Raad Institute for urban devolpment

Raad Institute for urban devolpment Raad institute for Urban development (RIUD) is an independent, nonprofit, research center.

Celebrate World Environment Day !
05/06/2024

Celebrate World Environment Day !

24/05/2024
11/07/2023

"Agaasimaha Guud Raad Institute for Urban Development, Mudane Eng Ibrahim Abdi Heyle ayaa Marti ku ahaa Muuqbaahiyaha Bile TV, kana warbixiyay barnaamij ku saabsanaa xuska maalinta caalamiga ah ee Dadweynaha aduunka kuna beegan 11-July"

Eid Mubarak
21/04/2023

Eid Mubarak

29/01/2023

Hon.Abdi risak Sh.Muhidiin (wasiirki H**e ee Batroolka)

"Marka koowad waa in lagu heshiiyo siyaasada
waayo marka lagu heshiiyo siyaasada aya lagu
heshin karaa magaalo qorsheynteynteda,
magalada qaabka ay u sameynsan tahay waa
qadiimi, magalada si fiican uma dhisin waxana
ka daremei kartaa qaabka ay u dhisan tahay
malaha xitaa baabur meel ay maraan. Siyasadana
waa ka qeyb qaadan kartaa si xowli ah waliba
waayo waxa ay keeni karta in la sameeyo
heshiisyo logu talagalay dhismaha magalada.
Waxa kaloo loo bahan yahay in siyaasada loo
jaan gooyo ama saamileyda siyaasada ama
bulshada in lagala heshiiyo qaabka ay noqondoonto magaalada Dhismaheda."

31/12/2022

Prof Yahya Amir

"Dabaqdyada bulsho ahaan, Somaliya malaha
dabaqado ay dadka kala leeyihin, waan isku dhex
jirnaa hal dabaq aya dhahay waxana ku nool nahay
hal magaalo, dhib aye isku qaban dadka, sidoo kale
looma sameynin Magaladan qorsheyn qasatan meel
ay ilmaha ku ciyaaran, wadooyin waa weyn oo la
maro, meel qashinka loogu talagalay"

21/12/2022

Pannel 1aad
Waa doodi koowaad ee barnaamijka Xuska Maalinta Qorsheynta Magaalada
Xariiriye, Eng. Ibraahim Abdi Heyle
Kaso qeyb galayasha dooda koowaad
1. Proff. Saalim ibrow
2. Proff. Yahye caamir
3. Abdi Mohamed

08/12/2022

Xildhibaan maxamed abuukate
"In fursadaan la isa soo xasuusiyo maalin gaar ah neh loo yeelo waa arin wanaagsan waxaana ugu hanbalyeynayaa umada somaaliyeed"

06/12/2022

Hadal jeedintii.
Xil. Maxamed ibraahim maxamed cajiib
"Waan ugu mahadcelinyaa iney nasoo xasuusiyaan maalintaan bahda Raad, dhalinyaro soomaaliyeed iney waqtigooda galiyaan hormarinta dalkeena waxey noo tahay farxad waana uga mahad celinayaa anaga ka baarlaman ahan waxan isku xilsaari doona in aan ka soo saarno sharuuc lagu maamulayo deeganka"


03/12/2022

khudbadii furitaanka iyo Eng.Ibraahim abdi heyle, agaasimaha machadka Raad

Address

Banaadir
Mogadishu

Telephone

+252617938844

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Raad Institute for urban devolpment posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Raad Institute for urban devolpment:

Shortcuts

Share