰𝗶𝗲𝗻𝗰𝗲. 6bilood. fee $7
Si aad isku diwaan galisid nagala so xeriir whatsAppka
0615087722/0615365220
La wadaag asxaabtaada
Like ta iyo share tuna waa noo muhiim.
26/07/2023
𝗢𝗴𝗲𝗲𝘀𝗶𝗶𝘀 𝗢𝗴𝗲𝗲𝘀𝗶𝗶𝘀 𝗢𝗴𝗲𝗲𝘀𝗶𝗶𝘀 𝗢𝗴𝗲𝗲𝘀𝗶𝗶𝘀
Waxaa la ogeeysinayaa dhamaan bahda jacel barashada cilmiga Caafimaadka in uu Machadka Cosmos College Of Professionals uu bilaabi doono barshada maadooyinka Caafimaadka.
1 .Waxbarashada machadka waa lacag la'aan.
2 .Mudada waxbarashadu waa 4 bil.
3 .Habka waxbarashada machadka waa online.
4 .Cashirada waa maqal iyo muuqaal.
5 .Cashirada waxaa lagu qaadanayaa whatsAppka ama Telegramm
6 .Is diwaan galinta ardayga 𝐖𝐚𝐚 𝟓 𝐝𝐨𝐥𝐥𝐚𝐫.
8 .Machadka waxa uu bixiyaa shahaado diploma.
9.Hadii aad maado iska diwaan galiso English bilaasha ah ayaa helaysaa.
Maadoyinkaka lagubaran doono machadka waa
1 𝙋𝙃𝘼𝙍𝙈𝘼𝘾𝙊𝙇𝙊𝙂𝙔 4 bilood Diploma
2 𝙉𝙐𝙏𝙍𝙄𝙏𝙄𝙊𝙉 3 bilood. Diploma
3. 𝗡𝗨𝗥𝗦𝗜𝗡𝗚. 4 bilood Diploma
4. 𝗟𝗔𝗕O𝗥𝗔𝗧𝗢𝗥𝗬. 3 bilood. Diploma
5. 𝐏𝐮𝐛𝐥𝐢𝐜 𝐇𝐞𝐚𝐥𝐭𝐡 4 bilood. Diploma
6. 𝐌𝐢𝐝𝐰𝐢𝐟𝐞𝐫𝐲. 3bilood Diploma
7. 𝗣𝗮𝗲𝗱𝗶𝗮𝘁𝗿𝗶𝗰 6 bilood fee $7
8. 𝗖𝗹𝗶𝗻𝗶𝗰𝗮𝗹 𝗦𝗰𝗶𝗲𝗻𝗰𝗲. 6bilood. fee $7
Si aad isku diwaan galisid nagala so xeriir whatsAppka
0615087722/0615365220
La wadaag asxaabtaada
Like ta iyo share tuna waa noo muhiim.
Cosmos College Of Professionals
Kuso dhawoow machadka Barashada xirfadaha ee Cosmos College of professionls
18/07/2023
Kusoo dhawoow wax barasho tayo leh.
Waxa aan kuu heeynaa kooras dhammees tiran oo kala ah:
1. Pharmacology
2. Nurse
3. Public health
4. Laboratory
5. Pediatric
6. Nutrition
Nagalasoo xariir whatsap:- 👇👇👇
+252615365220
17/07/2023
ISKU DAY JAWAABTA SAXADA AH?
04/03/2023
OGEEYSIIS MUHIIM AH
Waxaa kuu haynaa shaybaar calis ah oo mudo yar la isticmaalay wuuna cusub yahay wuxuu wataa qalabkiisa oo dhameystiran sida
1 Qalabka isbeerka oo dhamays tiran
2 santuuqa shaybaarka qiimaha 115$ iyo hishiis 0615087722
23/01/2023
TALO CAAFIMAAD
DHIBAATOOYINKA LAGA DHAXLO IN BIYAHA ISTAAGA LAGA CABBO AMA ADIGOO TAAGAN IN AAD BIYAHA CABTO .
Waxaa jiro dhibaatooyin farabadan ee laga dhaxlo in biyaha istaaga laga cabbo waxaana kamid ah;
-Gaas-ka
-calool xanuunka
-Jilbo xanuunka
-lafo xanuunka
-Boog calooleedka
-Kilyo xanuuno
-Qalqal inuu kadhaco cuno burburinta
-infakshanada kudhaca kaadi mareenka
-Madax xanuun
-Naqas
IYO Dhibaatooyinkaloo badan
Fadlan fariiso walaal marka aad biyaha cebeyso .
Lawadaag asxaabtaada si'ay ugu faa'iideystaan
Page-ka like saar si'aad uhesho maclumaad dheeri ah una noqoto qofka ugu horeeyo ee kafaa'ideysta Taxanaha iyo Talooyinka aansoo gelino .
mahadsanidiin
14/01/2023
Baro Muhiimada Quraacda – 7 Faa’ido ee Quraacda Leedahay
Dadka badankoodu ma jeclo quraacada maxa yeelay ma oga faa’idada ay leedahay cuntada subuxii la cuno. Quraacdu waa cuntada ugu muhiimsan ee qofku qaato maalintii.
Quraacdu waxay muhiim u tahay jirka iyo maskaxda.
Nafaqada quraacda ku jirto waxay qofka ka caawinee in uu jirkiisa qurxoonaado caafimaadkiisana saxmo ama joogto ahaado. Quraacadu waxay yareysaa dhibaatada caafimaada ee qofka soo gaari lahayda.
7 Faa’ido ee quraacda leedahay:
1. Quraacdu waxaa kor u qaadaa dheef-shiid kiimikaadka caloosha.
2. Quraacda waxay saxdaa ama joogtaysaa heerka sonkorta jirka.
3. Nafaqada iyo caafimaadka quraacada waxay yareeyaan dhibaatada caafimaad.
4. Quraacadu waxay kaa caawinee in aada heshid tamar kugu filan iyo in miiskaan kaaga saxmo.
5. Quraacada isku dheeli tiran waxaad ka helee fatamiin, poratiina iyo miniraala intaba waxay kaa caawinayaan in aada si sax ah ugu datid waajibaadkii malin laha ahaa.
6. Quraacadu jirka oo kali muhiim ma u ahan balse sidoo kale maskaxda ayay muhiim u tahay oo waxay ka qeyb qaada taa in maskaxdu si sax ah ugudato shaqo maalmeedkeeda.
7. Qofkii haduu katago waxuu dareemaa caajis iyo firfircooni daro. Maxaa yeelay maskaxda waxaa ka dhammaanayo tamartii ay ku shaqeynaysan.
Write ✍ Dr shuceeb
Like 👍 share
Lawadaag asxaabtada oo u faaidey