23/08/2026
TACSI TIIRAANYO LEH
قال الله تعالى:
"يَا أَيَّتُهَا النَّفْسُ الْمُطْمَئِنَّةُ
ارْجِعِي إِلَى رَبِّكِ رَاضِيَةً مَرْضِيَّةً
فَادْخُلِي فِي عِبَادِي وَادْخُلِي جَنَّتِي"
Maamulka Macallimiinta, Ardayda iyo dhammaan howl-wadeenada iskulka Al-Jaziira waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan Qoyska iyo qaraabada ,saaxiibada Marxuumad Luul
geerida naxdinta leh ee ku timidu Alle ha u naxariistee Ardayada, lagu magacaabo
Luul Xasan ibraahim cabdi
Bahda iskuula Al-Jaziira waxay Alle uga baryayaan marxuumada in uu ka waraabiyo Jannadii Firdowsa, dhammaan ehelkii iyo asxaabtii marxuumada sabir iyo iimaan Allaha ka siiyo.
Aamiin ................. Aamiin ................... Aamiin
"إنا لله و إنا إليه راجعون”
يا ايتها النفس المطمئنة ارجعي الى ربك راضية مرضية فأدخلي في عـبادي وادخلي جنتي
وبشر الصابرين الذين اذا اصابتهم مصيبة قالوا انا لله وانا اليه راجعـون
لأحول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم