17/08/2026
BTI waxay ku faantaa inay soo saarto dhalinyaro xirfad leh oo diyaar u ah inay ka qayb qaataan horumarka dalka. Maanta wax baro, berrina shaqee adigoo wata aqoon iyo khibrad dhab ah.
BTI is a renowned vocational training institution situated in Mogadishu, Somalia.
Banadir Training Institute (BTI) was established in 2019 and it is one of the leading technical training institutes that operate in Banadir region and is planning to extend its social service across the country.
17/08/2026
BTI waxay ku faantaa inay soo saarto dhalinyaro xirfad leh oo diyaar u ah inay ka qayb qaataan horumarka dalka. Maanta wax baro, berrina shaqee adigoo wata aqoon iyo khibrad dhab ah.
15/08/2026
โจ๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐โจ
๐ธ๐ด๐ค
Machadka Farsamada Gacanta Banadir Training Institute BTI wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ku guuleystay imtixaanka qaranka ee dugsiga sare. ๐๐
#2026
Waa mid ka mid ah ardayda Banadir Training Institute (BTI) oo si kalsooni leh uga warbixinaya mashruuc koronto-gelin ah oo uu si guul leh u hirgeliyey, isaga oo sidoo kale la wadaagaya aqoonta, xirfadaha, iyo waayo-aragnimada uu ka kororsaday BTI.
Muuqaalkaan wuxuu si cad u muujinayaa dadaalka joogtada ah ee macallimiinteennu ku bixiyaan tayeynta ardayda, isku-darka casharrada aragtida iyo tababarka gacanta lagu qabto, iyo sida ay ardaydeennu ugu diyaarsan yihiin inay xalal dhab ah u keenaan baahiyaha bulshada.
Muddo kooban gudaheed, BTI waxay gaartay guulo la taaban karo oo ay hormuud ka yihiin ardaydeenna, kuwaas oo maanta soo bandhigaya karti, hal-abuur, iyo kalsooni ay ku wajahayaan suuqa shaqada.
08/08/2026
Sawirradani waxay ka tarjumayaan dadaalka, kalsoonida iyo xirfadaha ay ardaydeennu ku soo bandhigayaan imtixaankooda Practical-ka. Mid kasta oo ka mid ah ardayda wuxuu si taxaddar leh u fulinayaa hawlaha loo igmaday, isagoo adeegsanaya aqoontii iyo tababarkii uu ka helay Banadir Training Institute BTI.
05/08/2026
๐โก Ardayda Banadir Training Institute (BTI) ayaa todobaadkaan si rasmi ah u bilaabay imtixaankooda Practical-ka.
Imtixaankan wuxuu yahay mid lagu qiimeynayo xirfadaha dhabta ah ee ay ardaydu ku barteen fasallada iyo shaybaarrada tababarka. Waxaa si gaar ah diiradda loogu saaray shaqooyinka practical-ka ee la xiriira korontada iyo tamarta cadceedda (Solar), si loo hubiyo in ardaydu awood u leeyihiin inay si xirfad leh ugu shaqeeyaan goobaha shaqada ee dhabta ah.
Qaar ka mid ah ardayda maanta waxay marayaan imtixaankoodii ugu dambeeyay, taas oo ka dhigan inay soo gabagabeynayaan safarkoodii waxbarasho iyo tababarka farsamo ee ay muddada dheer ku jireen. Ardayda kale waxay imtixaankan uga gudbayaan Tier cusub, si ay u sii xoojiyaan aqoontooda, khibraddooda iyo kartidooda farsamo.
BTI waxay mar walba aaminsan tahay in xirfaddu tahay furaha shaqo iyo horumar, waxaana ku faraxsanahay inaan aragno ardaydeena oo si kalsooni leh u muujinaya waxa ay barteen.
Waxaan dhammaan ardayda u rajeyneynaa guul, dadaal miro dhal ah iyo mustaqbal ifaya.
๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ก๐ฎ ๐ฆ๐ ๐๐ก๐ ๐ฌ๐ก๐๐ก๐๐๐๐จ ๐ค๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐, ๐ฐ๐๐ ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐, ๐ก๐๐ฅ-๐๐๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐๐ซ๐ญ๐ข ๐ฅ๐ ๐ฑ๐๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐๐ฒ.
