Zamzam University Medical Alumni-ZUMA

Zamzam University Medical Alumni-ZUMA

Share

Medical Alumni Association of Zamzam University-MAAZU is an association that unites Medical Doctors

Photos from Zamzam University of Science and Technology's post 10/07/2026

𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐘𝐎
Ururka Qalinjabiyayaasha Caafimaadka ee Jaamacadda Zamzam (ZUMA) waxa uu u hambalyeynayaa ardayda kulliyadda Caafimaadka ee difaacday buuggaagtii qalin-jebinta, islamarkaane soo gebagabeeyay safarkii dheeraa ee waxbarashada heerka koowaad. Ururku waxa uu gacmo furan ku soo dhawaynayaa dhakhaatiirta ku soo biirta sannadkaan, waxa uuna u rajaynaynaa dhammaantooda mustaqbal ifayo.


Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Maka Almukarama Street, KM5
Mogadishu