Qalam Education Platform

Qalam Education Platform

Share

QALAM Waa mareeg ka shaqeysa arrimaha waxbarashada iyo tayeynta ardayda soomaaliyeed, laga bilaabo fa

27/03/2026

JUMCA MUBARAK
KU SALI XABIIBKA SCW

26/03/2026

Iska diwaangali applicationka Qalam Education Platform oo ka daawo casharada dugsiga sare ee Dawlad Deegaanka Soomaalida

Nagala soo xidhiidh: +251913284110 & +251915077608
Kala soo dag applicationka Qalam: https://bit.ly/3rnwV4j

19/03/2026

CIID MUBAARAK

KULUCAAM WA ANTUM BILKHAYR
TAQABALALAAH MINA WA MINKUM

17/03/2026

๐€๐ฅ๐ฅ-๐ข๐ง-๐Ž๐ง๐ž ๐ƒ๐ข๐ ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅ ๐’๐จ๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐Œ๐จ๐ ๐š๐๐ข๐ฌ๐ก๐ฎ!
Maamulida dugsigaaga hadda way fududaatay!
Qalam Education Platform waxay kuu keentay xal dhamaystiran oo isku daraya:
โœ… School Management System
โœ… High Speed Internet
โœ… Qalam Lessons & Quizzes
โœ… Student Exam Results App
๐Ÿฑ๐Ÿฌ% ๐—ข๐—™๐—™ โ€“ ๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฎ๐—ต!
Qorshayaal qiimo jaban:
$35
$50
๐…๐†: ๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ๐ญ๐š๐ง ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐š ๐Ÿ๐š๐šโ€™๐ข๐ข๐๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง ๐ค๐š๐ซ๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š!
Hada is diiwaangali Riix link: https://forms.gle/XXGde9Fiboi1FCrD6

15/03/2026

Qalam Education Platform ka daawo casharada dugsiga sare ee DDS 9aad ilaa 12aad.

Nagala soo xidhiidh: +251913284110 & +251915077608
Kala soo dag applicationka Qalam: https://bit.ly/3rnwV4j

10/03/2026

Degmada Harawo ee gobolka Faafan ayaa lagu wareejiyay qalabka waxbarashada casriga ah ee Qalam

Qalabka waxaa lagu diyaariyay dhamaan casharada dugsiga sare ee DDS, kaas oo ku shaqaynaya hab offline ah ayaa waxaa ka waramaya faaรญidooyinka iyo waxyaabaha oo kusoo kordhin doono tayaynta waxbarashada gobolka Faafan qaas ahaan degmada Harawo, gudoomiyaha degmada Harawo mudane Maxamuud Sh.Cabdiqaadir Xaaji Qaasim.

07/03/2026

Jaamcada Jigjiga ayaa soo gabagabaysay imtixaanka ka bixista (exit exam) ee socday maalmihii u dambeeyay.

05/03/2026

Tababarka iyo rakibaada qalabka Qalam ee degmada Awbare iyo Maamulka Magaalada Lafaciise

Qalam Education Platform ayaa wali sii wada tabbarada iyo rakibaada qalabka waxbarashada ee lagu diyaariyay casharada dugsiga sare fasalada 9aad 12ilaad ee Dawlad Deegaanka Soomaalida.

Tababaradan iyo qalabkan ayaa la gaadhsiin doonaa dhamaan degmooyinka gobolka Faafan.

03/03/2026

Soonka bisha Ramadan wuxuu door weyn ka qaataa horumarinta waxbarashada ardayda. Wuxuu kobciyaa samirka, akhlaaqda, feejignaanta iyo maamulka waqtiga.

Ramadan waa fursad qaali ah oo ardaydu uga faaโ€™iideysan karaan horumarinta naftooda iyo barashada diiniga ah iyo mida maadiga ah.

Nagala soo xidhiidh: +251913284110 & +251915077608
Kala soo dag applicationka Qalam: https://bit.ly/3rnwV4j

01/03/2026

Rakibaada qalabka casriga ah ee Qalam, degmada Harawo (dugsiga sare ee Dharwanaaje)

Waxaa socda dadaalada lagu tayaynayo waxbarashada DDS, gaar ahaan gobolka Faafan degmooyinkiisa

Qalam education platform ayaa u diyaarisay ardayda DDS casharada dugsiga sare (9 ilaa 12aad) oo lagu gaadhsiinayo degmooyinka gobolka Faafan qalab ay ka daawadaan casharada, qalabkaas oo ku shaqaynaya internet la'aan.

27/02/2026

Jumca Mubarak

Ku saliga nabiga (SCW) oo badi Allah bariga bisha barakaysan ee Ramadan

Nagala soo xidhiidh: +251913284110 & +251915077608
Kala soo dag applicationka Qalam: https://bit.ly/3rnwV4j

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Mogadishu
417