26/06/2023
Adigaa mudan macalin Shujaac Bulshaawi maashaa Allaah Hambalyo lamid ah
Guud ahaan Bahda Dugsiga kalmas oo idin leh hambalyo maalinka Xuriyadda 26ka june.
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Midowga Ardayda Dugsiga keda, High School, Mogadishu.
26/06/2023
Adigaa mudan macalin Shujaac Bulshaawi maashaa Allaah Hambalyo lamid ah
Guud ahaan Bahda Dugsiga kalmas oo idin leh hambalyo maalinka Xuriyadda 26ka june.
23/06/2023
Dhammaan midowga Midowga Ardayda Dugsiga keda waxay kuleeyihiin Hambalyo Ustaad Hon Haji waamey waxaad naga joogtaa Maqaam sare Muraayad Muuqata ayaad nootahay Dadaalkaaga siilaba jibaar Macalin
Mar iyo marar badanba waxaan kuleenahay hambalyo Hambalyo Hambalyo hambalyo
Asc Duhur Wanaagsan
14/06/2022
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
Midowga Ardayda Academiyadda KEDA waxay Hambalyo Udirayaan Macalin shujaac Bulshaawi Oo Si Habsi ah Leh Hortabin u ahaa Daahfurka Macahadka Agoonta iyo Daryeelka Danyarta Ee Waqfu Kheyraad Oo Ay Korjooga Katahay HEY'ADDA Faca Weyn Ee TIKA -oo Kadhisan Dalka Turkiga Qeybo Badanna Kuleh Dalkeena Soomaaliya Xaruntaana Ay Noqotay Xaruntii Loobaahnaa Bulsha weynta Soomaaliyeed na ay Diyaar Unoqon lahaayeen Siday Ugu faa'edysan lahaayeen Waxaynu Sigaar ah Awgu Mahadcelinaynaa Anigoo ah Guddiga Ardayda KEDA Kuna Hadlayo Codka Guud Ee Ardayda Dugsiga KEDA Ururka Hawshaan Gacanta kuhayo Isagana Isku xire Guud Ka ah Ee Ururka Horumarinta Jiilka Soomaaliyeed Ee Dosyo Guul wacan Dhammaan
Ustaad Guul wacan Ayaan Markasta Kuurajeynaynaa Insha Allaah
12/01/2022
Waxaan Hambalyo udiraynaa Mamulka Dugsiga Dugsiga ALEDA Ustaad shujaac Bulshaawi Anigoo kuhadlayo codka Midowga Ardayda Dugsiga Aleda ahna Muxudiin Maxamed Cabdul qaadir Dadaalka Wacan ,sabarka ,Xil Adkeynta iyo Hagar Bixidda waxabarsho ee Dugsiga ALEDA Haddana uu sameeyay Qeyb Online ah Inoogu socdo Casharo Taxano ah Aan filayno Goordhow inaynu Shahaadooyinkaa helno inshaa Allah Mahadsanidiin
Haddii uu Dal Dakiisa Dhisto
07/01/2022
Shalay Tartanka Kubadda Cagta kadib anigoo ah Madaxa midowda Ardayda Dugsiga ALEDA 2020 Bar Ama Baro ALEDA Mr Muxudiin waxaan kulan laqaatay Kulan os xog wareysi iyo dhageysiga Qaab socdaalka Ardayda Dugsiga sanadka soo socda iyo Miisaaniyadda Nidaamka waxbarasho ee sanadda 2022 waxaana iskufahannay Maamulkeena sharafta leh ee Ustaad shujaac Bulshaawi qodobooyi dhowr ah waana Kufaraxsanaa dhab ahaantii kulankaa isaga ah