Cambaareyn
Waxaan si kulul u cambaareyneynaa falalka lagu la xiray ama lagu dhibaateeyay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku shaqeysta gaadiidka Bajaj-ka. Bajaj-yadu waa il nololeed muhiim u ah kumannaan qoys oo Soomaaliyeed, waxaana ku tiirsan darawallo badan oo ku maareeya noloshooda maalinlaha ah.
Waxaan ugu baaqeynaa hay’adaha iyo masuuliyiinta ay khuseyso in ay tixgeliyaan duruufaha nololeed ee darawallada Bajaj-ka, isla markaana la ilaaliyo xuquuqda muwaadiniinta Soomaaliyeed ee si sharci ah u shaqeysanaya.
Sidoo kale waxaan ku boorrineynaa in arrintan xal waara looga gaaro wadahadal iyo isfaham, si aan loo wiiqin shaqada iyo nolol-maalmeedka muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku tiirsan gaadiidka Bajaj-ka.
Ugu dambeyn, waxaan markale adkeyneynaa cambaareynta fal kasta oo dhibaato ku ah shaqaalaha iyo muwaadiniinta Soomaaliyeed.
Mohamed Nuur
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mohamed Nuur, Mogadishu.
05/03/2026
Qofwalba Aragtidiisa Ayuu leeyahay
03/03/2026
Waa gantaalka Cluster ka ee ay adeegsatay iran oo at YHD ka qaylisay, halkii mar waxaa ka baxay toboneeyo gantaal oo midkiiba burbur dhul dhan geysan karo.
03/03/2026
🚨 WAR DEGDEG AH
Codka digniinta ayaa ka yeeray bartamaha Israa’iil, oo ay ku jirto Tel Aviv.
Dadweynaha ayaa lagu wargeliyay inay galaan goobaha gabaadka ah.
02/03/2026
QATAR ayaa soo saartay liiska madaxda lasoo xidhiidhay amiirka Qatar ee garab istaaga u muujiyey, Laakiin waxay ka reeben Liiska Somalia oo sheegtay inay la xidhxidhay Amiirka Qatar.
🚨 WAR DEGDEG AH
Jeneraal Ahmad Jabbari, oo ka tirsan Ilaallada Kacaanka Iiraan (IRGC), ayaa sheegay in Maraykanku inta badan diyaaradihiisa u raray Qubrus.
Wuxuu ku hanjabay in Iiraan ay gantaallo badan ku garaaci doonto Qubrus si ay ugu qasbaan Maraykanka inay halkaas ka baxaan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu