Mount Suurad Primary & Secondary School

Mount Suurad Primary & Secondary  School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mount Suurad Primary & Secondary School, School, Zeypiyano, Mogadishu.

03/09/2026
10/08/2026
OGEYSIIS  OGEYSIIS  OGEYSIIs
05/08/2026

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIs

20/07/2026

Asc
Salaan ka dib waxaa la ogeysiinayaa in Mount Surad Primary & secondary school uu bilaabi doono is diwaan gelinta Ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka cusub (2026__2027)

Maamulk Dugsiga Mount Surad School Raage Axmed Xirsi oo ka qaybgalay shirweynaha isbeddelka Waxbarashada Gobolka Banaadi...
18/07/2026

Maamulk Dugsiga Mount Surad School Raage Axmed Xirsi oo ka qaybgalay shirweynaha isbeddelka Waxbarashada Gobolka Banaadir 2026

Waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, meel kasta oo ay dunida ka joogaan, munaasabadda sannad-guurad...
30/06/2026

Waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, meel kasta oo ay dunida ka joogaan, munaasabadda sannad-guurada 66-aad ee Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed ee 1-da Luulyo.

19/06/2026

Dhammaan Ardayda iyo waalidiinta soomaaliyeed waxaan halkaan uga hambalyeenayaa soo dhammeynta intixaamkiu 8aad oo ku soo gamagaboobay si farxad leh waxaana u rajeenayaa natiijo ay ku farxaan sidoo kale waxaan u mahadcilinayaa Agaasinka iyo dhammaan intii ka qayb qaadatay habsami u socodka intixaamka

Address

Zeypiyano
Mogadishu

Telephone

+252615577256

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mount Suurad Primary & Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Mount Suurad Primary & Secondary School:

Shortcuts

Share

Category