23/01/2022
𝗕𝗜𝗦𝗛𝗔𝗔𝗥𝗢 𝗕𝗜𝗦𝗛𝗔𝗔𝗥𝗢 𝗕𝗜𝗦𝗛𝗔𝗔𝗥𝗢
Dhamaan Dadka j acayl Barasha Quraan kariimka in la idin furey
Xarunta Al-Rayaan Ee Barashada Quraan kariimka Online
◼ Ku soo dhawoow Machadka Al-Rayyaan Quran Online oo ah hoyga Barashada Qur'aanka Kariimka hab online oo casri ah.
◼ Ku baro Qur'aanka Kariimka muddo kooban adiga oo jooga gurigaaga.
◼ Wixii faahfaahin ah kala Xiriir:
whatsapka wa.me/+252617270649
Skype +25261 7270649