Muuqaalkan wuxuu soo bandhigayaa qayb ka mid ah safarka guusha ee ardayda ka qalin-jabisay ๐๐๐ง๐๐๐ข๐ซ ๐๐ซ๐๐ข๐ง๐ข๐ง๐ ๐๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ (๐๐๐), kuwaas oo si xirfad leh ugu difaacay mashaariicdooda qalin-jabinta iyagoo hortagay macallimiinta, maamulka machadka iyo marti sharaf kale.
Ardaydu waxay soo bandhigeen mashaariic ku salaysan Baahida suuqa shaqada noqonkartana xal dhab oo loo helay baahiyaha dhabtaa ee kka taagan goobaha shaqada, kuwaas oo ay ka mid yihiin
1.๐๐จ๐ฅ๐๐ซ ๐๐๐ญ๐๐ซ ๐๐ฎ๐ฆ๐ฉ ๐๐จ๐ง๐ญ๐ซ๐จ๐ฅ๐ฅ๐๐ซ ๐๐ฌ๐ข๐ง๐ ๐๐๐ฅ๐๐ฒ ๐๐จ๐ ๐ข๐, oo ah nidaam casri ah oo si otomaatig ah u maamula bamka biyaha ee ku shaqeeya tamarta qorraxda.
2.๐
๐จ๐ซ๐ฐ๐๐ซ๐ ๐๐ง๐ ๐๐๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ ๐๐ก๐ซ๐๐-๐๐ก๐๐ฌ๐ ๐๐จ๐ญ๐จ๐ซ ๐๐จ๐ง๐ญ๐ซ๐จ๐ฅ ๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ฆ, oo muujinaya farsamooyinka lagu hago matoorada 3-phase-ka ah ee looga baahanyahay warshadaha si hagaasan oo hufan.
3.๐๐ฎ๐ญ๐จ๐ฆ๐๐ญ๐ข๐ ๐๐ญ๐๐ซ-๐๐๐ฅ๐ญ๐ ๐๐จ๐ญ๐จ๐ซ ๐๐ญ๐๐ซ๐ญ๐๐ซ, oo loogu talagalay in lagu yareeyo qulqulka korontada marka matoorku bilaabanayo isla markaana kor loogu qaado badbaadada iyo cimriga qalabka.
Mashruuc kasta wuxaa ka muuqday in ardaydu aysan ku ekaan aqoonta fasalka oo keliya, balse ay awood u leeyihiin in ay naqshadeeyaan, isku xiraan, tijaabiyaan, sharaxaan, isla markaana difaacdaan nidaamyada farsamo ey dhiseen oo ah kuwo waafaqsan baahiyaha warshadaha casriga ah.
Tani waa natiijada waxbarasho ku dhisan Practical, hal-abuur iyo u diyaar-garowga suuq shaqada oo tartan xooglihi ka jirikaro.
Waxaan hambalyo u diraynaa dhammaan ardayda difaacatay mashaariicda farsamo, kuwii horay uga qalin-jabiyey machadka, macallimiintii dadaalka badan gelisay iyo maamulka Banadir Training Institute (BTI) oo si joogto ah uga shaqeynayey soo saarista xirfadlayaal leh aqoon iyo karti wax ku ool ah.
Waxaan u rajaynaynaa ardaydeenna mustaqbal ifaya iyo guulo waaweyn oo ay ka gaaraan shaqooyinka iyo mashaariicda ay mustaqbalka hoggaamin doonaan.
๐๐๐ง๐๐๐ข๐ซ ๐๐ซ๐๐ข๐ง๐ข๐ง๐ ๐๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ (๐๐๐) โ ๐๐ฎ๐ข๐ฅ๐๐ข๐ง๐ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ, ๐๐ฆ๐ฉ๐จ๐ฐ๐๐ซ๐ข๐ง๐ ๐
๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐๐ฌ.
27/07/2026
๐ข๐๐๐ฌ๐ฆ๐๐๐ฆ ๐ ๐จ๐๐๐๐ ๐๐
Machadka Barashada Farsamada Gacanta ee Banadir Training Institute (BTI) wuxuu ku faraxsan yahay inuu shaaciyo koorso cusub oo Plumbing ah (Class Cusub) oo loogu talagalay ardayda danaynaysa xirfadda tuubooyinka iyo adeegyada biyaha.
