20/09/2026
JAGOOYIN BANNAAN
Jaamacadda caalamiga ah ee Al-cimra waxay qaadanaysaa macalimiin Education ah SHURUUDAHA:
1.waa inuu haysto PhD ama Master Education
2.khibrad kabadan 5sano oo uu maadooynka Math, physics biology, iyo chemistry ugasoo shaqeeyay
3.waa inuu sito shahaado muujinaysa luqadda English ka kuna hadli karo qori karo
4.Waa inoo haystaa aqoon Class Management
CONTECT US:
: +252 0615597553
: [email protected]