Faculty of Medicine and Surgery, Somali National University

Faculty of Medicine and Surgery, Somali National University

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Faculty of Medicine and Surgery, Somali National University, Education, 21 October Road, waaberi, Mogadishu.

SNU's Faculty of Medicine and Surgery aims to gain prominence as a leading medical research and university teaching world-class, producing outstanding health care providers operating excellence in every community member.

Photos from Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed's post 18/08/2026
16/08/2026

๐๐Ž๐Ž๐๐€๐’๐‡๐Ž ๐ˆ๐˜๐Ž ๐—๐Ž๐†-๐–๐€๐‘๐„๐˜๐’๐ˆ ๐–๐€๐€๐˜๐Ž ๐€๐‘๐€๐†

Hormuudka Kulliyadda Caafimaadka iyo Qalliinka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, ๐ƒ๐ซ. ๐๐š๐ฃ๐ข๐› ๐ˆ๐ฌ๐ฌ๐ž ๐ƒ๐ข๐ซ๐ข๐ž, ayaa magaalada ๐‹๐จ๐ง๐๐จ๐ง booqasho iyo salaan ugu tagay ๐๐ซ๐จ๐Ÿ๐ž๐ฌ๐ฌ๐จ๐ซ ๐ƒ๐ซ. ๐€๐›๐๐ข ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐…๐š๐ซ๐š๐ก (๐ƒ๐ซ. ๐๐š๐ค๐ข๐ฌ๐ญ๐š๐ง), oo sanadihii 1985โ€“1989 hormuud ka ahaa Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

๐๐ซ๐จ๐Ÿ๐ž๐ฌ๐ฌ๐จ๐ซ ๐ƒ๐ซ. ๐€๐›๐๐ข ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐…๐š๐ซ๐š๐ก, wuxuu ahaa dhakhtar ku takhasusay caafimaadka carruurta, kana soo shaqeeyay Isbitaalka Digfeer, sidoo kalena ahaa bare sare oo ka tirsanaa Kulliyadda.

Intii lagu guda jiray booqashada, Professor-ku wuxuu ๐ƒ๐ซ. ๐๐š๐ฃ๐ข๐›, la wadaagay xog, xusuuso iyo waayo-aragnimo muhiim ah oo ku saabsan waayihii Kulliyadda Caafimaadka iyo Waxbarashada Caafimaadka ee dalka.

Professor-ku wuxuu sidoo kale bixiyay talooyin iyo aragtiyo qiimo badan oo ku saabsan horumarinta waxbarashada caafimaadka iyo cilmi-baarista, kuwaas oo Kulliyaddu rajaynayso inay wax weyn ka tari doonaan dadaallada horumarineed ee socda, Insha Allah.

Dhanka kale, Hormuudka Kulliyadda, ๐ƒ๐ซ. ๐๐š๐ฃ๐ข๐› ๐ˆ๐ฌ๐ฌ๐ž ๐ƒ๐ข๐ซ๐ข๐ž, ayaa ๐๐ซ๐จ๐Ÿ๐ž๐ฌ๐ฌ๐จ๐ซ ๐ƒ๐ซ. ๐€๐›๐๐ข ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐…๐š๐ซ๐š๐ก, gaarsiiyay salaan iyo bogaadin uu uga siday Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo Maamulka Kulliyadda Caafimaadka iyo Qalliinka.

Kulliyadda Caafimaadka iyo Qalliinka waxay si weyn u qadarinaysaa waayo-aragnimada, talooyinka iyo kaalintii taariikhiga ahayd ee ๐๐ซ๐จ๐Ÿ๐ž๐ฌ๐ฌ๐จ๐ซ ๐ƒ๐ซ. ๐€๐›๐๐ข ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐…๐š๐ซ๐š๐ก, uu ku lahaa horumarinta waxbarashada caafimaadka Soomaaliya.

