27/06/2024
Shirkadda Bilal Educational Consultants waxay hambalyo iyo Bogaadin u direysaa
Ardayda waxbrashada qeybta labaad u soo idlatay🎓✨️
Kuliyadaha kala ah.
● Master of Civil Engineering.
● Master of Construction management
● Master of Petroleum engineering
●Master of Computer engineering
Shirkadda waxey idin rajeynaysa mustaqbal Wanaagsan.
.