๐ ๏ธ ๐๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐:
๐๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐จ: Diploma in Plumbing
๐๐ฎ๐๐๐๐: 1 Sano
๐๐๐๐ฐ๐๐ฅ๐ค๐: Subaxnimo & Galabnimo (Labada Schedule ayaa diyaar ah)
๐๐๐๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ฎ ๐๐๐: Sabti ilaa Arbaco
๐
๐๐-๐ ๐ ๐๐ข๐ฌ๐ก๐: $40.00
โ
๐
๐๐โ๐ข๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐:
Waxaad baran doontaa xirfado muhiim ah oo aad kaga shaqeyn karto gudaha & dibadda.
Waxaa lagu siin doonaa Shahaado Caalami ah marka aad dhammeysato.
BTI waxay kaa caawin doontaa shaqo raadinta kadib qalin-jabinta.
๐ซ Goobta Diiwaangelinta:
Xarunta Dhexe ee BTI โ Degmada Waberi, Muqdisho
Agagaarka: 21-October
๐ Nagala Soo Xiriir:
0614948787
โณ Fiiro Gaar Ah: Tirada Ardayda way xadidantahay, iska diiwaangali ka hor inta uusan buuxsamin fasalka!
๐ง Plumbing waa xirfad nolol & shaqo abuur joogto ah leh Ka faaโiideyso fursaddan maanta!
26/07/2026
๐ข๐๐๐ฌ๐ฆ๐๐๐ฆ ๐ ๐จ๐๐๐๐ ๐๐
Machadka barashada farsamada gacanta ee Banadir Training Institute (BTI) waxa uu ogeysiineysaa dhammaan Ardayda daneynaaya inay bartaan xirfadaha ku aadan Electricity in uu Machadka bilaabayo Diploma cusub oo lagu baranayo Basic Electricity Training iyo Tamarta La cusboonaysiin karo (Solar).
Tababarkan waxa uu socon doonto muddo 1 Sano Iyo Seddax Bilood ah. Waqtiga waxbarashada waa Full-Time (Sabti ilaa Arbaco) Labada Gelin Subax iyo Galab. Haddii aad jeecshahay in xirfadaada aad kor u qaado fadlan nagu soo biir adiga oo iska diiwan gelinaya Xarunta dhexe ee Machadka BTI
Tariikh bilaabashada: 15 August 2025
Lacagta Koorsada bishii waa: $40.00
Tamarta Qoraxda waa Mustaqbalka Shaqo Abuurka.
Fiiro Gaar ah: Marka aad dhameysatid tababarkaan waxa aad heli dontaa shahaado calami ah, Sido kale waxaan kula raadin donaa shaqaaleysiin kadib qalinjabinta.
Wixii faahfaahin dheeri ah fadlan nagu soo booqo xarunta machadka ama wac numberada hoos ku xusan:
Mobile: 0614948787/0611466668
25/07/2026
๐๐ฅ๐ฎ๐ฆ๐๐ข๐ง๐ ๐๐ซ๐๐ข๐ง๐๐ซ / ๐๐ง๐ฌ๐ญ๐ซ๐ฎ๐๐ญ๐จ๐ซ
Banadir Training Institute (BTI)
Location: Banadir Training Institute (BTI), Mogadishu, Somalia
Employment Type: Full-Time / Part-Time
๐๐๐จ๐ฎ๐ญ ๐ญ๐ก๐ ๐๐จ๐ฅ๐
Banadir Training Institute (BTI) is seeking a skilled and experienced Plumbing Trainer to deliver high-quality training in plumbing systems. The successful candidate will provide both theoretical knowledge and hands-on practical training, ensuring trainees develop essential plumbing skills aligned with industry standards and safety regulations.
