23/12/2025
Musharrax Guddoomiyaha Midowga jaamacadda Capital,
Mudane Mahad Mohamed Mahdi fadlan u codee
Education
23/12/2025
Musharrax Guddoomiyaha Midowga jaamacadda Capital,
Mudane Mahad Mohamed Mahdi fadlan u codee
Raโiisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xamse Cabdi Barre ayaa caawa ku dhawaaqay goโaanka Xukuumadda Dan Qaran ee ah in la cafiyay ardaydii Soomaaliyeed ee aan galin Imtixaanka Fasalka 12aad sannad dugsiyeedkii 2015/2016.
Ardaydan oo tiradoodu tahay 28 kun oo arday ayaa imtixaanka uga baaqday duruufo loo aqoonsaday maangal, sidaas darteed, ayaa waxa ay soo jeedisay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare in loo fasaxo in ardaydaas ay u oggolaato Washaaraddu in ay u beddesho shahaadada fasalka 12aad ee dalladaha, kuwaas oo ay dhammaan xogtooda hayso Wasaaradda Waxbarashada.
DHAMAAD
Wixii faahfaahin ah fadlan kala xiriir
Agaasinka Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada
Abdiaziz Wali
[email protected]
11/11/2025
๐
๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ซ ๐๐ก๐๐ช๐จ
Shirkadda Amtel waxay bixineysaa fursad tababar shaqo oo loogu talagalay dhalinyarada doonaysa khibrad dhab ah oo ku saabsan suuqgeynta iyo iibka. Tababarkan wuxuu kaa caawin doonaa inaad barato sida loo suuqgeeyo ama loo iibiyo adeegyadda shirkadda iyo la macaamilka macaamiisha.
๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐๐ก๐:
โข Waa inuu heystaa shahaado dugsi sare oo sax ah.
โข Waa inuu leeyahay xirfad sare oo xiriirka bulshada iyo la tacaamulkooda ah.
โข Waa inuu yahay qof firfircoon, xilkasnimo, karti iyo amaano leh.
โข Heysashada shahaado jaamacadeed waa faaโiido dheeraad ah.
๐
.๐: ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ซ ๐๐ก๐๐ช๐จ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐๐ฅ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ง ๐ค๐จ๐ฆ๐ข๐ฌ๐ก๐๐ง (๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ข๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง-๐๐๐ฌ๐๐), ๐ช๐จ๐๐ค๐๐ง๐ ๐ฅ๐ ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐๐ฒ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐๐๐๐๐ ๐ญ๐๐๐๐๐๐ซ๐ค๐ ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐๐๐จ ๐ ๐ฎ๐ง๐ง๐จ ๐ ๐๐๐๐ข๐ข๐ ๐ซ๐๐๐ ๐๐ก (๐๐ซ๐๐ง๐ฌ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ง๐๐๐ง๐ญ๐ข๐ฏ๐).
07/11/2025
Asaxaab isku qaali ah ,Ardayda ku dhiiri giliya in ay sooyaalkooda wanaagsan gacantooda kusameestaan.
Ustaad Abdullahi Shucayb Bashaash
Waxaanu ku ammaanaynaa shaqadiisa qiimaha badan iyo sida uu u dhisayo jiilka soo koraya ee Soomaaliyeed. Barbaariyeyaasha dhabta ah ee ummadda soomaaliyeed ayuu ka mid yahay horay usoco ayaan kuleennahay.
Dugsiga Hantiwadaag.ee magaallada Mogadisho.
Macalinkaan ku qiimee10/10
Meeqa ayaad ku qiimee leheed
Dugsiga hoose/dhaxe/sare ee darulnujum Waxa uu shacinayaa fursad baranimo oo kabanaan dugsiga
Madooyinka kala ah biochemistry
Shuruudaha macalinka logabahanyahay
1.waa in uu haystaa shahaado jamacadeed oo laxariirta madooyinka ow codsanaayo
2.Waa in uu maraykaraa fasalka
3.waa in uu diyaar uyahay imtixaanka tijaabada
4.imtixaanka waxaa laqadaa galabta 3:00 27/102025
waa in owleeyahay qibrad macalinimo ugu yaraan 3sano
Schoolka waxow kuyalaa dagmada yaqshid agaarka lafwayn
Wixii faahfahin ah kala xariir Nambaradan
618239444/617461116/619797920
Kala sheeg macalimiinta sidaas uga falceliyo sheekada Ardayda maadooyinka ay kala dhigaan.
18/10/2025
TACSI TIIRAANYO LEH
โ
ุฅููููุง ููููููู ููุฅููููุง ุฅููููููู ุฑูุงุฌูุนูููู
โ"ุฅู ููู ู
ุง ุฃุฎุฐุ ููู ู
ุง ุฃุนุทูุ ููู ุดูุก
Midowga Macalimiinta Soomaaliyeed Waxaay murugada iyo xanuunka la qeybsanayaan dhammaan qoyska, ehelka iyo qaraabada uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Ustaad Cabdiwahab Sheekh khaliif, oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Gaar ahaan digfeer hospital. Waxaana lagu aasay maanta duleedka magaalada Muqdisho.
Waxaan Eebbe uga baryeynaa inuu naxariistiisa waasaca ku mannaysto, qabrigiisa u waasiciyo, Jannatul Firdowsana Allah ka waraabiyo.
Annagana samir iyo iimaan ALLE ha inaga siiyo. ๐คฒ
Dhammaan midowga macalimiinta soomaaliyee waxa aan ka codsanaynaa inay u duceyaan insha Allah
HANTI-WADAAG PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL.
Kaaraan Primary And Secondary School.