Dufcada 25aad ee Ahmed Gurey school

Dufcada 25aad  ee Ahmed Gurey school

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dufcada 25aad ee Ahmed Gurey school, Education, Mogadishu.

10/08/2025

ان لله ما اخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى
انا لله وانا اليه راجعون

Waxaan halkaan tacsi tiiraanya leh uga diraynaa
Aabaha dhalay Walaalkeen oo ka tirsanaa
Kaasoo Geeridiisu hadda nasoo gaartay
Anagoo isku duuban Waxaan leenahy
Aabbe waa uu naga wada dhintee Allaha unaxariisto samir iyo iimaana Allaha ka siiyo dhamaan eheladii iyo qaraabadii gaar Ahaan wllkeen oo ahaa Arday aad U qiima badnaa nagana tirsanaa 🤲🤲🤲

02/08/2025

ASC F&F
gaar ahaan Dufcaddii 25 aad ee
School Ahmed Gurey
2 sano kadib Xageese kusuganthy ?

Photos from Dufcada 25aad  ee Ahmed Gurey school's post 06/09/2024

Hamplyo Schoolka Ahmed gureey oo kuguuleeystay sanadkii 2aad oo xeriir ah tartanka kubada cagta dugsiyada oo uu qabto agaasinka waxbarashada gobolka banaadir waxaan umahdcelineeynaa Allah (SW) iyo cid walibo oo gacan kageeysatay guushaan gaar ahaan ciyaartooyda, maclinmiintooda iyo maamulka Schoolka sigaara waxaan sigaar eh uugu mahad celineeynaa maamo Sadiyo Abdirahmaan oo dadaal badan gelisay guushaan.
Dufcada 25aad oo, isku duuban waxeey idiin leedahay hamplyo bahda Ahmed gureey meel walbo oo, dunida daafaheeda uugu sugantihiin.

Photos from Dufcada 25aad  ee Ahmed Gurey school's post 21/10/2023

waxaan halkaan hampalyo kaleenahay Ardayda Dufcada 25aad ee Ahmed Gurey school oo ka qalin badashay schoolka facaween ee imaam Ahmed Gurey High school
Dhamaan walidiinteni maamulka iyo macalimiintaba waxaan leenahay waad ku mahad santihiin sidii aad nagu la so dadaasheen inaan malinkaan quruxda badan soo gaarno
Marlabad iyo marsadaxaadba hampalyo hampalyo

Photos from Dufcada 25aad  ee Ahmed Gurey school's post 10/03/2023

Maalin qiimo badan malin inagu weyn ka reer ahmed gurey ahan hambalyo hambayo hambalyo manta wxan uhambalyeynaya bahda reer ahmed gurey oo dhawan ku guleysatay tartanka k/cagta dugsiyada gobolka banadir sanadka 2022/2023

06/02/2023

Isku-aadka tartanka Kubbadda cagta Fasalada Schoolka Al Imaam Ahmed gurey sanad dugsiyeedka 2022/2023

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu