Moallim Shaacir primary and secondary school

Moallim Shaacir primary and secondary school

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Moallim Shaacir primary and secondary school, Education, seipiano, Mogadishu.

31/08/2025

Ku soo dhowaada Dugsiga Macalin Shaacir Primary and Secondary schools.
Is-qorista sanad dugsiyeedka 2025/2026 ee fasalada hoose/dhexe/ sare waa socotaa
Soo dhowaada

31/01/2025

Ogeysiis muhim ah.
-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan maamulka macalimiinta, ardada iyo waalidiinta in berrito oo ah -1da bisha feberayo 2025 ay dib noogu bilaabaneyso waxbarashada , dugsiguna noo furan yahay bilowga teeramka 2aad .
Isku soo noqosho iyo shaqo wacan.
Waxaa nalaga sugayaa dadaal iyo dhameystirka manhajka.
Waxaan idiin rajeynayaa guul.
Balanteenu waa inoo berito iyo bilowga shaqada teeramka 2aad Inshaalah.
31/1/2025.
Mcln shaacir waa joogaa .

08/09/2024

Ku soo dhowoow Dugsiga Macalin shaacir .

27/08/2024

Hambalyo ardada Dugsiga Macalin shaay

27/08/2024

Hambalyo dhammAan ardada Dugsiga Macalin shaacir.

27/08/2024

Hambalyo Ardada Dugsiga Moalim Shaacir ee fasalka 12aad oo wada guuleystay 2023/2024..[27/8/2024.]

27/08/2024

بسم الله الرحمن الرحيم.
Hambalyo Ardada Fasalka 12aad ee Dugsiga Macalin Shaacir oo kuwada guuleystay imtixaankii dhamaan.M.A

14/08/2024

Ku dhowaada Dugsiga macalin Shaacir is qoristu waa ka socataa.
Ku soo dhowaada gacmo furan.

Photos from Moallim Shaacir primary and secondary school's post 26/07/2024

Dugsiga Moalim shaacir schools oo ka qeybgalay Tababarka kobcinta Xirfadda Hogaaminta (Educational leadership skill Development) ee 22- 25-2024 ee dallada FPENS, ahaana fursad u wada furan dugsiyayada public iyo private ah iyo educational institutions.
Guuleysta dhamaan.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Seipiano
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 15:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00