*Fursad shaqo macalinimo.*
Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Sooyaal waxaa ka banaan fursado.
✅ Macalin BIology/chemistry
*Shuruudaha soo codsadaha laga rabo*
1️⃣ Waa in uu heysto Shahado Waxbarasho.
2️⃣ Waa in uu lee yahay qibrad ugu yaraan 5 sano ah.
3️⃣ Waa in uu yahay macalin furfuran lana shaqeyn kara maamulka.
4️⃣ Waa in uu dagan yahay eeriyada deyniile / hodan /warta nobada iyo hawlwadaag midkood
5️⃣ In uu ku fiican yahay hab maamulka iyo maareynta fasalka.
6️⃣ In uu yahay macalin Full time shaqo gali kara.
7️⃣ In uu ardayda waqtiga ilaalinayo balanta ka dib.
8️⃣In uu ugu yaraan saxiixo contract hal sano ah, hadii uu ka hor waqtiga heshiiska ka tagayo shaqada uu soo gudbiyo waqti fiican.
Iskuulka waxa uu ku yaalaa Taraqa iyo Sigaarka.
Hadaba araaji qabashada way socotaa waxaadna kusoo hagaajin kartaa CVgaga iyo shahaadoyinkaga
Emailka: [email protected]
Tell numberka: 617150115
Fadlan follow gare siina share garer si walalaha kugu xiran u helan fursadan
Fursadaha shaqo ee macalimiinta
Fursadaha Shaqo ee Madaarista
Somali Jobs
SmarDocs Hub
Fursadaha shaqo ee macalimiinta
Halkan waa page ka macalimiinta ay ka heli doonaan shaqooyinka si daah furan. Fadlan Follow gareyso.
Fursad shaqo barannimo
----------------------------
Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee AL-MUCIID oo looga bartay waxbarasho tayeysan, kana mid ah dugsiyada Gobolka Banaadir, waxa uu Term kaan qaadanayaa Macallimiin dhigi kara maadooyinka
1. Carabi iyo TarbiyoFull time ( Subax)
2. Math and physics (Subax)
𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐚𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐪𝐨𝐝𝐨𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐡𝐨𝐨𝐬 𝐤𝐮 𝐪𝐨𝐫𝐚𝐧:
1- In uun haysto Shahaadada (Bachelors Degree ) taqasus ah
2- In uu leeyahay khibrad Macallinimo ugu yaraan 5 Sano.
3- In uu awood buuxda u leeyahay qorshaynta, gudbinta iyo maaraynta fasalada uu udhigi doono.
4. In uu ku soo diro shahaadooyinkiisa whatsapp-ka Numberka hoose.
Fiiro gaar ah Fadlan macallin hadii aadan taqasus iyo qibrad u lahayn maadooyinkaas, hasoo dirin wax Cv ah sidoo kale macallimiinta soo dirsan doonta CV ga soo raaciya shahaadooyinka. Mahadsanidiin
Telephone number: 📞 📲 0616113471 ama WhatsApp.616678957/618126397
waqtigu wuxuu ku egyahy 18/8/2026
12:30Am
F G: Dugsigu wuxu ku yaalaa Degmada Hodan gaar ahaan xaafada Jaamacadaha
Fursadaha shaqo ee macalimiinta
Fursadaha Shaqo ee Madaarista
SmarDocs Hub
Somali Jobs
13/08/2026
Fursad shaqo macallinimo
Fadlan follow dheh siina share garee si ay u helaan fursadahan waalalaha kugu xiran.
Fursadaha shaqo ee macalimiinta
Fursadaha Shaqo ee Madaarista
Somali Jobs
Dhamaan bulshada nagu xinran waxaan caawa idinla wadaageynaa in aan idiin sameynay page aan ku suuq geyn doono dhamaan Allabaha waxbarashada quseeyo sida kuraasta miisaska sabuuradaha IWM.
Wixii agabka waxbarashada ah ee iibka ah halkas kala xiirira i.a
Page ka waa Suuqa Iibka Alaabaha Celiska
Whatsapp groupkana waa
https://chat.whatsapp.com/Ljqk9G3T2zGBTErlPUDuPT?s=cl&p=a&ilr=1
Follow gareya siina share gareeya i.a
Fursadaha shaqo ee macalimiinta
Fursadaha Shaqo ee Madaarista
Somali Jobs
SmarDocs Hub
Fursad shaqo macalinimo
Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Sooyaal waxaa ka banaan fursado.
✅ Macalin BIology/chemistry
*Shuruudaha soo codsadaha laga rabo*
1️⃣ Waa in uu heysto Shahado Waxbarasho.
2️⃣ Waa in uu lee yahay qibrad ugu yaraan 5 sano ah.
3️⃣ Waa in uu yahay macalin furfuran lana shaqeyn kara maamulka.
4️⃣ Waa in uu dagan yahay eeriyada deyniile / hodan /warta nobada iyo hawlwadaag midkood
5️⃣ In uu ku fiican yahay hab maamulka iyo maareynta fasalka.
6️⃣ In uu yahay macalin Full time shaqo gali kara.
7️⃣ In uu ardayda waqtiga ilaalinayo balanta ka dib.
8️⃣In uu ugu yaraan saxiixo contract hal sano ah, hadii uu ka hor waqtiga heshiiska ka tagayo shaqada uu soo gudbiyo waqti fiican.
Iskuulka waxa uu ku yaalaa Taraqa iyo Sigaarka.
Hadaba araaji qabashada way socotaa waxaadna kusoo hagaajin kartaa CVgaga iyo shahaadoyinkaga
Emailka: [email protected]
Tell numberka: 617150115
Fadlan follow dheh siina share garee si ay u helaan fursadahan waalalaha kugu xiran.
Fursadaha shaqo ee macalimiinta
Fursadaha Shaqo ee Madaarista
Somali Jobs
SmarDocs Hub
Dugsiga AL-Micraaj Modern school Primary & Secondary School,
Waxa uu ku yaala Degmada garas baaley Xaafada weeydow
wargelinayaa dhammaan macallimiinta aqoonta iyo khibradda leh in ay bannaan yihiin 1 Boos oo Macallinimo.
Jagooyinka
1.Math and physics
Shuruudaha
3. Haysta Bachelor Degree oo ku habboon takhasuska. ( education)
4. Leh ugu yaraan 3 sano oo khibrad ah.
5. Awood u leh maareeynta iyo xakameynta fasalka
6. Deggan Ceelasha-Biyaha
7. Leh anshax wanaagsan, kana madax-bannaan wax balwad ah.
8. U hoggaansami kara xeerarka iyo nidaamka dugsiga.
Dukumentiyada
1. CV.
2. Nuqullada Shahaadooyinka ( soft copy).
3. Aqoonsi ( Nira).
📍 Goobta Shaqada: Degmada garas baaley xaafada weeydow
📞 Xiriir: 0616671241
Fiiro Gaar ah:
Keliya codsadayaasha buuxiya shuruudaha ayaa loo yeeri doonaa imtixaan iyo wareysi.
Fursadaha shaqo ee macalimiinta
Fursadaha Shaqo ee Madaarista
Somali Jobs
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Bakara Street
Mogadishu
BN00092
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 18:30 |
| Tuesday | 07:00 - 18:00 |
| Wednesday | 07:00 - 18:00 |
| Thursday | 07:00 - 06:00 |
| Saturday | 07:00 - 18:00 |
| Sunday | 07:00 - 18:00 |