Faculty of Medicine and Surgery, Somali National University

Faculty of Medicine and Surgery, Somali National University

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Faculty of Medicine and Surgery, Somali National University, Education, 21 October Road, waaberi, Mogadishu.

SNU's Faculty of Medicine and Surgery aims to gain prominence as a leading medical research and university teaching world-class, producing outstanding health care providers operating excellence in every community member.

18/05/2026

Marti Sharaf

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay si rasmi ah u martiqaadaysaa Dr. Muna Hussein Hassan PHD, Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir, oo ka qeyb geli doonta Madasha Maamulka iyo Ardayda Kulliyadda Caafimaadka.

Masraxa Shariif Saalax, KM4
Isniin, 18 May
3:00 PM

18/05/2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan maanta kamid noqdo madaxda hadal jeedinta ka jeedin doonta Madasha Maamulka iyo Ardayda Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Waxaan madasha kula wadaagi doonaa aragtiyo muhiim ah oo ku saabsan horumarinta adeegyada caafimaadka, maamulka caafimaadka bulshada, iyo doorka muhiimka ah ee ay dhalinyarada caafimaadku ku leeyihiin horumarka dalka.

Waxaan sidoo kale aaminsanahay in iskaashiga u dhexeeya bahda waxbarashada iyo hay’adaha caafimaadku uu laf dhabar u yahay dhismaha adeegyo caafimaad oo tayo leh.

18/05/2026

Guddoomiyaha Fulinta Ururka Isbitaallada Gaarka loo leeyahay ee Soomaaliyeed (SNAPH) ahna xubin ka tirsan Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka (NHPC), 𝗗𝗿. 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗔𝗯𝗱𝘂𝗹𝗹𝗮𝗵𝗶 𝗜𝘀𝘀𝗲 (𝗚𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗶𝗶𝗱), ayaa kamid ah madaxda hadal-jeedinta ku leh Madasha Maamulka iyo Ardayda Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

18/05/2026

𝗠𝗲𝗲𝘁 𝗢𝘂𝗿 𝗚𝘂𝗲𝘀𝘁

Agaasimaha Agaasinka Caafimaadka Gobolka Banaadir, 𝗗𝗿. 𝗔𝗯𝗱𝗶𝗿𝗮𝗵𝗺𝗮𝗻 𝗔𝗵𝗺𝗲𝗱 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝘂𝗱, ayaa kamid ah madaxda hadal-jeedinta ku leh Madasha Maamulka iyo Ardayda Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Dr. Cabdirahman ayaa madasha kula wadaagi doona aragtiyo muhiim ah oo ku saabsan horumarinta adeegyada caafimaadka, maamulka caafimaadka bulshada, iyo doorka dhalinyarada caafimaadka ee horumarka dalka.

📍𝗚𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮: Masraxa Prof. Shariif Saalax, Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed – Muqdisho
📅 𝗧𝗮𝗮𝗿𝗶𝗶𝗸𝗵𝗱𝗮: 18-May-2026
🕒 𝗪𝗮𝗾𝘁𝗶𝗴𝗮: 03:30 PM

18/05/2026

𝗠𝗲𝗲𝘁 𝗢𝘂𝗿 𝗚𝘂𝗲𝘀𝘁

𝗣𝗿𝗼𝗳. 𝗔𝗯𝗱𝘂𝗹𝗹𝗮𝗵𝗶 𝗙𝗮𝗿𝗮𝗵 𝗔𝘀𝘀𝗲𝘆𝗿 𝗠𝗗, oo ah Dhakhtar Sare oo ku takhasusay caafimaadka carruurta iyo dhallaanka, aas-aasaha Isbitaalka Welcare Specialty Hospital ee Muqdisho, isla markaana muddo ka badan 20 sano bare sare ka ahaa Jaamacadda Sharjah, ayaa kamid ah madaxda hadal-jeedinta ku leh Madasha Maamulka iyo Ardayda Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Sidoo kale, Prof. Asseyr waa qalinjibiyaasha ka tirsan bahda kulliyadda, taasoo madasha ka dhigeysa mid leh qiime iyo dhiirrigelin gaar ah oo ku wajahan ardayda caafimaadka.

📍𝗚𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮: Masraxa Prof. Shariif Saalax, Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed – Muqdisho
📅 𝗧𝗮𝗮𝗿𝗶𝗶𝗸𝗵𝗱𝗮: 18-May-2026
🕒 𝗪𝗮𝗾𝘁𝗶𝗴𝗮: 03:30 PM

18/05/2026

𝗠𝗲𝗲𝘁 𝗢𝘂𝗿 𝗚𝘂𝗲𝘀𝘁

Guddoomiyaha Fulinta Ururka Isbitaallada Gaarka loo leeyahay ee Soomaaliyeed (SNAPH) ahna xubin ka tirsan Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka (NHPC), 𝗗𝗿. 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗔𝗯𝗱𝘂𝗹𝗹𝗮𝗵𝗶 𝗜𝘀𝘀𝗲 (𝗚𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗶𝗶𝗱), ayaa kamid ah madaxda hadal-jeedinta ku leh Madasha Maamulka iyo Ardayda Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

📍𝗚𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮: Masraxa Prof. Shariif Saalax, Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed – Muqdisho
📅 𝗧𝗮𝗮𝗿𝗶𝗶𝗸𝗵𝗱𝗮: 18-May-2026
🕒 𝗪𝗮𝗾𝘁𝗶𝗴𝗮: 03:30 PM

