Alqasim Schools

Alqasim Schools Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Alqasim Schools, School, warshadaha Street, Mogadishu.

13/08/2026
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYOwaxaan hambalyo diirran halkaan uga diraynaa dhammaan ardaydii fasalka 8aad ee dugasiga dhexe ...
10/08/2026

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
waxaan hambalyo diirran halkaan uga diraynaa dhammaan ardaydii fasalka 8aad ee dugasiga dhexe ALQAASIM oo dhammaan guulo qiimo badan usoo hooyey waalidka,Maamulka, macallimiinta iyo guud ahaan dugsigooda iyo cid kasta oo dadaal kusoo bixisay kadib markii ay ku wada guuleysteen imtixaankii qaranka .
Waxaanna leennahay mahadsanidiin ee horusocod wacan .
Sidoo kale waxaan bulshada la wadaageynnaa in ay billaabatay diiwaan gelinta ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka 2026-2027 ee horay u gaar xafiiska kuugu dhow ee dugsiga .
Mahadsanid

انا لله وإنا إليه راجعون Maamulka, macallimiinta ,waalidiinta , ardayda iyo dhammaan bahada waxbarashada dugsiyada ALQAA...
09/08/2026

انا لله وإنا إليه راجعون
Maamulka, macallimiinta ,waalidiinta , ardayda iyo dhammaan bahada waxbarashada dugsiyada ALQAASIM wexey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ustaad SULEYMAAN MAXAMED CABDULLAAHI oo uu shalay galab aabihiis MAXAMED CABDULLAAHI ku geeriyoodey magaalada muqdis@ho wexeyna alle uga rajeynayaan dembidhaaf iyo in ilaahey qabriga u waasiciyo ehelka iyo qaraabadana samir iyo iimaan ka siiyo .

Hadiyado ayaa ka bexayey wallee ee Aaway raggaani iyaguna meey .....
20/07/2026

Hadiyado ayaa ka bexayey wallee ee Aaway raggaani iyaguna meey .....

Wejiyadaas kuu muuqda yaad ka garaneysaa?
18/07/2026

Wejiyadaas kuu muuqda yaad ka garaneysaa?

إنا لله وإنا إليه راجعون Maamulka , macallimiinta , waalidiinta ,ardayda iyo dhammaan bahda waxbarashada dugsiga hoose d...
16/07/2026

إنا لله وإنا إليه راجعون
Maamulka , macallimiinta , waalidiinta ,ardayda iyo dhammaan bahda waxbarashada dugsiga hoose dhexe iyo sare ee AL-QAASIM waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey C/raxmaan C/salaan Cali Ibraahim oo kamid ahaa ardayda dugsiga gaar ahaan fasalka f4 oo hadda galay imtixaankii qaranka sugayeyna darajada iyo shahaadada dugsiga sare balse tiisii kasoo hormartay.
Rabbi ha u naxariisto jannadii firdowsana haka waraabiyo ehelka , qaraabada iyo asxaabtiisana sabir iyo iimaan haka siiyo

View the full image in ChatGPT.

Ka faaiideysi wacan dhammaan bahada waxbarashada ee dugsiyada ALQAASIM .
14/07/2026

Ka faaiideysi wacan dhammaan bahada waxbarashada ee dugsiyada ALQAASIM .

HAMBALYO DHAMMAAN UMMADDA SOOMAALIYEED MEEL WALBA OO AY DUNIDA KA JOOGAAN
01/07/2026

HAMBALYO DHAMMAAN UMMADDA SOOMAALIYEED MEEL WALBA OO AY DUNIDA KA JOOGAAN

29/06/2026

Nin lagu seexdow haseexan soo jeedoo haseexan
( maxamed c/raxmaan) Schools

Address

Warshadaha Street
Mogadishu

Telephone

+252612535455

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alqasim Schools posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category