Dayniile Primary And Secondary School

Dayniile Primary And  Secondary School Waa Bogga Rasmiga ah Ee Dugsiga Dayniile Primary and Secondary school waxaana mar waliba lagu so bandhigi doona wax qabadka dugsiga welcome to.open hand

12/09/2026

Xafladii daahfurka sanad duggsiyeedka cusub 2026-2027 & Xarunta dagmada Dayniile ❤️

Ku mashqulka qeyrkaa qorsha dhama jira… Wixii dhacay qadar ayey ahayeen sanadka danbe iyo Dayniile oo solabata I.a
31/08/2026

Ku mashqulka qeyrkaa qorsha dhama jira…

Wixii dhacay qadar ayey ahayeen sanadka danbe iyo Dayniile oo solabata I.a

28/08/2026

Our stars ⭐️ ✨

Ciyartooyda Xulka duggsiga Dayniile oo uso gudbay wareega sideed dhamaadka tartanka kubada cagta duggsiyada gobolka bana...
28/08/2026

Ciyartooyda Xulka duggsiga Dayniile oo uso gudbay wareega sideed dhamaadka tartanka kubada cagta duggsiyada gobolka banadir .

Kullanka xiga . Dayniile vs Ceynu-Raxma ⏳

Back to school September 05 ( insha allah ) Wax yabaha ka reeban ardayda .
21/08/2026

Back to school September 05 ( insha allah )

Wax yabaha ka reeban ardayda .

19/08/2026

Maamulka sarre ee duggsiga ayaa cawa casho sharaf iyo kullan dhiiri galin ah u sameyay ciyartoyda duggsiga .

Duggsiga Dayniile ayaa usoo gudbay wareega 16 ka , tartanka duggsiyada gobolka banadir .

Viva Dayniile 🔥

17/08/2026
Duggsiga Dayniile oo iska xadiriyay wareega 16 ka . Tartanka Duggsiyada Gobolka Banadir Balanteenu Waa koobka 🏆 🥳
17/08/2026

Duggsiga Dayniile oo iska xadiriyay wareega 16 ka .

Tartanka Duggsiyada Gobolka Banadir
Balanteenu Waa koobka 🏆 🥳

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis —————————————————————————Waxaa bulsho weynta ku dhaqan gobolka banadir gaar ahaan dagmada Day...
12/08/2026

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis

—————————————————————————
Waxaa bulsho weynta ku dhaqan gobolka banadir gaar ahaan dagmada Dayniile iyo nawaxigeeda la ogeysinayaa in Duggsiga Hoose / Dhexe & Sarre ee Dayniile uu qadan doono arday cusub sanad waxbarasheedka 2026-2027 . Hadaba walid h**e u gaar yuusan ka buuxsamin diiwan galinta .

Waxbarashadu wa bilaash . Ardayda la qadan doono waxay iskugu jiraan , Hoose / Dhexe & sarre

Home of high quality education 📕 🖊️ 🕯️
Dayniile school 🏫




Bilow fiican Duggsiga Dayniile oo afka ciida u daray duggsiga gubadley . Tartanka duggsiyada gobolka banadir . Dayniile ...
04/08/2026

Bilow fiican Duggsiga Dayniile oo afka ciida u daray duggsiga gubadley . Tartanka duggsiyada gobolka banadir .

Dayniile 6 : 0 Gubadley

Address

Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252615697870

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dayniile Primary And Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Dayniile Primary And Secondary School:

Shortcuts

Share

Category