02/08/2026

๐ŸŽ‰ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ŸŽ‰

Kulliyadda Daawada iyo Qalliinka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa cilmi-baarayaasha kala ah:

๐™๐š๐ค๐š๐ซ๐ข๐ฒ๐ž ๐ˆ๐ฌ๐š๐ค ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐, ๐€๐›๐๐ข๐ง๐š๐ฌ๐ข๐ซ ๐€๐๐š๐ฆ ๐’๐ก๐ข๐๐š๐ง๐ž, ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐ ๐€๐›๐๐ข๐š๐ฌ๐ข๐ฌ, ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐‡๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž๐ข๐ง, ๐€๐ฒ๐š๐š๐ง๐ฅ๐ž ๐Ž๐ฌ๐ฆ๐š๐ง ๐ˆ๐›๐ซ๐š๐ก๐ข๐ฆ, ๐€๐ง๐š๐ฌ ๐€๐ฅ๐ข ๐€๐›๐๐ข, ๐Š๐จ๐ฐ๐ญ๐ก๐š๐ซ ๐ˆ๐ฌ๐ฆ๐š๐ข๐ฅ ๐‡๐š๐ฌ๐ก๐ข, ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐, ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ฅ๐ข ๐‰๐ข๐ฆ๐š๐ฅ๐ž ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐, kuwaas oo ku guuleystay daabacaadda maqaal cilmiyeed qiimo weyn leh oo cinwaankiisu yahay doorka Tirzepatide iyo ๐’๐†๐‹๐“๐Ÿ inhibitors (๐’๐†๐‹๐“๐Ÿ๐ข) ee daaweynta bukaannada qaba ๐‡๐ž๐š๐ซ๐ญ ๐…๐š๐ข๐ฅ๐ฎ๐ซ๐ž with Preserved ๐„๐ฃ๐ž๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐…๐ซ๐š๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง (๐‡๐…๐ฉ๐„๐…) iyo buurnaanta (๐Ž๐›๐ž๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ).

Maqaalkan cilmiyeed waxaa lagu daabacay joornaalka caalamiga ah ee ๐„๐ง๐๐จ๐œ๐ซ๐ข๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ, ๐ƒ๐ข๐š๐›๐ž๐ญ๐ž๐ฌ & ๐Œ๐ž๐ญ๐š๐›๐จ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ฆ (๐–๐ข๐ฅ๐ž๐ฒ) taariikhdu markay ahayd ๐Ÿ‘๐ŸŽ ๐‹๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, taas oo ka tarjumaysa dadaalka, kartida, iyo heerka sare ee ay cilmi-baarayaashani ka gaareen horumarinta aqoonta caafimaadka iyo kobcinta cilmi-baarista Soomaaliyeed.

Guushan waxay muujinaysaa doorka muhiimka ah ee cilmi-baaristu ku leedahay horumarinta adeegyada caafimaadka, xoojinta aqoonta ku dhisan caddeymaha (evidence-based medicine), iyo kor u qaadidda sumcadda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan Soomaaliya ee fagaarayaasha caalamiga ah.

Kulliyadda Daawada iyo Qalliinka waxay u rajaynaysaa dhammaan cilmi-baarayaashan guulo iyo horumar joogto ah, iyadoo ku boorrinaysa bahda caafimaadka, ardayda, iyo aqoonyahannada Soomaaliyeed inay sii xoojiyaan ka qaybqaadashada cilmi-baarista, hal-abuurka, iyo daabacaadaha cilmiyeed, si loo dardargeliyo horumarka caafimaadka iyo kobcinta aqoonta dalka.

01/08/2026

Kulliyadda Daawada iyo Qaliinka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa cilmi-baarayaasha ๐€๐›๐๐ข๐ง๐š๐ฌ๐ข๐ซ ๐€๐๐š๐ฆ ๐’๐ก๐ข๐๐š๐ง๐ž iyo ๐™๐š๐ค๐š๐ซ๐ข๐ฒ๐ž ๐ˆ๐ฌ๐š๐ค ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐, kuwaas oo door muuqda ka qaatay cilmi-baaris heer caalami ah oo ay si wadajir ah ula sameeyeen cilmi-baarayaal ka tirsan ๐–๐š๐ก ๐Œ๐ž๐๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž, ๐๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐Œ๐ž๐๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐’๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž๐ฌ (๐๐”๐Œ๐’), ๐‘๐š๐ฐ๐š๐ฅ๐ฉ๐ข๐ง๐๐ข, ๐๐š๐ค๐ข๐ฌ๐ญ๐š๐ง.