18/05/2026

𝗠𝗲𝗲𝘁 𝗢𝘂𝗿 𝗚𝘂𝗲𝘀𝘁 𝗼𝗳 𝗛𝗼𝗻𝗼𝗿

Professor, Wasiir h**e ahna Agaasimaha Xarunta Dhaxal Reeb, 𝗣𝗿𝗼𝗳. 𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶 𝗔𝘅𝗺𝗲𝗱 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱(𝗕𝗮𝗮𝗳𝗼), ayaa kamid ah marti-sharafta iyo madaxda hadal-jeedinta ku leh Madasha Maamulka iyo Ardayda Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

📍𝗚𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮: Masraxa Prof. Shariif Saalax, Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed – Muqdisho
📅 𝗧𝗮𝗮𝗿𝗶𝗶𝗸𝗵𝗱𝗮: 18-May-2026
🕒 𝗪𝗮𝗾𝘁𝗶𝗴𝗮: 03:30 PM

18/05/2026

𝗠𝗲𝗲𝘁 𝗢𝘂𝗿 𝗚𝘂𝗲𝘀𝘁

Agaasimaha Guud ee Isbitaalka De Martino, 𝗗𝗿. 𝗔𝗯𝗱𝗶𝗿𝗮𝗵𝗺𝗮𝗻 𝗢𝗺𝗮𝗿 𝗔𝗺𝗶𝗻, ayaa kamid ah madaxda hadal-jeedinta qiimaha leh ku leh Madasha Maamulka iyo Ardayda Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

📍𝗚𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮: Masraxa Prof. Shariif Saalax, Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed – Muqdisho
📅 𝗧𝗮𝗮𝗿𝗶𝗶𝗸𝗵𝗱𝗮: 18-May-2026
🕒 𝗪𝗮𝗾𝘁𝗶𝗴𝗮: 03:30 PM

17/05/2026

𝗠𝗲𝗲𝘁 𝗢𝘂𝗿 𝗚𝘂𝗲𝘀𝘁

Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka Banaadir, 𝗗𝗿. 𝗠𝘂𝗻𝗮 𝗛𝘂𝘀𝘀𝗲𝗶𝗻 𝗛𝗮𝘀𝘀𝗮𝗻, ayaa kamid ah madaxda hadal-jeedinta qiimaha leh ku leh Madasha Maamulka iyo Ardayda Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

📍 𝗚𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮: Masraxa Prof. Shariif Saalax, Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed – Muqdisho
📅 𝗧𝗮𝗮𝗿𝗶𝗶𝗸𝗵𝗱𝗮: 18-May-2026
🕒 𝗪𝗮𝗾𝘁𝗶𝗴𝗮: 03:30 PM

17/05/2026

𝗠𝗲𝗲𝘁 𝗢𝘂𝗿 𝗛𝗼𝗻𝗼𝗿𝗮𝗯𝗹𝗲 𝗚𝘂𝗲𝘀𝘁

Kulliyadda Caafimaadka iyo Qalliinka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay si weyn ugu faraxsan tahay soo dhoweynta 𝗚𝘂𝗲𝘀𝘁 𝗼𝗳 𝗛𝗼𝗻𝗼𝗿 𝗦𝗲𝗻𝗮𝘁𝗼𝗿 𝗣𝗿𝗼𝗳. 𝗗𝗿. 𝗢𝘀𝗺𝗮𝗻 𝗗𝘂𝗳𝗹𝗲, Guddoomiyaha Guddiga Adeegyada Bulshada ee Golaha Sare, kana mid ah barayaashii h**e iyo ardeydii ka qalinjabisay Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed sido kale ahna dhaqaatiirta ugu macaga dheer dalka.

Prof. Dr. Osman Dufle ayaa kamid noqon doona madaxda hadal-jeedinta muhiimka ah ka jeedin doonta Madasha Maamulka iyo Ardayda Kulliyadda Caafimaadka.

📌 𝗠𝘂𝗻𝗮𝘀𝗮𝗯𝗮𝗱𝗱𝗮: Madasha Maamulka iyo Ardayda Kulliyadda Caafimaadka
📅 𝗧𝗮𝗮𝗿𝗶𝗶𝗸𝗵𝗱𝗮: Isniin, 18 May 2026
🕒 𝗪𝗮𝗾𝘁𝗶𝗴𝗮: 3:00 PM
📍 𝗚𝗼𝗼𝗯𝘁𝗮: Masraxa Sh. Saalax, KM4 – Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

17/05/2026

𝗠𝗮𝗱𝗮𝘀𝗵𝗮 𝗠𝗮𝗮𝗺𝘂𝗹𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗞𝘂𝗹𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗖𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮

Kulliyadda Caafimaadka iyo Qalliinka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay qabanqaabinaysaa kulan muhiim ah oo ay ka qeyb geli doonaan maamulka, ardayda, iyo marti sharaf kala duwan, si loo xoojiyo wada-shaqeynta, isfahamka, iyo horumarinta waxbarashada caafimaadka.

Madashan waxay diiradda saari doontaa wacyigelinta ardayda, kobcinta aqoonta iyo xirfadaha, iyo dhiirrigelinta doorka ardayda ee horumarinta kulliyadda.

📍 Goobta: Masraxa Shariif Saalax, KM4
🗓 Taariikhda: Isniin, 18 May
⏰ Waqtiga: 3:00 PM

Dhammaan ardayda kulliyadda waxaa lagu dhiirrigelinayaa inay kasoo qeyb galaan.




Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


21 October Road, Waaberi
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00