Al imra International Primary and Secondary School.

Al imra International Primary and Secondary School. quality education

Asc dhamaan ardayda waxaan ku wargalinaynaa in berito Insha Allah dib inoogu furmi doono dugsiga.Daraasada toos ayey noo...
30/12/2022

Asc dhamaan ardayda waxaan ku wargalinaynaa in berito Insha Allah dib inoogu furmi doono dugsiga.
Daraasada toos ayey noogu bilaaban doontaa.

Berito oo taariikhdu ku beegantahay 28/12/2022.Waa maalintii natiijada la soo dhejin lahaa.Waxaana isiin rajeynaynaa nat...
27/12/2022

Berito oo taariikhdu ku beegantahay 28/12/2022.
Waa maalintii natiijada la soo dhejin lahaa.
Waxaana isiin rajeynaynaa natiijo idin raali galiso dhamaantiin insha allah.
.

MID TERM EXAM STARTS 14.12.2022 ON WEDNESDAY INSHA ALLAH.We wish you best of wishes.
12/12/2022

MID TERM EXAM STARTS 14.12.2022 ON WEDNESDAY INSHA ALLAH.
We wish you best of wishes.

Taariikhdaan markale ma soo mari doontaa Al imra???Xasuus igu qaali ah. .
30/11/2022

Taariikhdaan markale ma soo mari doontaa Al imra???
Xasuus igu qaali ah.
.

Qibradii oo qof ah...Alle haku xafido. .
30/11/2022

Qibradii oo qof ah...
Alle haku xafido.
.

Al imra Legend..Ahmed Abdullahi Tifow. .
30/11/2022

Al imra Legend..
Ahmed Abdullahi Tifow.
.

06/11/2022
Kooxda 17 Jirada Soomaaliya ayaa ku guulaystay Koobkii Ciyaaraha Bariga iyo Bartmaha Afrika ee CAF, Ciyaar adag oo ka dh...
15/10/2022

Kooxda 17 Jirada Soomaaliya ayaa ku guulaystay Koobkii Ciyaaraha Bariga iyo Bartmaha Afrika ee CAF, Ciyaar adag oo ka dhacday Garoonka Magaalada Addis Ababa ayey 3 iyo 1 ku garaaceen Kooxda South Sudan.
Hambakyo...Hambalyo...Hambalyo.
.

Maamulka, Macalimiinta iyo ardayda ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta oo idil ugu hambalyaynaayaan munaasabadda ...
08/10/2022

Maamulka, Macalimiinta iyo ardayda ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta oo idil ugu hambalyaynaayaan munaasabadda xuska dhalashada Nabigeena Muxamad Nabad-gelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee ﷺ.

Waxaa Maanta oo ay taariiqda ku beegantahay 24/09/2022 si rasmi ah uga bilawday qeybaha kala duwan ee dugsiga Al cimra  ...
24/09/2022

Waxaa Maanta oo ay taariiqda ku beegantahay 24/09/2022 si rasmi ah uga bilawday qeybaha kala duwan ee dugsiga Al cimra imtixaankii billaha ahaa.
Wax'barasho hormar lee
Guul wacan.

21/09/2022

Cilmi Xasan Maxamuud

21/09/2022

shahaado sharaf aan ku muteysanay isticmaalka Nidaamka Keedinta Xogta Waxbashada Dugsiyada (Emis System)

Address

Jidka Sodonka
Mogadishu
N/A

Telephone

+252615031882

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al imra International Primary and Secondary School. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category