Machad Al-Fowzaan Ibnu Fowzaan

Machad Al-Fowzaan Ibnu Fowzaan Machadka waxaa lagu bartaa Qur'aanka kariimka & Culuumta Shareecada Islaamka. Qeybta labaad ee machadka waxa uu kuyaalaa Maanabooliye, aaga shirkada Hormuud.

Machad Al Fowzaan Ibnu Fowzaan waxaa lagu bartaa Qur'aanka kariimka & Culuumta Shareecada Islaamka. labo qaab ayuu Machadka wax u bixiyaa qaab toos ah oo ardeygu uu imaanaayo madarasada, qaabka xigana waa qaab online ah. Mahadka Al-Fowzaan qeybtiisa koowaad wax uu ku yaalaa Degmada Boondheere, Xaafada Nasiib Buundo, aagagaarka tukaanka Axmed Taajir.

26/03/2022
02/11/2021

Address

Boondheere District
Mogadishu
NONE

Telephone

+252613177017

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Machad Al-Fowzaan Ibnu Fowzaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share