ARICO Conference - Salaam University

ARICO Conference - Salaam University Annual Research and Innovation Confrerence - Salaam University

06/08/2022

DIB U MILICSI

Hadal jeedintii Gudoomiyaha Jaamacadda Ustad Bashir Sh Ahmed Awdini ee Xafladii Cilmibaarista ee ARICO.

.
.

Waxaa Shaly oo aay taariikhdu aheeyd 01-02-2022 lagusoogabagabeeyi Shir-cilmiyeedkii caafimaadka guud (public health res...
02/02/2022

Waxaa Shaly oo aay taariikhdu aheeyd 01-02-2022 lagusoogabagabeeyi Shir-cilmiyeedkii caafimaadka guud (public health research conference) ee graowe caasimad gobaleedka Putland oo aay soowadaqabanqaabiyeen Machadka Caafimaadka Qaranka (National Institute of Health (NIH)) iyo Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Federalka Somaliya. Ayada oo aay halkaas kusoobandhigeen Cilmibaaristooda Kana qeeybqaateen dood cilmiyeedka Dr. Ahmed Omar Miicaad iyo Mr. Aadan Abdulqaadir.

Waxaa maalintiisii labaad galay Shir-cilmiyeedkii caafimaadka guud (public health research conference) ee graowe oo aay ...
31/01/2022

Waxaa maalintiisii labaad galay Shir-cilmiyeedkii caafimaadka guud (public health research conference) ee graowe oo aay soowadaqabanqaabiyeen Machadka Caafimaadka Qaranka (National Institute of Health (NIH)) iyo Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Federalka Somaliya. Maanta oo aay taariikhdu ahayd 31 Janaayo 2022 dadka cilmi baaristooda soobandhigay sidookale kaqeebgalay dood cilmiyeedka waxaa kamid ahaa Dr. Mohamed Mohamud Shobow, Berina waxaa soojeedin doona Dr. Ahmed cumar Miicad iyo Mr. Aadan Abdulqaadir inshaa Allah.
& MoH Growe conference 2022

Wafdi uu hogaaminaayo Agaasimaha cilmibaarista ee Jaamacada Salaam Dr. Maxamed Maxamud Shobow ayaa maanta oo Tariikhdu t...
30/01/2022

Wafdi uu hogaaminaayo Agaasimaha cilmibaarista ee Jaamacada Salaam Dr. Maxamed Maxamud Shobow ayaa maanta oo Tariikhdu tahay 29-01-2022 u ambabaxay Magaalada Garowe ee caasimada maamul-goboleedka Puntland si ay uga-qeeybgalaan Shir-cilmiyeedka caafimaadka guud (public health research conference). Wafdiga waxaa kamid ahaa Dr. Axmed Miicaad, Dr. Axmed Ali Abdirahman (Idaajaa), Mr. Aadan Abdulkadir. Shirka wuxuu socon-doonaa mdo 3- maalmood ah, halkaas ayeeyne kasoo jeedin-doonaan cilmibaaris aay-sameeyeen. Shirkaas waxaa sooagaasimay Machadka Caafimaadka Qaranka (National Institute of Health (NIH)) iyo Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Federalka Somaliya.
& MoH Growe conference 2022

29/12/2021
28/12/2021
It is the second day of 1st Annual research and Innovation Conference taking place at Afrik Hotel organized by Salaam Un...
28/12/2021

It is the second day of 1st Annual research and Innovation Conference taking place at Afrik Hotel organized by Salaam University.
ARICO is distributing best paper certificates to Adan Abdulkadir Abdulrahman, for his best paper on the two-day abstract conference.


The two days of 1st Annual Research and Innovation Conference (ARICO) has completed. We hope that if time allows, ARICO ...
28/12/2021

The two days of 1st Annual Research and Innovation Conference (ARICO) has completed. We hope that if time allows, ARICO will be continuing an event like this next year Insha Allah. Thank you for your kind participation's, keynote speakers, panelists, presenters, sponsors,Oraganziers and all participants. See you again.


It is the second day of 1st Annual research and Innovation Conference taking place at Afrik Hotel organized by Salaam Un...
28/12/2021

It is the second day of 1st Annual research and Innovation Conference taking place at Afrik Hotel organized by Salaam University.
ARICO is now distributing certificates of appreciation to ARICO organizers, for their tireless contribution for the implementation of this annual event on the two-day abstract conference.

It is the second day of 1st Annual research and Innovation Conference taking place at Afrik Hotel organized by Salaam Un...
28/12/2021

It is the second day of 1st Annual research and Innovation Conference taking place at Afrik Hotel organized by Salaam University.
ARICO is now distributing reward amongst sponsors, participants for their deeper contribution on the two-day abstract conference.


Address

Wadnaha Street
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ARICO Conference - Salaam University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to ARICO Conference - Salaam University:

Shortcuts

Share