Cilmi-baaristaan oo cinwaankeedu yahay:

โ€œAzithromycin versus Ceftriaxone for Uncomplicated Typhoid Fever in Children: A Systematic Review and Meta-analysis of Randomized Controlled Trialsโ€

ayaa lagu daabacay joornaalka caalamiga ah ee BMC Infectious Diseases (Springer Nature) sannadka 2026, taas oo muujinaysa dadaalka iyo kartida ay cilmi-baarayaashani ku leeyihiin horumarinta aqoonta caafimaadka iyo kor u qaadista cilmi-baarista Soomaaliyeed. (ScienceDirectโ ๏ฟผ)

Waxaan u rajaynaynaa guulo iyo horumar joogto ah, annagoo ku boorrinayna dhammaan bahda caafimaadka inay sii xoojiyaan ka qaybqaadashada cilmi-baarista iyo hal-abuurka, si ay uga qayb qaataan horumarinta adeegyada caafimaadka iyo sumcadda dalkeenna

Photos from Faculty of Medicine and Surgery, Somali National University's post 26/07/2026

๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ง ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐จ๐ ๐ฐ๐š๐ซ๐ซ๐š๐ง ๐š๐ก.

Waxaa magaalada London ka qabsoomay kulan casho sharaf ah oo lagu maamuusay Hormuudka Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, ๐ƒ๐ซ. ๐๐š๐ฃ๐ข๐ข๐› ๐ˆ๐ฌ๐ฌ๐ž ๐ƒ๐ข๐ซ๐ข๐ž, kaas oo ay soo qabanqaabiyeen British Somali Medical Association (BSMA), Global Somali Doctors, ๐๐ซ๐จ๐Ÿ๐ž๐ฌ๐ฌ๐จ๐ซ ๐’๐š๐ฅ๐š๐ก ๐€๐ฒ๐๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฌ, ๐๐ซ๐จ๐Ÿ๐ž๐ฌ๐ฌ๐จ๐ซ ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐ข๐ณ๐š๐ค ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ซ, Guddoomiyaha Hormuud Salaam Foundation ๐Œ๐ซ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข iyo dhaqaatiir kale oo Soomaaliyeed oo ka howlgala London iyo guud ahaan UK.

Intii uu kulanku socday, ๐ƒ๐ซ. ๐๐š๐ฃ๐ข๐ข๐›, wuxuu la wadaagay horumarka ay Kulliyadda Caafimaadka ku tallaabsatay, dadaallada lagu xoojinayo tayada waxbarashada, iyo caqabadaha weli horyaalla ardayda kulliayada .

Dhinacyadu waxay isla qaateen in la xoojiyo iskaashiga ku aaddan horumarinta Kulliyadda Caafimaadka, kor u qaadidda tayada waxbarashada, helitaanka agab iyo fursado waxbarasho oo casri ah, iyo kobcinta aqoonta iyo xirfadaha ardayda kulliayada cafimaadka .

Kulanka ayaa ku soo dhammaaday jawi is-afgarad, walaaltinimo iyo qorshe wada-shaqeyn oo miro dhal ah, kaas oo la rajeynayo inuu wax weyn ka tari doono horumarinta waxbarashada caafimaadka ee Soomaaliya.

Photos from Faculty of Medicine and Surgery, Somali National University's post 23/07/2026

Today, ๐…๐š๐œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐Œ๐ž๐๐ข๐œ๐ข๐ง๐ž ๐š๐ง๐ ๐’๐ฎ๐ซ๐ ๐ž๐ซ๐ฒ, ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ, successfully conducted a workshop on โ€œCommunication Skills and Basic Patient Safety,โ€ delivered by ๐ƒ๐ซ. ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐ข๐ณ๐š๐ค ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐‰๐ฎ๐ฆ๐š๐ฅ๐ž.

