Garaadshe Institute of Innovation, Education and Development

Garaadshe Institute of Innovation, Education and Development

Share

Garaadshe is the home of modern education system. We always focus on the needs of the young educator

19/09/2021

Nasiib World Travel Agency kusoo dhawaada waxaan qabanaa soo saarista sidda
Caafimaadka
wax_barashada
Dalxiiska
Tikidyo qiimo jaban

what's app : +252618248822

08/09/2021

Maku haminaysay inad barato Luqadda English-ka hadaba waxaa inoo bilaaban doono course cusub oo lagu diyaariyay hab fudud oo casri ah.

Nagala Soo xirir : whats app : +252617-117651

24/08/2021

waxay diyaar kuula tahay inay kaa caawiso ,kaa talo siiso ,kulana Diyaariso Buugaaga Qalinjabinta JAAMACADA """THESIS BOOK """"

Nagala soo xiriir what's App : 0617117651

22/08/2021

Waxay dhamaan ardayda soomaliyeed ee ka qalinjabinaya jaamacadaha dalka iyo dibada u diyaarisay macalimiin ka caawin doonta diyaarinta Bugaagtood Qalinjabinta jaamacada si aysan ugu dhibtoon ama aysan u waayay garab ka caawiya oo la too-toosiya buugood qalinjabinta jaamacada """"Thesis Book """"
Nagala soo xiriir : 0617117651 0618248822 0617231515 0615663822

18/04/2021

Nasiib World Travel Agency
Hel tikidho qiimo jaban oo dal iyo dibad ah
nagala soo xiriir : 0615663822 / 0618248822/ 0617231515

04/05/2020

Design Course

Baro xirfad adiga oo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo.

Hadaba machadka waxa uu kuu hayaa Fursadii aad ku baran laheed xirfadaas adiga oo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo..

Laxiriir
+252-619-9797-15

+252618248822

+252-682-616-06

30/03/2020

Online English Diploma.

Luuqada English awaa furaha aqoonta casrigaa, waana luuqada ugu horaysa ee aduunku kuwada xiriiro waqtigan.

Waxaa dhib badan kahaystaa ardayda Soomaaliyeed luuqada English oo aan loo barin sidii saxda ahayd.

Hadaba machadka waxa uu kusiinayaa
2 buug oo laguugu turjumayo oo ay leedahay jaamacadda oo ah jaamacadda kutaala dalka Emgland ahna jaamacada ugu wayn ee laga barto luuqada English.

1- English Grammar in use.
2- English vocabulary in use.
Iyo casharo muuqaala ah ayada oo ardayda labari doona websites free ah oo laga barto luuqada.

Hadaba adiga oo jooga gurigaaga goobtaada shaqo baro luuqada English.

Laxiriir +252-619-9797-15, +252-682-616-067

30/03/2020





Aduunyada Casrigaa waxa lagu kala sareeyaa waa aqoonta.
aqoontana waxa astaan u ah shahaadoyin, marwalba oo aad haysato shahaadooyinka kala duwan waxaad noqonaysaa qof muhiima oo aqoon sare leh fursadaha shaqona noqonaya qofka ugu muhiimsan.

hadaba machadka Garaadshe waxa uu kusiinayaa Fursad aad kuhesho macluumaadka ugu casrisan dunida waliba adigoo gurigaaga jooga, waana bilaash inta ay casharadaas kuusocdaan.

Dadaalkaaga ayaad dadku intaad kugaadho kudhaafi kadhaa.

Waxaan Kuu haynaa
for beginners
Microsoft Office
Management
Analaysis

hadaba ha isdhigan
lana jaan qaad casrigaad
lanooshahay.

Nagala soo xiriir

0619-979-715
682-616-067

Fadlan dheh oo lawadaag saaxiibadaa.

24/02/2020

Online


Shaqooyinka ugu badan, ugu qaalisan, uguna muhiimsan ee , , iyo ay soo bandhigaan waxaa ugu horeeya qof yaqaana sida mashaariicda loo maamulo.

Hadaba madoonaysaa in aad barato Project management adiga oo jooga gurigaaga,

Shuruudah
° in aad isdiiwaan galiso
°In aad fahmi kadho luuqada English
°In aad haysato internet maalinkasta

Wixii Faahfaahina kala xiriir

+252619979715
+252682616067

[email protected]

Fadlan lawadaag asxaabtaada

21/02/2020



Video+Exercise



Kafaaidayso fursad qaaliya oo ah in aad adiga oo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo aad barato shahaadana kaqaadato maado muhiima si ah.



8$



Fadlan lagala soo xiriir

+252619979715

15/02/2020



Aduunyada Casrigaa waxa lagu kala sareeyaa waa aqoonta.
aqoontana waxa astaan u ah shahaadoyin, marwalba oo aad haysato shahaadooyinka kala duwan waxaad noqonaysaa qof muhiima oo aqoon sare leh.

hadaba machadka Garaadshe waxa uu kusiinayaa Fursad aad hesho macluumaadka ugu casrisan dunida waliba adigoo gurigaaga jooga waana bilaash inta ay casharadaas kuusocdaan.

Dadaalkaaga ayaad dadku intaad kugaadho kudhaafi kadhaa.

Waxaan Kuu haynaa
for beginners
Microsoft Office

Analaysis

hadaba ha isdhigan
lana jaan qaad casrigaad
lanooshahay.

Nagala soo xiriir

0616-254-213
0619-979-715

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hodan
Mogadishu