๐๐๐ฒ ๐๐๐ฌ๐ฉ๐จ๐ง๐ฌ๐ข๐๐ข๐ฅ๐ข๐ญ๐ข๐๐ฌ
๐๐ซ๐๐๐ญ๐ข๐๐๐ฅ ๐๐ซ๐๐ข๐ง๐ข๐ง๐ & ๐๐๐ฆ๐จ๐ง๐ฌ๐ญ๐ซ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง:
Lead hands-on workshop sessions demonstrating pipe cutting, reaming G.I./steel pipes, threading using manual and power machines, and bending pipes (copper/PVC) using appropriate tools.
๐๐ง๐ฌ๐ญ๐๐ฅ๐ฅ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง & ๐๐จ๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ง๐ ๐๐๐๐ก๐ง๐ข๐ช๐ฎ๐๐ฌ:
Train students on assembling and installing pipe systems, including welding, brazing, soldering, and cementing for leak-proof connections.
๐๐ฎ๐ซ๐ซ๐ข๐๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐ฆ ๐๐๐ฏ๐๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐๐ง๐ญ:
Prepare and deliver lessons covering plumbing theory, blueprint reading, and local building codes.
๐๐๐๐๐ญ๐ฒ ๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฅ๐ข๐๐ง๐๐:
Ensure strict adherence to health and safety standards during all sessions, including proper use of PPE and safe handling of tools and equipment.
๐๐ฌ๐ฌ๐๐ฌ๐ฌ๐ฆ๐๐ง๐ญ & ๐๐๐ง๐ญ๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ:
Evaluate trainee performance through practical and written assessments, providing constructive feedback and mentorship.
๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐ ๐๐ฆ๐๐ง๐ญ:
Maintain and organize workshop tools, equipment, and materials to ensure a safe and effective learning environment.
๐๐ฎ๐๐ฅ๐ข๐๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐๐ง๐ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ
๐๐๐ฎ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง:
High School Diploma or equivalent; vocational training certificate or diploma in Plumbing/Pipefitting is required.
๐๐ฑ๐ฉ๐๐ซ๐ข๐๐ง๐๐:
Minimum 3โ5 years of professional experience as a certified plumber or pipefitter with strong field experience.
๐๐๐๐ก๐ง๐ข๐๐๐ฅ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ:
Expertise in cutting, threading, bending, and soldering various piping materials (copper, PVC, GI, cast iron).
๐๐๐๐๐ก๐ข๐ง๐ ๐๐๐ข๐ฅ๐ข๐ญ๐ฒ:
Previous experience in teaching, training, or mentoring is highly desirable.
๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง:
Strong communication skills with the ability to clearly explain technical concepts.
๐๐๐๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ:
Proficiency in computer applications such as Microsoft Office (Word, Excel, PowerPoint) and basic CAD tools (AutoCAD, ArchiCAD).
๐๐ก๐ฒ๐ฌ๐ข๐๐๐ฅ ๐๐๐ช๐ฎ๐ข๐ซ๐๐ฆ๐๐ง๐ญ๐ฌ:
Ability to stand for extended periods, lift materials (up to 45kg), and work comfortably in a workshop environment.
๐๐จ๐ซ๐ค ๐๐ง๐ฏ๐ข๐ซ๐จ๐ง๐ฆ๐๐ง๐ญ
โข Well-equipped plumbing workshop and training facilities
โข Practical, skills-focused training environment
โข Supportive and collaborative team
๐๐๐ง๐๐๐ข๐ญ๐ฌ
โข Competitive salary based on experience and qualifications
โข Opportunity to train and empower youth with practical skills
โข Professional and growth-oriented workplace
๐๐ฉ๐ฉ๐ฅ๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐๐ช๐ฎ๐ข๐ซ๐๐ฆ๐๐ง๐ญ๐ฌ
โข Updated CV and cover letter
โข Copies of academic and professional certificates
โข At least two professional references
๐๐จ๐ฐ ๐ญ๐จ ๐๐ฉ๐ฉ๐ฅ๐ฒ
๐ง Email: [email protected]
๐ง CC: [email protected]
, [email protected]
๐ Deadline: 07 August 2026 ๐
| Monday | 07:30 - 16:30 |
| Tuesday | 07:30 - 16:30 |
| Wednesday | 07:30 - 16:30 |
| Thursday | 07:30 - 16:30 |
| Saturday | 07:30 - 16:30 |
| Sunday | 07:30 - 16:30 |