The event was honored by the presence of the Acting Dean of the Faculty of Medicine and Surgery, ๐ƒ๐ซ. ๐ˆ๐›๐ซ๐š๐ก๐ข๐ฆ ๐†๐ฎ๐ฅ๐ž๐, together with members of the Faculty leadership, demonstrating their continued commitment to excellence in medical education and the professional development of students.

We extend our sincere appreciation to ๐ƒ๐ซ. ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐ข๐ณ๐š๐ค ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐‰๐ฎ๐ฆ๐š๐ฅ๐ž. for sharing his valuable knowledge and expertise.

The Faculty of Medicine and Surgery remains committed to providing high-quality educational activities that strengthen communication skills, promote patient safety, and prepare future healthcare professionals to deliver safe and compassionate care.

Photos from Faculty of Medicine and Surgery, Somali National University's post 22/07/2026

๐“๐ก๐ž ๐…๐š๐œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐Œ๐ž๐๐ข๐œ๐ข๐ง๐ž & ๐’๐ฎ๐ซ๐ ๐ž๐ซ๐ฒ
proudly congratulates our alumna, ๐‘ซ๐’“. ๐‘ฏ๐’‚๐’Ž๐’…๐’Š ๐‘ด๐’๐’‰๐’‚๐’Ž๐’†๐’… ๐‘ฏ๐’‚๐’”๐’”๐’‚๐’, on successfully passing the United States ๐‘ด๐’†๐’…๐’Š๐’„๐’‚๐’ ๐‘ณ๐’Š๐’„๐’†๐’๐’”๐’Š๐’๐’ˆ ๐‘ฌ๐’™๐’‚๐’Ž๐’Š๐’๐’‚๐’•๐’Š๐’๐’ (๐‘ผ๐‘บ๐‘ด๐‘ณ๐‘ฌ) ๐‘บ๐’•๐’†๐’‘ 1

This outstanding achievement reflects her dedication, resilience, and commitment to excellence in medicine. We are proud to celebrate this important milestone and wish her continued success as she advances in her medical career๐ŸŽ“๐Ÿ‘

20/07/2026

The Faculty of Medicine and Surgery is pleased to host an interactive workshop on Communication Skills and Basic Patient Safety, facilitated by Dr. Abdulrazak Hassan Jumale, MD.

This workshop is designed to strengthen studentsโ€™ communication skills, promote professionalism, and enhance their understanding of essential patient safety principles for safe and effective clinical practice.

Photos from Faculty of Medicine and Surgery, Somali National University's post 16/07/2026

๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐‹๐š๐ ๐ฎ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐จ ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐ƒ๐ก๐ข๐ข๐ -๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š.
Maanta waxaan booqasho rasmi ah ku tagnay ๐๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐๐š๐ง๐ค, iyadoo uu hoggaaminayay Hormuudka Kulliyadda Caafimaadka iyo
Qalliinka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, ๐ƒ๐ซ. ๐๐š๐ฃ๐ข๐ข๐› ๐‚๐ข๐ข๐ฌ๐ž ๐ƒ๐ข๐ข๐ซ๐ข.

Booqashadan ayaa ahayd mid lagu xoojinayay iskaashiga u dhexeeya labada dhinac, iyadoo laga wada hadlay fursado cusub oo ku saabsan horumarinta waxbarashada caafimaadka, tabarbarka ardeyda, shaqaalaha, dhiig bixinta, cilmibaarista iyo wacygelinta dhiig bixinta

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa maamulka iyo dhammaan bahda ๐๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐๐š๐ง๐ค, soo dhoweyntii diirraneyd, martigelintii wanaagsaneyd, iyo wada-hadalladii miro-dhalka ahaa. Waxaan rajaynaynaa in iskaashigan uu noqdo bilowga xiriir waara oo wax ku ool ah, kana qayb qaata horumarinta adeegyada caafimaadka, cilmi-baarista, iyo tayeynta aqoonta bahda caafimaadka ee Soomaaliya
#๐๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐๐š๐ง๐ค

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


21 October Road, Waaberi
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00